Published January 28, 2012 at 11:56 pm - No Comments Waxaan lagu qabtay qolka Somali Islamic al-Taqwa Nework iyo qolka 114 ee Tele conference-ka USA / Canada Dawro Cilmiyeed ay ka qayb galayaan culimadda Soomaaliyeed. Waxaa ka mid ahaa culumadii ka qeyb gashay nadwada xalay: Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Sheekh Ahmed Cabdi Samed Sheekh Cabdi Qani Qorane Culimada ayaa waxay ka hadleen maw ...
Published January 27, 2012 at 11:15 pm - One Comment Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 siiyey macallimiinta dugsiyada sare ee magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe, Qardho iyo Boosaaso, waxayna ila noqotay in dad badan ka faa’iidaysan karaan. Waa kan mulakhaskii dowradu: (more...)
Published January 27, 2012 at 12:42 am - No Comments Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna naxariista, gaaladana ku ad-adag ( ( محمد رسول الله والذين معه أشداء على الكفار رحماء بينهم. Dhaqan ahaanna muslimiinta waxaa lagu yaqaannay inay isu damqadaan haddii qayb iyaga ka mid ah dhibaato soo gaa ...
Published January 26, 2012 at 8:50 pm - One Comment shabakadda somalimirror waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa dhamaanba umadda soomaaliyeed gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee macalllin daahir xaaji uweys oo dadka ahlu quraanka ahi si weyn u yaqaanaan. ilaahay wixii uu qaato isagaga iska leh wixii uu siiyana isaga ayaa iska leh qalbigu wuu murogoonayaa ishuna way ilm ...
Published January 26, 2012 at 8:52 am - One Comment Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola jeedo in culumada iyo cilmigoodaba lagu dhaawaco, waxaan halkan ku soo ban dhigi doonaa inshaa allah qaar ka mid ah tilmaamaha culumada rabaaniyiinta ah iyo tilmaamaha culumaa’ usuu, kadibna waxaan is way ...
Published January 25, 2012 at 10:22 pm - No Comments Desember 06, 2011 QORMADA 1waad __________________________________________________ “Dowladaha adduunkow, maxaad nugu dilaysaan? Ma diinteen Islaamkaa, waxaad nugu dilaysaan? Barwaaqada dalkaan taal miyaad nugu dilaysaan? Ma degaanka isteraatiiji ayaad nugu dilaysaan? Ma dadkeenna firfircoon ayaad nugu dilaysaan?” (Abwaan Soomaaliyeed, S ...
Published January 25, 2012 at 8:53 pm - 3 Comments Shacabka Soomaaliyeed waxaa haystay dhib aad u farabadan, lagasoo bilaabo burburkii dawladdii dhexe,haseyeeshee, dhibaatooyinka haystay maalinba waji bay lahaayeen, oo kulligood isku wada mid ma ahayn, mid walibana middii ay ka horreysay ayaa ka fududayd, hase ahaatee waxay iska waafaqsan yihiin labo arimood, tan hore, dhibbanuhu mar walba wuxuu ...
Published January 25, 2012 at 5:08 pm - 2 Comments Sh. Axmed C/Samad oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ku sugan oo Paltalk-ga marti ugu ahaa Qolka Somali Al-taqwaa Islamic Network iyo khadka telefoonka 114 ee dalalka waqooyiga Ameerika, ayaa ka jeediyay muxaadaro aad u qiima badan oo uu kaga hadlay afkaaraha qalloocan ee muuqaalka diineed loo yeelay iyo nasiixooyin ku aaddan si ...
Published January 25, 2012 at 3:18 pm - No Comments Ciidanka cirka ee dalka Maraykanka ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay weerar ku ekeeyey degaan lagu magacaabo Far-caano oo u dhexeeya degmada Cadaado iyo Gellinsoor, ciidan ka cirka Maraykanka oo adeegsanaya diyaaradaha loo yaqaan Helicopterska ayaa xoog ku soo furtay 2-bo shaqaale oo u shaqaynayey Hay,adda DDG oo ah Hay,ad ...
Published January 25, 2012 at 2:31 pm - No Comments Dad salaad tukanaya ayaa xalay bam-gacmeed dhimasho iyo dhaawac geystay lagu weerarray magaalada Muqdisho. Xili salaaddii cishe lagu jiray masaajid ku yaala xaafadda Abogedo ee degmada Dharkeynley, ayaa kooxa aan heybtooda la aqoonsan ay bam nooca gacanta laga tuuro ah waxay ku soo rideen gudaha masaajidka. Ugu yaraan 1 qof ayaa ku dhintay ...