Xadgudubyada

Ururka Alshabaab oo ku dhawaaqay in ay shacabka ku qasbayaan dagaalka

Sida aan kasoo xigannay shabakadda Islamtoday oo soo xiganaysa idaacadda Alandalus ee ku hadasha afka Xarakada Alshabaab ayaa xarakadaasi waxa ay ku dhawaaqday in ay shacabka ...

More Xadgudubyada

Eebow Astaamee raggaa Aduunba garane. Tix uu tiriyey Ustaad Bashaash

Waa tix aan ka tiriyey dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Dr. Axmad Xaaji C/raxmaan (Allaha u naxariistee) oo isaga oo ...

Sidaa wax ha loo qoro ama qalimaanta ha la jabiyo. W/Q: Jibriil Ibraahim

Ugu horeyn qoraalkan waxan ku faalleeyey maqaalkii walaalkey saaxiibkey Abuuxassaan ee uu ugu magacdaray: war caddaaday, waxaana leeyahay akhristayaasha هكذا فليكتب ...

Ma xubneey soo dooran mise xoolo ?!!!. W/Q: C/rasaaq Sugulle Maxamed

Inkastoo xirfad ahaan aan dhinaca saxaafadda ka soo jeedo, hadana in badan qalinka iyo warqadda isma saarin. Balse waxaad moodaa haatan ...

War caddaaday. W/Q: Xasan Maxamad Ibraahim (Abuu xassaan)

25 Bari ka dib dilkii Dr.Axmad Xaaji C/raxmaan waxay beesha Leelkase si dagganaan iyo isku kalsooni ku jirto shaaca uga qaadday ...

Illaahay ducadii muslimiinta waa aqbalay, gacanku dhiigalayaashiina dulmigoodii waa muujiyey

Tobankii bisha muxaram ee sanadkan 1433, kuna beegnayda 05/12/2011, waxa ay ahayd maalin xanuun badan oo dhegaha soomaaliyeed mar keliya uu ...

Waa waqtigii kala baxa W/Q: C/risaaq Sugulle Maxamed

Allaah ayaa mahad ballaaran iska leh, isaga ayaanan dambi dhaaf weydiisanaynaa. Nabadgelyo iyo naxariisna nabigeenii suubanaa korkiisa ha ahaato. Intaa dabadeed ...

Culumadu dilkii Sheekha maxay shabaab dusha uga saareen?. W/Q: Axmed C/samad

Sheekha waxaa la diley markii uu ka soo baxay salaadda subax, culumaduna waxay kaga dhawaaqeen qabuuraha salaaddii duhur ka dib in ...

Sheekh Dr.Axmed Xaaji wuxuu u dhintay Siyaasadda Naceyb-Abuur W/Q Dr. Sadiq Eenoow

Qalbi ay murugadu jar-jartay ayaan ugu tacsiyeeneynaa ehelada walaakeena aanu jecleyn Dr. Axmad Xaaji Cabdiraxmaan. Goortuu nala joogeyna waanu jecleyn, haddoo ...

jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika oo baaq u direysa dowladda Kenya

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika waxeey  baaq  u direysaa dowladda Kenya kaas oo ku saabsan xaaladda dhabta ah eey marayaan qaxootiga soomaaliyeed ...

Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka. W/Q: Maxamed Nuur Shire

Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka, waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono dhaqannada cusub ee ay soo kordhiyeen qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed. Barasho ...

Beenta Al-Shabaab iyo Inkiraada Dilkii Dr. Ustaad/Shiekh Axmed X. Cabdiraxmaan. W/Q:Mohamed Ahmed Abdirahman

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Marka hore waxaan tacsi u dirayaa dhamaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland, kasii gaar ...

Soomaaliya, waa ummad geeridu jiho kasta uga timid!. W/Q: Siciid Cali Shire

Cinwaanka qormadaan, Soomaaliya waa ummad geeridu jiho kasta uga timid, waxaan ka soo qaatay maqaal uu Axmed Mansuur, weriye reer Kuwait ...

Yaa ka Dambeeyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan?

Qoraalkan kooban waxaan qoray bishii February 20, 2011, waxaan u gudbiyey in uu iga hubiyo sidii caadada ii ahayd Dr. Axmed Xaaji ...

Taariikh Nololeedkii sh. Axmed X. Cabdiraxman. W/Q: Sh. Maxamed Idriis Axmed

TAARIIKH NOLOLEEDKII DR. AXMED XAAJI OO KOOBAN Mahad oo dhan Ilaah baa leh, Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato, waxaan wax yar oo ...

Yaanu u haysanaa dilkii Sheikh Axmed X. C/raxmaan? W/Q: C/wahaab Maxamed Mawliid

Marka hore Allaah waxaan uwadiinayaa  inuu u naxariisto, eheladiisii iyo ummadda soomaaliyeed na samir iyo iimaaan ka siiyo. Intaas kadib waxaan uhaysanaa ...

BAYDHABO IYO BAAQYADII BAABI’INTA CULIMADA

Ugu horayn waxaan tacsi murugo iyo tiraanyo xambaarsan u dirayaa Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan ummada Soomaaliyeed geeridii naxdinta iyo murugada ...

موت العالم ثلمة في الإسلام بقلم/ نذير أحمد آدم

موت العلماء خطب جلل تتشنف له المسامع، وتذرف له المدامع لأن بموتهم تطوى صفحات لامعة، وسجلات ناصعة، فرحيل العلماء ثلمة لا ...

MAXAA NAGALA GUDBOON DILKA DR/SH AXMED XAJI?. W/Q: Sh. C/lahi Abu fadli

Waxaan marka hore halkan uga tacsidaynayaa dhamaan umada soomaaliyeed gerida naxdinta leh ee dr axmed xaaji c/raxman,illaahay ha u naxareestee,sigaar ahna ...

Mar kale Dr. Axmad Xaaji yaa dilay?. W/Q: Sh. Xasan Maxamad Ibraahim

Dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Dr. Axmad Xaaji C/raxmaan (Alle ha u naxariistee) wuxuu naxdin iyo tiiraanyo ku abuuray cid ...

« Back    More »