Xadgudubyada
QORMADII 2aad una dambaysay
“Soomaaliyeey ogow, isma leh sida aad moodi iyo waxa lagula damacsanyahay. … waxaa la rabaa gob adoo ahaan jirey oo garaad ...
More Xadgudubyada
Horudhac
Towxiidka waa kalmadda furaha u ah Islaamnimada, macnaheeduna waa, in cid xaq lagu caabudo ayan jirin Illaaha weyn maahee, qeybta kalena ...
Culimo,udiinka ku nool magaalooyinka waaweyn ee Somalilland ay ku baaqeen in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka aloosan degaanka ...
Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna naxariista, gaaladana ku ad-adag ...
Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola ...
Desember 06, 2011
QORMADA 1waad
__________________________________________________
“Dowladaha adduunkow, maxaad nugu dilaysaan?
Ma diinteen Islaamkaa, waxaad nugu dilaysaan?
Barwaaqada dalkaan taal miyaad nugu dilaysaan?
Ma degaanka isteraatiiji ayaad ...
Shacabka Soomaaliyeed waxaa haystay dhib aad u farabadan, lagasoo bilaabo burburkii dawladdii dhexe,haseyeeshee, dhibaatooyinka haystay maalinba waji bay lahaayeen, oo kulligood ...
Ciidanka cirka ee dalka Maraykanka ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay weerar ku ekeeyey degaan lagu magacaabo Far-caano ...
Dad salaad tukanaya ayaa xalay bam-gacmeed dhimasho iyo dhaawac geystay lagu weerarray magaalada Muqdisho.
Xili salaaddii cishe lagu jiray masaajid ku yaala ...
Culimadu waa dadkii dhaxlay risaaladii iyo fariintii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee uu la yimid. Waa iftiinka iyo ...
Iyadoo aad moodo in qoraaladii ka dhashay dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan ay isa soo tarayaan, dadkii xaq ...
Gaari bas ah gaar ahaan kuwa yaryar ee rakaabka qaada oo walxaha qarxa lagu soo miineeyay ayaa saaka nin naftii hure ...
Dad badan ayaa ka qeybgalay colaadii sokeeye ee dalka ka dhacday, waxayse dadkaasi ku kala duwanaayeen ujeedooyinka oo qaar ayaa ficilo ...
Qormadatani qorideedu waxay igu dhalatay ka dib markii aan arkay qoraal qaab gabay ahaan ah u qoran oo uu leeyahay nin ...
Sida lawada ogyahay Culimadu waa tiir muhiim ah marka laga eego dhanka Diinta Islaamka oo waxay dhaxleen Diintii Rususha SCW. waxuuna ...
Waa qoraal aan sannadkii 2009kii u qoray qaar ka mida asxaabtayda oo wax iga weydiiyey loolankii ka dhex socdey wadaadadii horey ...
Sheekh Abuu xassaan baa qoray maqaal uu ku suntay “Iska dil” , anigu waxaan ka fahmay muslimka sabab iyo sabab la’aanba ...
Waxaa markay taariikhdu ahayd Janaayo 6, 2012 ka dhacday magaalda Boosaaso nadwo loogu magac daray MAQAASIDU SHARIICAH, nadwadaas oo ka dhacday ...
Ciyaaraha aan ugu jecleyn yaraantii waxaa ugu muhiimsanaa laynta mulacyada, jiirka shinbiraha iwm. Sida badanna koox da’ ahaan isku dhow ayaan ...
Xaaladda aadka u murugsan ee ku habsatay umadda Soomaaliyeed ayaa waxay keentay in wax walbaa is dhexyaacaan,bililiqaduna ay noqotay mid iska ...
More »
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga