Warbixinnada

Arrin aan horey loo ogeyn oo hadda Daaha laga rogay [Baaritaan cajiib ah]

Wadaad ka mid ah mufakiriinta Islaamka ayaa daahfuray tirooyinka isleeg ee Aayadaha Quraanka Kariimka ahi ka hadleen, taasoo caddaynaysa sida Quraanku u sugayo sinnaanta dadka iyo ...

More Warbixinnada

Warbixin ku saabsan Itoobiya oo qorsheynsa inay idaacad FM ah ka furato magaalada Muqdisho

Sida ay faafiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha iyo kuwa dibada waxaa soo shaacbaxay qorshe ay xukuumada meles sanaawi ee ...

Aqoon korodhsi diimeed oo maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Hargeysa

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 27/01/2011 lagu soo gabagabeeyay madarasada Albaxreyn ee magaalada Hargeysa dawro loo qabtay qaar ka mida ...

Al-Jasiira oo shaacisay fadeexad ka dhan ah Maamulka Maxamuud Cabbaas ee reer Falastiin oo ogolaaday in Bariga Qudus looga tanaasulo Yuhuuda

Telefishanka Aljaziira ayaa shaaciyey fadeexad culus oo ka dhan ah maamulka Maxamuud Cabbaas ee reer Falastiin kadib markii ay soo bexeen ...

Warbixinta dhismaha masjidka jaamica ee L/caanood

Sida lala socdo waxaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ka socda dhismihii dabaqii 1aad ee masjidka jaamica magaalada, ka dib markii ...

Macaahida Barashada diinta oo si xawli ah looga furayo magaalada Muqdisho [warbixin]

Magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya ayaa waxaa ku sii badanaya dugsiyada iyo macaahida gaarka ah ee lagu barto xifdinta Quraanka ...

Jimciyat Sanaabil Al-kheyr oo xaflad u sameysay dhalinyaro Muslimiin ah oo ay isu guurisay

Jimciyat Sanaabil Al-kheyr ooka mid ah hey'aadka mislimiinta ee ka shaqeeya qeybo ka mid ah wadanka Masar iyo bariga dhexe ayaa ...

Warbixin ku saabsan xaalada abaareed ee gobalada Hiiraan iyo Galgaduud

Iyadoo ay sii xoogeysanayaan baaqa iyo qeyla dhaanta laga soo saarayo abaaraha baahsan ee ka jira Gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ...

Daraasad cusub oo shaaca ka qaaday in tirada dadka islaamaya ee wadanka UK ay laba-jibaarmeen

Daraasad Cusub oo laga sameeyay dalka Ingiriiska ayaa tilmaamaysa in tirada dadka u dhashay wadankaasi ee qaadanaya diinta Islaamka ay laba ...

Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho oo ka cabanaya xanuuno hargabka ka mid yahay

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo degaanada u dhow dhow ayaa waxy cabanayaan xanuuno aan la arki ...

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Sudan oo ka qeybgalay Shirweynaha isutaga shucuubta Carabta iyo Africa

Midowga Ururka ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta wadanka Suudan ayaa ka qeybgalay Shirweyne ku saabsan isutaga shucuubta Carabta iyo Africa ...

Nato oo sheegtay in dhaqaale la’aan darteed ciidamadeeda uga saarayso Afghanistan

Gaashanbuurta Nato ee ku soo duushay dalka Afghanistan ayaa ka tashaneysa sidii ciidamadooda huwanta ah ugala bixi lahaayeen wadanka Afghanistan marka ...

Afar malyan oo xaaji oo maanta taagan buurta Carafaad

Maanta oo ah sagaalkii bisha Dulxijja sannadka 1431 waxaa taagan buurta Carafa afar malyan oo xaaji oo ka kala yimid adduunka ...

DFKMG oo Shirkad Ajnabi ah ka iibisey Domainka Internetka ee Soomaaliya (SO)

Heshiis Qarsoodi ah oo ka dhacay Nairobi iyo Tokyo oo Shirkad Laga leeyahay Dalka Japan  laga iibiyey Domain-ka Rugta Internetka rasmiga ...

Xujeyda Soomaalida oo sannadkaan ka batay 8dii kun ee loo qoondeeyay iyo duullimaadkii ugu dambeeyay oo Boosaaso ka baxay

      Dadweynaha Soomaaliyeed oo 100% muslimiin ah ayaa sannadahaan dambe waxaa aad u soo kordhayey dadka xajiyaya, taas oo ugu dambayntii ...

Warbixin:- S/galbeed: hindisaha cusub iyo himilada dacwada (qeybta 4aad). Axmed C/samad

Qeybtii 3aad ee qormadaan waxaan ku soo qaadnay fikrad guud oo ku saabsan dhulka S/galbeed, dadkiisa iyo xaaladdooda, heshiiska ay wadagaleen ...

Ninkii ugu weynaa Khaadimiinta KACBADA Sheekh C/casiis Al-shaybi ayaa geeriyooday saacado ka hor xilligii uu la wareegi lahaa labbiska kacbada.

          Ninkii u weynaa qoyska gacanta ku haya khidmada Baytka Ilaahay ee xurmada leh Sheekh C/casiis Al-shaybi ayaa subaxnimadii axadda geeriyooday ...

Warbixin:- S/galbeed: hindisaha cusub iyo himilada dacwada (Qeybta 3aad

Qeybtii labaad waxaynu kaga hadalnay afkaar iyo talooyin wax lagaga qabanayo baahiyaha deegaanka ka jira. Qeybtaan seddexaadna waxaynu fikrad guud kaga ...

Hal milyan iyo bar xujey ah oo soo gaarey Makka iyo Madiina

Waxaa ilaa iyo hadda soo gaarey dhulka barakaysan 1.5 milyan xaaji oo ka mida  labo milyan oo xaaji oo sannadkaan xajka ...

Warbixin:- S/galbeed: hindisaha cusub iyo himilada dacwada (Qeybta 2aad)

Qaybtii koowaad ee warbixinta waxaan kaga soo hadalnay waxyaabaha ay ka warbixintu hadlayso, ujeeddooyinka loo qoray, culimadii booqashada ku tagtay S/galbeed, ...

« Back    More »