Wararka
Horudhac
Towxiidka waa kalmadda furaha u ah Islaamnimada, macnaheeduna waa, in cid xaq lagu caabudo ayan jirin Illaaha weyn maahee, qeybta kalena waa, in Nabi Muxamad loo ...
More Wararka
Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya
Alloow Naga Aqbal Dadaalkeenna iyo Camalkeenna oo Raad Fiican naga reeb (aamiin). Qoraalladan ilaa iyo markaan billaabay waxaa ...
Ugu horrayn waxaan idiin sheegayaa waxaan ahay qof soomaaliyeed oo ku nool gobolka bari, waxaan aalaaba akhriyaa qoraallada la soo galiyo ...
Culimo,udiinka ku nool magaalooyinka waaweyn ee Somalilland ay ku baaqeen in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka aloosan degaanka ...
Qoraalkaan waxaa laga diray xarunta maamulka Jamaacada Ictisaam ee magaalada Muqdisho habeen sabti ah oo saacaddu ahayd 10:30 PM, taariikhduna ahayd ...
Xubno ka tirsan xarakada Daalibaan ee Afgaanistaan iyo dowladda Mareykanka ayaa wadahadal nabadeed uu uga furmay magaalada Dowxa ee xarunta dalka ...
Mahad idilkeed Allaah ayaa iska leh, nabadgelyo iyo naxariisna nabigeena Allaah dushiisa ha yeelo. Waxaan shaki ku jirin in qof kasta ...
Waxaan lagu qabtay qolka Somali Islamic al-Taqwa Nework iyo qolka 114 ee Tele conference-ka USA / Canada Dawro Cilmiyeed ay ka qayb galayaan culimadda ...
Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 siiyey macallimiinta dugsiyada sare ee magaalooyinka ...
shabakadda somalimirror waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa dhamaanba umadda soomaaliyeed gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee ...
Desember 06, 2011
QORMADA 1waad
__________________________________________________
“Dowladaha adduunkow, maxaad nugu dilaysaan?
Ma diinteen Islaamkaa, waxaad nugu dilaysaan?
Barwaaqada dalkaan taal miyaad nugu dilaysaan?
Ma degaanka isteraatiiji ayaad ...
Sh. Axmed C/Samad oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ku sugan oo Paltalk-ga marti ugu ahaa Qolka Somali Al-taqwaa ...
Ciidanka cirka ee dalka Maraykanka ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay weerar ku ekeeyey degaan lagu magacaabo Far-caano ...
Dad salaad tukanaya ayaa xalay bam-gacmeed dhimasho iyo dhaawac geystay lagu weerarray magaalada Muqdisho.
Xili salaaddii cishe lagu jiray masaajid ku yaala ...
Waa Gabay uu hal abuurkiisu ku farayaraystay, kuna gadaaman suugaan sarbeeb hub looga dhigay, maah maana galbin looga dhigay, qisooyina lagu ...
Culimadu waa dadkii dhaxlay risaaladii iyo fariintii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee uu la yimid. Waa iftiinka iyo ...
Augustine Mahiga ayaa maanta oo talaada ah ku dhawaaqay in uu rajeynayo in xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya loo ...
Iyadoo aad moodo in qoraaladii ka dhashay dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan ay isa soo tarayaan, dadkii xaq ...
Dhacdooyinka taariikhda waxaa in badan laga qaataa cashar lagu iftiinsado waqtiga markaa la joogo waayo taariikhdu iyadaa isa soo celisa oo ...
Gaari bas ah gaar ahaan kuwa yaryar ee rakaabka qaada oo walxaha qarxa lagu soo miineeyay ayaa saaka nin naftii hure ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga