Category: Wararka
By Somalimirror on 16 Mar, 2010 7:47 PM in Main, Wararka | 8 Comments
Dowlada KMG, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo dhinacyo kale ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiis Shaley Magaalada Addis Ababa ee Itoobiya ay ku kala saxiixdeen DKMG iyo kooxda sheegata Ahlu Sunnah Waljameeca. Sii akhri »
By SomaliMirror on 16 Mar, 2010 7:18 PM in Main, Wararka | 17 Comments

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray caasimadda Dalka Denmark ee Kobenheegan ayaa waxay ku bishaareynayaan in abbaaraha 3dii galabnimo ee maanta ee xilliga Yurubta waqooyi laga soo daayay xabsiga magaalada kobenheegan Sh. C/Raxmaan Axmed Cilmi (Abyad) oo muddo 4 usbuuc ah halkaas ku xidhnaa. Sii akhri »
By Somalimirror on 16 Mar, 2010 11:15 AM in Main, Wararka | 8 Comments
Garaad C/laahi Maxamed Guuleed oo beryahaan ku hawlanaa xasilinta dhibaatadii kala gaartay beelaha walaalaha ah ee wada dega bariga iyo koonfurta gobolka Sanaag ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii dadkii halkaa ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay, wuxuuna si gaara uga codsaday ehelada in aan wax dambe oo dhibaato ahi dhicin inta hawshaa si buuxda wax looga qabanayo. Sii akhri »
By Somalimirror on 15 Mar, 2010 9:03 PM in Main, Wararka | 11 Comments
Dowlada KMG iyo kooxda sheegatada Ahlu Sunnah Wal-jameeca ayaa gelinii danbe ee maanta heshiis aan rasmi aheyn ku kala saxiixdey Xarunta Dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Sii akhri »
By Somalimirror on 15 Mar, 2010 1:12 PM in Main, Wararka | 18 Comments
DKMG ah iyo Kooxda Sheegata Ahu Sunnah Wal Jameeca ayaa lagu wadaa inay Maanta Magaaladda Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya ku kala saxiixdaan Heshiis ku saabsan Awood Qeybsi, kaas oo Sabtidii la soo dhaafay Dib loo dhigay . Sii akhri »
By Somalimirror on 15 Mar, 2010 12:13 PM in Main, Wararka | 32 Comments
Siyaasiyiin iyo Mufakiriin Islaamiyiin ah ayaa Baaq ka soo jeediyay Gabo-gabadii Shirkii ka dhacay Magaaladda Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta 13- 14 Bishan, waxayna ugu Baaqeen Xoogaga ka soo horjeeda DKMG ah inay Dagaalka joojiyaan si toos ahna u soo fariistaan Miiska Wada hadalka. Sii akhri »
By Somalimirror on 15 Mar, 2010 11:04 AM in Main, Wararka | 8 Comments
Warbixin ay soo saartay Q.M ayaa lagu sheegay Ciidamada DKMG ah ee Kaalmadda ka hela Waxa loogu yeero Beesha Caalamka “kuwo aan wax tar lahayn, oo aan Nidaamsanayn, oo Wax Khariba” isla markaana leh Dhaqan Maleeshiyo. Sii akhri »
By Somalimirror on 14 Mar, 2010 2:26 PM in Main, Wararka | 16 Comments
Waxa muuqata guul u soo hoyatey Shacabka Soomaaliyeed inuu ku soo dhamaadey heshiis horey Dowladaha Kenya iyo KMG ugu dhex marey Nairobi oo lagu boobayey Dhul-badeed Soomaaliya leedahey. Sii akhri »
By Somalimirror on 14 Mar, 2010 2:08 PM in Main, Wararka | 12 Comments
Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ee kheyrka jecel ee ku dhaqan Yurub. Waxaa idinku casuumeynaa idinkuguna bishaareyneynaa in la qabanayo Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu’ga uu qaban jiray Masjid Tawfiiq. Sii akhri »
By Somalimirror on 14 Mar, 2010 1:58 PM in Main, Wararka | 0 Comments
Waxaa heer gabogabo ah maraya dhismaha markazka Dacwada & Tacliinta ee Gaalkacyo .Markazkaan ayaa ku kacaya lacag dhan 150.000$ oo kala ah :- Sii akhri »
By Somalimirror on 14 Mar, 2010 10:15 AM in Main, Wararka | 19 Comments
Sabtidii Shalay waxaa Magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabka ka Bilowday Shir loogu Magac daray ‘Soomaaliya … Codka Xikmadda iyo Sharcigga” waxaana soo qaban qaabiyay laba Urur oo la kala yiraahdo “Xarunta Caalamiga ee Cusboonaysiinta iyo Hanuuninta” iyo “Mu’asasadda Ururka Caalamiga” waxaana lagu lafa gurayaa Xal u helidda Mushkiladda Soomaaliya. Sii akhri »
By Somalimirror on 14 Mar, 2010 9:17 AM in Main, Wararka | 3 Comments
Ugu yaraan 19 Qof ayaa ku dhimatay tiro intaa kabadana wey ku dhaawacmeen Dagaal Shalay oo dhan ka socday hareeraha Deegaanada Camaaara iyo Bacaadweyn ee Gobolka Mudug kuwaas oo u dhaxeeyey labo Beelood oo walaalo ah, waxaana isasootaraya Baaqyada lagu dalbanayo joojinta Dagaaladaas. Sii akhri »
By Somalimirror on 13 Mar, 2010 7:37 PM in Main, Wararka | 4 Comments
Heshiis lagu wadey Maanta Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya inuu ku dhex maro DKMG iyo kooxda sheegata Ahlu Sunnah ayaa dib loo dhigey ilaa Isniinta soo socota ee 15 March. Sii akhri »
By Somalimirror on 13 Mar, 2010 12:22 PM in Main, Wararka | 14 Comments
Maanta ayaa lagu wadaa in Magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ay Heshiis kuwada Saxiixdaan DKMG ah iyo Kooxda Sheegata Ahlu Sunnah Wal-Jameecah kaas oo ku saabsan Qeybsiga Jagooyinka Xukuumadda DKMG ah. Sii akhri »
By Somalimirror on 13 Mar, 2010 10:36 AM in Main, Wararka | 11 Comments
Mareykanka ayaa Maalintii Shalay beeniyey kuluglahaanshaha Dagaalka DKMG ahi qorsheyneyso inay ku qaado Xoogaga Islaamiyiinta wuxuuna sheegay inuusan arinkaa gacan ka geysan doonin . Sii akhri »
By Somalimirror on 12 Mar, 2010 8:14 PM in Main, Wararka | 5 Comments
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole Xeerkeeduna ahaa (Xeer Madaxweyne LR 27 -12/02/2010) oo baxday maanta ayaa lagu sheegay in is badal lagu sameeyay jiritaankii ciidamada Sir doonta Puntland ee “Puntland Intelligence Agency And Puntland Security Force – PIA-PSF”. Sii akhri »
By Somalimirror on 12 Mar, 2010 8:06 PM in Main, Wararka | 8 Comments
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland C/xakiin Axmed Guuleed oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa cabareeyay Warbixin ka soo baxday Qaradamada Midoobay oo lagu xusay in Maamulka Puntland uu xidhiidh la leeyahay Budhcad badeeda iyadoo Warbixinta si gaar ah loogu tilmaamay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole. Sii akhri »
By Somalimirror on 12 Mar, 2010 7:14 PM in Main, Wararka | 16 Comments
Sh.Maxamed Ibraahim Shakul oo ka mid culimada Soomaaliyeed ee degan Nairobi, isla markaasna ka mid ah ganacsatada ugu waaweyn dalkaaas Kenya ayaa todobaadkii la soo dhaafay la kulmay Soomaalida degan caasimada Malaysia ee Kuala Lumpur. Kulankan ayaa lagu qabtay jaamacadda weyn ee caanka ah ee lagu magacaabo “International Islamic University Malaysia”. Sii akhri »
By Somalimirror on 12 Mar, 2010 2:29 PM in Main, Wararka | 17 Comments
Ugu yaraan 3 Qof oo Rayida ayaa kudhintay 21 kalana wey ku dhaawacmeen Dagaalo iyo Duqeymo barbarsocday oo Saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana Guul ka sheegtay Dagaaladaas Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Sii akhri »
By Somalimirror on 12 Mar, 2010 12:10 PM in Main, Wararka | 8 Comments
Maamulka Gobolka Banaadir u qaabilsan DKMG ayaa Shacabka ku nool Goobaha Maalmahan Duqeymaha Culus ku socdeen ugu baaqay inay ka qaxaan guryahooda isla markaana ku talagalaan inay Baliibayaan iyaga iyo AMISOM Dagaaladii u qorsheysnaa. Sii akhri »