Suugaan
Allow gaalka yaa uga digoo daacad ugu sheega!
Waxa tiriyay hal abuure
Dr. Axmed Jaamac Ismaaciil Mire
Marka hore waxaan ku salaamayaa aqristayaasha salaanta islaamka
السلام عليكم ورحمة الله
Salaan kadib ...
More Suugaan
Ugu horrayn waxaan idiin sheegayaa waxaan ahay qof soomaaliyeed oo ku nool gobolka bari, waxaan aalaaba akhriyaa qoraallada la soo galiyo ...
Waa Gabay uu hal abuurkiisu ku farayaraystay, kuna gadaaman suugaan sarbeeb hub looga dhigay, maah maana galbin looga dhigay, qisooyina lagu ...
بسم الله الرحمن الرحيم
Hor Dhac
Marka hore Allaah baan ku mahadinayaa, marka xigana Nabigaan ku sallinayaa صلى الله عليه وسلم , intaa ...
Waa tix aan ka tiriyey dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Dr. Axmad Xaaji C/raxmaan (Allaha u naxariistee) oo isaga oo ...
Mahad dhammaanteed ilaahay baa leh, ammaan iyo nabadgelyna nabi Maxammed scw ilaahay dushiisa ha yeelo, intaa kadib waxaan halkan uga tacsiyeynayaa ...
Xigsiisinkii lasiiyey Faarax
Maalinkii xigay Casarkii markay aheyd ayuu Oday Geeddi ariga kasoo qabtay laba wan oo geesa leh wuxuuna u ...
Aqal galkii Faarax iyo habeenkii murugada
Soomaalida waxay tiraahdaa Aroos lagama raago lagumana raago sidaa darteed fiid horaadkiiba waxaa loo firaaqeeyay aqalkii ...
Safarkii Faarax ee qar iska tuurka ahaa
Muuqaalka Reeraha iyo meesha ay deganaayeen
W/Q: Maxamuud Qorane Maxamed
Waa sheeko ka dhex dhacday laba beelood oo wada dega deegaano ka mid ...
Gabaygan dooda qaadku wuxuu soo baxay 28/09/08, wuxuu ka kooban yahay (130 beyd), waxaana ku doodaya laba nin oo midna qayilo ...
Maxamed C. Cibaar
Mohamed_ebar@hotmail.com
Saddex sano ka hor ayay aheyd markii uu internetka ku faafay qoraal hal-abuur ah oo uu cinwaankiisu ahaa: Arligu ...
Maxamed C. Cibaar
Mohamed_ebar@hotmail.com
13kii jannaayo, subaxnimadii xigtay habeenkii ay ciidamada Itoobiya ka huleeleen saldhigyo muhiim ah oo ay Muqdisho ku lahaayeen, ayay ...
Cabdi Ibrahim Magan(Cirjiir)
Maxamed C. Cibaar
Soomaali60@yahoo.com
Billowga qarniga 21aad, waxaan ku sugan nahay adduunyo ilbax ah, naxariis badan, oo noole iyo manooleba in lagu xadgudbaa ...
Guubaabo: Gabay Cusub
Maxamed C. Cibaar
Gabayga Guubaabo wuxuu soo baxay 27-11-2008, wuxuuna ku saabsanyahay marxaladda cusub ee uu galay halgankii joogtada ahaa ...
Labo nin oo gabraarato ah ayaa maalin qaraabkii la dheeraday. Saq dhexe iyaga oo daal la il daran ayay dhinaca ...
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga