Muxaadaro

Nadwo xalay ka baxday qolka Somali Islamic Taqwa Network iyo Qolka 114(dhageyso)

Waxaan lagu qabtay qolka Somali Islamic al-Taqwa Nework iyo qolka 114  ee  Tele conference-ka USA / Canada Dawro Cilmiyeed ay ka qayb galayaan culimadda Soomaaliyeed. Waxaa ka mid ahaa ...

More Muxaadaro

Muxaadaro la magac baxday “Sixidda Afkaarta qalloocan oo uu jeediyay” Sh. Axmed C/Samad (Dhageyso)

Sh. Axmed C/Samad oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ku sugan oo Paltalk-ga marti ugu ahaa Qolka Somali  Al-taqwaa ...

Muxaadarooyin laga jeediyey masjidka Al-Huda Laascaanood

Halkan ka dhageyso

Nadwada Masjidka Cumar Bin-Elkhataab Qardho

Halkan ka dhageyso

Nadwada Masjidka Al-Rowda 2009

Halkan Ka dhageyso Muxaadarooyinka Masjidka Al-Rowda ama halkan ka daalaco. http://somalimirror.com/audio/index.htm Ka qeyb qaado Dhismaha Masjidka Al-Rowda

Mu’Tamarka Islaamiga 7aad ee Wadanka Norway oo Maanta Furmay

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 09/04/2009 si rasmi ah uga furmay magaalada oslo ee xarunta wadanka norway Mu’tamarkii islaamiga ahaa ...

Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka Socota(Q.7aad)

Dowradii ka socotey Markaska Ibnu Baz oo halkeedii ka sii socota ayaa sidii caadada aheyd waxaa Maanta baxey labo dersi oo ...

Mowlaca Sheekh Muriiddi (kulanka 1aad)

Xasan Maxamad Ibraahim xasanyare@msn.com Sheekh Muriiddi wuxuu imaam iyo gadhwadeen ka yahay mowlac ku yaalla magaalada Marka. Mowlucu wuxuu ku yaallaa meel ...

Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka socota (Q.6aad)

Dowradii ka socotey Markazka Ibnu-Baz oo si KMG ah Xaafada Towfiiq, Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho looga furey ka dib labo ...

Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka socota (Q.5aad)

Dowradii ka socotey Markazka Ibnu-baaz oo si ku meel gaar ah looga furey  Xaafada Towfiiq ee Magaalada Muqdisho oo halkeedii ka ...

Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka socota (Q.4aad)

Dowradii ka socotey Markazka Ibnu-baaz oo si ku meel gaar ah looga furey  Xaafada Towfiiq ee Magaalada Muqdisho oo halkeedii ka ...

Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka Bilaabatey(Q.3 aad)

Waxaa Maalintii Sedexaad ka Socda Markazka Ibnu Baaz Xaafada Towfiiq Degmada Yaqshid ee Magaalada Muqdisho Dowro Sharci ah oo ay soo ...

Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka Bilaabatey(Q.2 aad)

[caption id="attachment_13189" align="alignleft" width="114" caption="Sheekh Axmed Yare"][/caption] Dowradii ka Bilaabatey Xaafada Towfiiq ee Magaalada Muqdisho oo halkeedii ka sii socota ayaa gashey ...

Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka Bilaabatey(Q.1aad)

 Dowro Diini ah tii ugu horeeyay oo ka dhacda Magaalada Muqdisho in muddo ah ayaa Maanta ka bilaabatey Xaafada Towfiiq ee ...