Maqal & Muuqaal

Culimada ku nool S/lland oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka iyo colaadda ka aloosan degmada Buuhoodle(Dhageyso)

Culimo,udiinka ku nool magaalooyinka waaweyn ee Somalilland ay ku baaqeen in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka aloosan degaanka Buuhoodle iyagoo culimadu ay tilmaameen ...

More Maqal & Muuqaal

Muxaadaro la magac baxday “Sixidda Afkaarta qalloocan oo uu jeediyay” Sh. Axmed C/Samad (Dhageyso)

Sh. Axmed C/Samad oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ku sugan oo Paltalk-ga marti ugu ahaa Qolka Somali  Al-taqwaa ...

Qabyo kuma Ebyootee Dagaal qoriga noo tiirsha Abwaan Cabdiraxmaan-Shaacir (Dhagayso)

Waa Gabay uu hal abuurkiisu ku farayaraystay, kuna gadaaman suugaan sarbeeb  hub looga dhigay, maah maana galbin looga dhigay, qisooyina lagu ...

Xaflad lagu maamuusayey midnimada Xarakada Shabaab iyo Xisbul Islaami oo ka dhacday Afgooye [SAWIRO]

Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey midnimadii dhawaan ay wada gaareen xarakada shabaaabul mujaahidiin iyo Xiabul Islaami ayaa shalay galb lagu qabtay magaalada ...

Aaskii ugu Weynaa ee Soomaalida Sweden oo ka dhacay Magaalada Stockholm.

Aaskii ugu Weynaa ee Soomaalida Sweden oo ka dhacay Magaalada Stockholm.

Ciidamada Dowlada oo Baaritaano ka Bilaabey Wadada Dabka

Ciidamada DKMG ah ee ku sugan Wadada Dabka ayaa halkaa ka bilaabey baaritaan xoogan oo ay ku hayaan Dadka & Gaadiidka ...

Warbixin uu diyaariyey TV4-ka UK tibaaxeysana sida ay dowladda gumeystaha Itoobiya Macaluusha ugu layneyso dadka Soomaaliyeed ee ku nool dhulka ay xabashidu heysato

Fiqhiga bisha ramadaan, Sh. C/Raxmaan Abyad

Live TV by Ustream

Xallinta mashaakilaadka qoyska, Sh. Abyad

Xafladeheenna iyo sharciga Islaamka, Sh. C/Raxmaan Abyad

“Ku sugnaanta waxyaabaha sugan”, waa muxaadaro Islaami ah oo uu jeediyey Sh. C/Raxmaan Abyad