Maqaallo
Dad badan ayaa ka qeybgalay colaadii sokeeye ee dalka ka dhacday, waxayse dadkaasi ku kala duwanaayeen ujeedooyinka oo qaar ayaa ficilo u dagaalamayey, kuwana waxaa galiyey ...
More Maqaallo
Hal-ku-dhegga cinwaanka maqaalkan markaan aad ugu fiirsaday wuxuu ila noqday eraygii iigu yaabka badnaa intii aan jiray noloshayda. Sababtu waxay tahay ...
Culumada iyo ducaadda jamaacada Ictisaam way dareensanaayeen in qallooc ku jiro fikirka iyo camalka aasaasayaashii kooxda Alshabaab tan iyo xilligii ay ...
Alloow naga ilaali gefka iyo xumaha, oo noo hag xagga raalli-ahaanshahaaga (aamiin).
Xaaladdii Ka Taagnayd Caalamka Islaamka:
Waxaan idiin soo tarjumay ararta ...
Qormadatani qorideedu waxay igu dhalatay ka dib markii aan arkay qoraal qaab gabay ahaan ah u qoran oo uu leeyahay nin ...
Sida lawada ogyahay Culimadu waa tiir muhiim ah marka laga eego dhanka Diinta Islaamka oo waxay dhaxleen Diintii Rususha SCW. waxuuna ...
Waa qoraal aan sannadkii 2009kii u qoray qaar ka mida asxaabtayda oo wax iga weydiiyey loolankii ka dhex socdey wadaadadii horey ...
Sheekh Abuu xassaan baa qoray maqaal uu ku suntay “Iska dil” , anigu waxaan ka fahmay muslimka sabab iyo sabab la’aanba ...
Waxaa markay taariikhdu ahayd Janaayo 6, 2012 ka dhacday magaalda Boosaaso nadwo loogu magac daray MAQAASIDU SHARIICAH, nadwadaas oo ka dhacday ...
Ciyaaraha aan ugu jecleyn yaraantii waxaa ugu muhiimsanaa laynta mulacyada, jiirka shinbiraha iwm. Sida badanna koox da’ ahaan isku dhow ayaan ...
Dad badan ayaa uga gaabsaday wax-ka-sheegga iyo naqdinta Al-Shabaab labo arrimood awgood: tan koowaad, maadaama culimadu sheegeen in dagaalka ay wadaan ...
Ilaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebi Moxamed korkiisa, intaas ka bacdi qaybtii koowaaad ee maqaalkan ...
Dameeri Dhaan raacday dad horaa yiri
Kaddib Dilkii Sh. Dr Axmed Xaaji C/Raxmaan waxaa dad badan oo Soomaali ahi su'aal ka keeneen sheegashooyinka Ururka- ...
Xaaladda aadka u murugsan ee ku habsatay umadda Soomaaliyeed ayaa waxay keentay in wax walbaa is dhexyaacaan,bililiqaduna ay noqotay mid iska ...
Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya
Xaaladda Dunida Muslinka
Allaa mahad leh, isagaan u cuskaneeynaa umuuraheenna oo dhan, waxaan rabaa qormadan in aan dib idinkugu ...
Ugu horeyn qoraalkan waxan ku faalleeyey maqaalkii walaalkey saaxiibkey Abuuxassaan ee uu ugu magacdaray: war caddaaday, waxaana leeyahay akhristayaasha هكذا فليكتب ...
Sida la wada ogsoonyahay waxaa markii ay taariikhdu ahayd December 21, 2011 ka furmay magaalada garoowe shir loogu magic daray WADA ...
Inkastoo xirfad ahaan aan dhinaca saxaafadda ka soo jeedo, hadana in badan qalinka iyo warqadda isma saarin. Balse waxaad moodaa haatan ...
25 Bari ka dib dilkii Dr.Axmad Xaaji C/raxmaan waxay beesha Leelkase si dagganaan iyo isku kalsooni ku jirto shaaca uga qaadday ...
Tobankii bisha muxaram ee sanadkan 1433, kuna beegnayda 05/12/2011, waxa ay ahayd maalin xanuun badan oo dhegaha soomaaliyeed mar keliya uu ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga