Kulanka ducaadda
Sheekha waxaa la diley markii uu ka soo baxay salaadda subax, culumaduna waxay kaga dhawaaqeen qabuuraha salaaddii duhur ka dib in xarakada Alshabaab ka dambaysey dilkii ...
More Kulanka ducaadda
Qalbi ay murugadu jar-jartay ayaan ugu tacsiyeeneynaa ehelada walaakeena aanu jecleyn Dr. Axmad Xaaji Cabdiraxmaan. Goortuu nala joogeyna waanu jecleyn, haddoo ...
Hordhac Kooban
Mahad dhammaanteed waxay u sugnaatey Rabbi hufnaaye, naxariis iyo nabad gelyna suubaha Nabigeena korkiisa ha ahaato.
Waxaan qormadaan kooban ku qaadaa ...
Sida aan kasoo xigannay shabakadda somalireal, Sheikh Maxamuud Sheikh Maxamed Shible ayaa waxa uu soo saaray qoraalkan uu uga warramayo wixii dhexmaray ...
Dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Dr. Axmad Xaaji C/raxmaan (Alle ha u naxariistee) wuxuu naxdin iyo tiiraanyo ku abuuray cid ...
Waxaa xalay intii u dhaxaysay 5:40 Pm ilaa 8:00P xiliga magaalada Boosaaso (MAKKA TIME) Masjidka Al rowda ka bilowday Kulan ay ...
Way badanyihiin, waxaana ka mida kuwan hoos ku qoran:
1- Aqoonyahan
2- Caalim diineed
3- Digtoor
4- Daaci
5- Arday jaamacadeed
6- Oday nabada jecel
7- Miskiin meel ...
Ugu horrayn aan taczi u diro ehelada iyo asxaabta Sheekha, uguna yeero sabar iyo ajar xisaabsi, ka dibna aan Ilaahay uga ...
Dr Axmed Xaaji C/raxmaan ayaa salaadii duhur kadib waxaa lagu soo aasay Qabuuraha Magaalada Boosaaso waxaana aaskiisa ka qeyb galay dadweyne ...
Xiriirka Dhalinta Galbeedka Xaafada Jireef ee (Khartoum - Sudan) waxay Qabanayaan Labo Dowro oo Cilmiga
ah, waana:
Bulshada Soomaaliyeed waxaa aad u naafeeyay cudurka qabyaaladda, wuxuuna waxyeeleeyey diinteeda, nolosheeda, dhaqaaleheeda, miskaxdeeda, sharafteeda, wadajirkeeda iyo xataa jiritaankeeda ummad ...
Kulan ballaaran oo gogoldhig loogu samaynayey furitaanka faraca Galdogob ee Jaamacadda Bariga Afrika ayaa galabta oo ah 26 july 2011 lagu ...
Waxaa socdaal ku marayay dhulalka Europe-ta dhawaanahan sheekh Abdiweli Sh. Mahamed Xaaji Yuusuf isaga oo ku sugnaa baryihii lasoo dhaafay dalka ...
Cillad xagga internetka G/kacyo ah aawadeed,waxaa dhowaan soo gaaray shabakadda warbaahinta ee Somalimirror bayaan laga soo saaray nadwadii ka socotay masjidka ...
بسم الله الرحمن الرحيم
Mahad idilkeed Allaah ayaa iska leh, nabadgelyo iyo ammaanna ha ahaato nabigeennii Muxammad ahaa eheladiisii, asxaabtiisii, atbaacdoodii ...
Waxaa salaaddii makhrib ee caawa ka dib si rasmi ah masjidka Cumar binul Khaddaab ee magaalada Qardho uga billowday kulan cilmiyeedkii ...
Prof. Cabdulmalik bin Cabdirraxmaan Al-shaafici ayaa soo saray kitaab cusub oo uu kaga hadlayo Shiicada iyo fikradda gaalaysiinta ummadda. Sheekhu ...
Saaxiibkay Jibriil wuxuu u dhashay, kuna dhashay magaalada Afgooye. Wuxuu ka soo jeedaa Saldanad muddo dheer ka talin jirtey qaybo ka ...
Malaayiin masjid oo ku kala yaal daafaha dunida ayaa jimcihii waxaa laga jeediyay khudbooyin ka hadlaya mawduucyo kala gaddisan, kuwaas ...
Gaalnimadu waa wax aad u xun, waana dambi la galo kan ugu weyn, qofka isaga oo aan ka toobad keenin ku ...
« Back More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga