Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!! »
By Somalimirror on 26 Feb, 2010 8:31 AM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 24 Comments
Wax walba oo khuseeya Soomaaliya & Soomaalida
By Somalimirror on 26 Feb, 2010 8:31 AM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 24 Comments
By Somalimirror on 28 Oct, 2009 8:46 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 10 Comments

Akhristayaasha waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qoraalo kooban oo ku saabsan labo Muxaadaro oo ka baxey Nadwo ka socota Masjidka Jaamaca Qadiimka ee Magaalada Boorama, waxaana kala jeediyay Sh Cilmi Ismaaciil Maxamed iyo Sh Xasan Khery Dirir. Sii akhri »
By Somalimirror on 23 Jul, 2009 9:19 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 5 Comments
Nadwo culmiyeedii ka socotay Masjidka Cumar Bin Khadaab ee Magaalada Qardho ayaa caawa la soo gaba gabeeyay waxaana gaba gabeynteeda loogu tala galay in furad la siiyo Su’aalhiii ay dadku soo waydiiyeen Culimada Nadwada ka qeyb galaysaa (Daawo Sawirada) Sii akhri »
By Somalimirror on 22 Jul, 2009 10:00 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 8 Comments
Nadawada ka socota Masjidka Cumar Bin Khadaab ee Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Kar kaar ayaa cawa gashay habeenkiii todobaad oo xidhidh ah , waxayna nadwadani tahay tii Lixaad ee Masjidka lagu qabto taas oo soo bilaabatay sanadkii 2004 ,waxaana darsiga caawa soo jeediyay Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo ka hadlay Mowduuc uu Ciwaankiisu ahaa “Manhajka Quraanka Kariimka ah ee Toosinta Nafta”. (Daawo Sawirada) Sii akhri »
By Somalimirror on 21 Jul, 2009 10:23 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 1 Comment
Nadwda ka socota Masjidka Cumar Bin Khataab ee Magaalada Qardho ayaa gashay caawa habeenkii Lixaad oo xidhiidh ah waxayna Nadwadani tahay tii Lixaad ee Masjidka lagu qabto , waxaana darsiga Caawa soo jeediyay Sheekh Xasan Maxamed Muuse “Bookh” oo ka hadlay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa ” is khilaafka iyo raadkiisa xun”. (Daawo Sawirada)
By Somalimirror on 21 Jul, 2009 8:22 AM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 9 Comments
Nadwada ka socota Masjidka Cumar Bin Khataab ee Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Kar kaar ayaa caawa gashay habeenkii Shanaad oo xidhiidh ah waxaana Darsiga caawa soo jeediyay Sheekh C/naasir Xaaji Axmed oo soo jeediyay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa “ waajibnimada isku Xukumidda Kitaabka Alle (Daawo Sawiradda) Sii akhri »
By Somalimirror on 19 Jul, 2009 10:04 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 0 Comments
Nadwada ka socota Masjidka Cumar Bin Khataab ee Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar ayaa gashay Habeenkii Afaradaad oo xidhiidha ah waxaana darsiga Caawa soo jeediyay Sheekh Maxamed Macalin Axmed oo ka hadlay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa “ dhibaatooyinka Mukhaadaraadka”.(Daawo Sawirada) Sii akhri »
By Somalimirror on 18 Jul, 2009 9:03 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 4 Comments

Nadwada ka socoto Masjidka Cumar Bin Khataab ee Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Kar Kaar ayaa gashay habeenkii Sadexaad oo xidhiidh ah waxaana caawa darsiga soo jeediyay Sheekh Daahir Aw cabdi oo ka hadlay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa ” xaaraantinimada dilka nafta oo xaq daro lagu dilo “(Daawo Sawirada) Sii akhri »
By Somalimirror on 17 Jul, 2009 8:58 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 4 Comments
Nadwada ka socota Masjidka Cumar Bin Khataab ee Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Kar Kaar ayaa gashay Habeenkii Labaad oo xidhiidh ah waxaana caawa si toos ah u bilowday duruustii loogu tala galay Nadwada , waxaana Caawa darsiga ugu horeeyay ee Duruusta Nadwada soo jeediyay Sheekh Cali C/laahi ” Cali Towxiid ” oo ka hadlay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa ” Ahmiyadda ay leedahay Luuqadda Carabiga”. ( Daawo Sawiro ) Sii akhri »
By Somalimirror on 16 Jul, 2009 9:33 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 6 Comments
Waxaa Caawa si rasmi ah looo furay Nadwo Cilmiyeedkii lixaad ee Masjidka Cumar Binu Khataab ee Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Kar Kaaar oo ah mid sanadkiiba mar lagu qaban jiray Masjidka ,(Daawo Sawirada ) Sii akhri »
By Somalimirror on 16 Jul, 2009 12:06 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 1 Comment
Nadwo cilimiyeedii lixaad ayaa lagu wadaa in caawa ay si toos ah ugu bilaabato masjidka Cumar Bin khataab ee Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Kar karaar , Sii akhri »
By Somalimirror on 3 Jul, 2009 11:07 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 4 Comments
Nadwadii ka soctay Masjidka Al-Huddaa ee magaalada Laascaanood ayaa caawa la soo gaba gabeeyay waxaana xaflada gaba gabeynt Nadwada ka soo qeyb galay Culimaa’udiin , Nabadoono iyo Garaado , waxaana ugu horeyn Xaflada lagu furay Aayaad Quraan ah waxaana kadib kalmad la siiyay Sheekh C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid ah Culimada Reer Laascaanood. Sii akhri »
By Somalimirror on 2 Jul, 2009 10:23 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 4 Comments
Nadwada ka socota Masjidka Al-Huddaa ee Magaalada Laascaanood ayaa caawa gashay Habeenkii 8-aad oo xidhiidha ah waxaana Caawada Darsiga soo jeediyay Sheekh Axmed Maxamed Suleymaan oo ka hadlay Mowduucii Nadwada ugu dambeeyay oo ciwaaankiisu ahaa “ku Jees Jeeska Diinta ,Axkaamtiisa iyo waxyaabaha ka dhasha” (Daawo Sawiradda) Sii akhri »
By Somalimirror on 1 Jul, 2009 10:52 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 9 Comments
Nadwada ka socota Masjidka Al-Huddaa ee Magaalaada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa caawa gashay habeenkii 7-aad oo xidhidh ah waxaana darsiga caawa soo jeediyay Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo ka hadlay Mowduuc uu ciwaankisu ahaa “isku dheeli tirnaanta iyo dhex dhaxaadnimada Nolosha Muslimka ” ( Daawo Sawirada/ Dhageysi) Sii akhri »
By Somalimirror on 30 Jun, 2009 10:26 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 12 Comments
Nadwada ka socota Masjidka Al-huddaa ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa gashay Habeenkii 6-aad oo xidhiidh ah waxaana caawa darsiga soo jeediyay Sheekh C/Naasir Xaaji Axmed wuxuuna Sheekhu caawa ka halday Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa “Ku xad xad gudubka Diinta” Sii akhri »
By Somalimirror on 29 Jun, 2009 10:47 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 9 Comments
Nadwada ka socota Masjidka Al-huddaa ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Caawa gashay Habeenkii 5-aad oo xidhiidh ah waxaana Darsiga Caawa soo jeediyay Sheekh Xasan Maxamed Ibraahiim “Abuu Xassaan” oo ka hadlay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa “tilmaamo ka mid ah usuusha Dacwada” (Daawo Sawirada ) Sii akhri »
By Somalimirror on 28 Jun, 2009 10:29 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 4 Comments
Nadwada ka socota Masjidka Al-Huddaa ee Magalada Laascaanood ayaa gashay caawa Habeenkii 4-aad oo xidhiidh ah waxaana darsiga caawa soo jeediyay Sheekh Faysal Cali Faarax oo ka hadlay Mowduuc uu ciwaankiisu yahay “ isku xukumida waxa uusan Alle soo dajin” . (Daawo Sawirada / Dhageysi) Sii akhri »
By Somalimirror on 27 Jun, 2009 11:48 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 7 Comments
Nadwada ka socota Masjidka Al-huddaa ee Magaalada Laascaanood ayaa caaawa gashay Habeenkeedii Sadexaad oo xidhiidha ahna habeenkii labaad ee duruus laga jeediyo Nadwada waxaana Caawa Darsiga soo jeediyay Sheekh Maxamed Cali Jaamac oo ka hadlay Mowduuc uu ciwaankiisu ahaa “faridda Wanaagsa iyo Reebidda Xumaanta , usuusheeda qawaacideeda iyo aadaabteeda”. (Daawo Sawirada/ Dhageysi ) Sii akhri »
By Somalimirror on 26 Jun, 2009 11:19 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 17 Comments
Nawada xalay ka bilaabatay Masjidka Al-Hudda ee Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa caawa si toos ah loo guda galay durruusteedee waxaana darsiga kooowaad ee nadwada caawa soo jeediyay Sheekh C/risaaq Aadam Macalin oo ka hadlay mowduuc uu ciwaankiisa “gaalasysiinta iyo Qawaacida ay u dajiyeen ahlu sunuhu” , (daawo Sawirada) Sii akhri »
By Somalimirror on 25 Jun, 2009 11:01 PM in Kulanka ducaadda, Main, Wararka | 6 Comments
Salaadii Makhrib ee Caawa kadib waxaa Masjidka Al-Huddaa ee Magaalada Laascaanood si toos ah ugu bilaabatay Nadwo Cilmiyeedkii Sadexaad markii si kale loo dhigana noqoneysa tii koowaad ee Masjidka iyo Guud ahaanba Magaalada lagu qabto, waxaana furitaanka Nadwada ee Caawa ka soo qeyb galay Culimaa’udiin ,Cuqaal iyo Xubno ka tirsan Maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada. (Daawo Sawirada) Sii akhri »