Fataawi

Culimo Waaweyn Ooy Ka Midyihiin Sh.Umal, Sh.Shibli & Sh.Craxmaan Sh.Cumar oo Bayaan Ka Soo Saaray Heshiiskii Dhexmaray Ururka UWSLF & Itoobiya

Bayaan ay ku saxiixanyihiin Culimo waaweyn oo ay ka mid yihii Sh. Umal, Sh.Shibli iyo Craxmaan Sheekh Cumar ooy ka soo saareen Heshiiskii dhexmaray Ururka UWSLF ...

More Fataawi

Dr .Cumaan Imaan oo xaley marti u ahaa Kanaadka Al-Jazeera kana hadley Arimo Badan oo Soomaaliya ku Saabsan

Dr. Cumaan Imaan Abubakar oo ah Gudoomiyaha MMIS, Garabka Asmara oo xaley marti u ahaa Kanaalka Al-Jaziira qeybtiisa “Mubaashar Maca” ayaa ...

Mas’aladii 6,7 iyo 8-aad oo ka soo baxday Sh.Cumar Iimaan

Mas'alad 6 aadMaxay shareecada ka qabtaa in xabad joojin lagu dhawaaqo cadawga gumaysiga oo dalka jooga:  Culumada waxay isku waafaqsanyihiin

Fatwo loogu magac daray “Mas’alada 5aad” & Dr. Cumar Iimaan

Shabakadda Somalimirror ayaa heshay saaka nuqul ka mid ah Fatwo cusub oo uu soo saaray Sh. Cumar Iimaan Abuubakar, taasoo loogu ...

Fatwo loogu Magac daray “Mas’alada 4-aad” oo ka soo baxday Sh. Dr. Cumar Iiman

Shabakadda Somalimirror ayaa heshay nuqul ka mid ah fatwo cusub oo uu soo saaray Sh. Cumar Iimaan Abuubakar, taasoo loogu magac ...

Fatwo Cusub oo ka soo Baxday Sheekh Dr. Cumar Iimaan

Shabakadda Somalimirror waxa ay idiin soo gudbinaysaa insha allaah Fatwo Cusub oo ka soo baxday maanta Sheekh Dr. Cumar Iimaan ...

Fatwo ka soo Baxday Sheekh Dr. Cumar Iimaan

Shabakadda Somalimirror waxay idiin soo gudbinaysaa Fatwo qoraal ah oo ay qaar ka mid ah Mujaahidiinta Soomaaliyeed ka duubeen Sheekh Dr. ...