Maqaallo
Siyaabaha dadku isugu imaan karaan oo sheeko ku wadaagi karaan ma ahan mid sharraxaad u baahan. Waxaa jira dad sheeko wadaag ah oo ay isugu baxdo, ...
More Maqaallo
QORMADII 2aad una dambaysay
“Soomaaliyeey ogow, isma leh sida aad moodi iyo waxa lagula damacsanyahay. … waxaa la rabaa gob ...
Horudhac
Towxiidka waa kalmadda furaha u ah Islaamnimada, macnaheeduna waa, in cid xaq lagu caabudo ayan jirin Illaaha weyn maahee, qeybta kalena ...
Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya
Alloow Naga Aqbal Dadaalkeenna iyo Camalkeenna oo Raad Fiican naga reeb (aamiin). Qoraalladan ilaa iyo markaan billaabay waxaa ...
Ugu horrayn waxaan idiin sheegayaa waxaan ahay qof soomaaliyeed oo ku nool gobolka bari, waxaan aalaaba akhriyaa qoraallada la soo galiyo ...
Qoraalkaan waxaa laga diray xarunta maamulka Jamaacada Ictisaam ee magaalada Muqdisho habeen sabti ah oo saacaddu ahayd 10:30 PM, taariikhduna ahayd ...
Mahad idilkeed Allaah ayaa iska leh, nabadgelyo iyo naxariisna nabigeena Allaah dushiisa ha yeelo. Waxaan shaki ku jirin in qof kasta ...
Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 siiyey macallimiinta dugsiyada sare ee magaalooyinka ...
Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna naxariista, gaaladana ku ad-adag ...
Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola ...
Desember 06, 2011
QORMADA 1waad
__________________________________________________
“Dowladaha adduunkow, maxaad nugu dilaysaan?
Ma diinteen Islaamkaa, waxaad nugu dilaysaan?
Barwaaqada dalkaan taal miyaad nugu dilaysaan?
Ma degaanka isteraatiiji ayaad ...
Shacabka Soomaaliyeed waxaa haystay dhib aad u farabadan, lagasoo bilaabo burburkii dawladdii dhexe,haseyeeshee, dhibaatooyinka haystay maalinba waji bay lahaayeen, oo kulligood ...
Culimadu waa dadkii dhaxlay risaaladii iyo fariintii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee uu la yimid. Waa iftiinka iyo ...
Iyadoo aad moodo in qoraaladii ka dhashay dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan ay isa soo tarayaan, dadkii xaq ...
Dhacdooyinka taariikhda waxaa in badan laga qaataa cashar lagu iftiinsado waqtiga markaa la joogo waayo taariikhdu iyadaa isa soo celisa oo ...
Waxaan dhawaan dib u akhriyey qoraallo farabadan (oo aan la faafin) oo aan dad kala duwan u diray sagaalkii sano ee ...
Nin Soomaaliyeed ayaa damcay inuu meel tuulo ah ka ganacsado oo hilbaha ku iibiyo. Subax ayuu suuqa xoolaha tegey oo nin ...
Is-fahmi waaye ee aan ukala ergeyno, waa qormo aan ku lafa guri doono sida la isu fahmi waayo iyo sababaha keena ...
بسم الله الرحمن الرحيم
Hor Dhac
Marka hore Allaah baan ku mahadinayaa, marka xigana Nabigaan ku sallinayaa صلى الله عليه وسلم , intaa ...
Assalaamu Caleykum. Eebbe ayaa mahad oo dhan iska leh.
Waxa sunno Rabbaani ah in qoladii laga itaal roon yahay ama laga xoolo ...
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga