Duruusta Ramadaanka
More Duruusta Ramadaanka
Waxaa farxad iyo murugoba leh inaan ku dhaw nahay dhamaadkii Bishii Ramadaan iyo inay naga dhamaan rabto Bishii Barakeysneyd, maxaa yeelay ...
Qalbigaaga Nadiifi
Xasan Maxamad Ibraahim
xasanyare@msn.com
Qaybihii hore ee qarmadan waxaan kaga soo hadalnay fursadaha badan ee uu haysto qofka muslimka ah bisha ramdaan ...
Xasan Maxamad Ibraahim
xasanyare@msn.com
Iska daa Qiiqinta Sigaarka
Qormadan qaybteedii 1aad waxaan kaga soo hadalnay in ilaahay qofka muslimka ah ku caawiyay Bisha Ramdaan ...
Allaah ayaa mahad iska leh bishan Ramadaan ka fadilay bilaha kale, walibana nagu galadaystay inuu ku khaas yeelay habeenka Qadriga oo ...
Allaah aya mahad iska leh ,Nabigeenana nabadgelyo iyo naxariisna korkiisa ha ahaato. Waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu noo fududeeyo cibadada Ramadaan, ...
Nabiga (NNKH) waxa hadyigiisa ka mid ahaa inuu ictikaafi jiray 10 maalmood oo ka mid ah Ramadaan, sida uu warinayo Muslim, ...
Timirtu waa miro barakeysan oo Nabiguna NNKH noo dar daarmey in aanu ku bilowno marka aanu afureyno, waxaana laga wariyay Nabiga ...
Allaa mahad dhamaanteed leh, nabadgelyo iyo naxariisna korkiisa ha ahaato Nabigeena Muxamed, Walaalayaal Ilaahay wuxuu ummadan Nabi Muxamed ku galadaystay nimcooyin ...
Bisha Ramadaan waa moosin lagu ururiyay cibaadooyin badan oo Soon, Salaad, Sadaqo,Quraan akhris iyo cibaadaad kaleba leh, Ilaahayna wuxuu inoo sheegay ...
Fadliga salaada taraawiixda .
Sidaan ogsoonahay Bisha Ramadaan waxaa ka mid ah shicaa'irteeda tukashada Salaada Taraawiixda, waana salaad sunno ah oo la tukado ...
Waxay ila tahay jawaabtu waa haa, waliba aad ka sii badan jeceshahay. Haddaba walaal ha u qaadan in aan ka badan ...
Nabigu (صلى الله عليه وسلم) wuxuu yiri:
(من فطر صائما كان له مثل أجره غير أنه لا ينقص من أجر الصائم شيء). ...
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Saan ognahay soonka la soomo bisha ramadaan waa tiirka 3aad ee arkaanta islaamka, wuxuuna ...
waxa u bahantahe flashplayer
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga