Dhaqaalaha

Dhaqaalaha islaamka (qaybta 2aad) W/Q Abdulqani Hussein Mohamed.

Ilaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebi Moxamed korkiisa, intaas ka bacdi qaybtii koowaaad ee maqaalkan waxa aynu kaga soo hadalay ...

More Dhaqaalaha

Hannaanka dhaqaalaha Islaamka (qeybta 1aad) Sh. C/Qani Xuseen M’ed

Cudur Daarasho Maqaalkan waxaan qayb ahaan diyaariyey, inaan faafin doonana ballan qaaday dhammaadkii sanadkii 2008dii oo ahayd wakhti ay cusbayd dhibaato dhaqaale ...

Sare ukac xoogan oo ku yimid Qiimaha kalluunka ee Suuqyada Magaalada Muqdisho

Qiime korar baaxad leh ayaa laga dareemaya qiimaha kalluunka lugo iibiya kawaanada degmooyinka magaalada Muqdisho iyadoo uu sii yaraanayo kalluumnka magaalada imaanaya ...

Carwada ganacsiga Puntland oo si habsami leh uga socota Magaalada Boosaaso [SAWIRRO]

Waxaa todobaadkaan magaalada Boosaaso ka socda carwo ganacsi taasoo si rasmi ah xariga looga jarey maalintii Sabtida ee la soo dhaafey, ...

Sarifka doolarka oo hoos u dhac ku yimid xili cuntada daruuriga sare u kacday suuqyada magaalada Muqdisho

Qiimaha lagu kala sarifto lacagaha qalaad ee Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa maalmihii u dambeeyay hoos u sii socday kadib markii lacago ...

Shixnadii ugu Horeysay ee Xoolaha Soomaaliya oo ka degay Dekadda Jidah

Shixnadii ugu Horeysay oo ah Xoolaha Nool ee Soomaalida ayaa Shalay Galinkii Danbe Gaaray Dekadda Jidah, ka dib markii ay Dowlada ...

3 Bangi oo Maraykan ah oo Bur-bur Dhaqaale ku yimid

3 Bangi oo ka mid ah Bangiyada Maraykanka ayaa Bur-bur Dhaqaale ku yimid taas oo noqonaysa in Sanadkani lagu gudo jiro ...

Dagaalka Lacagaha Aduunka Maxaad Kala Socotaa??

 

Fuuq-baxa Suuqyada Maaliyadeed ee Mareykanka (Q. 2aad).

Hanaanka world street*** hab maamulkooda qalooca Hungurigaan hankaweyn*** hanuumtan aan xadidneyn

Jahawareerka dhaqaalaha adduunka: Maxaa sababay sideese loo xallin karaa?

Akhristayaal waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa qoraal toosh ku ifinaya jahawareerka soo wajahay guud ahaan dhaqaalaha adduunka, gaar ahaan sayladaha saamiyada (Stock ...

Fuuq-baxa Suuqyada Maaliyadeed ee Mareykanka(Q.1aad)

Waxa Caalamka dhabanaaniyey dhowrkii todobaad ee ina dhaafay dhibaatada Suuqyada Maaliga ah ee jaahwareerku ku dhacay kadib markay ku habsatey dhibaato ...