Baaqyada

Somalimirror oo dadweynaha Soomaaliyeed tahniyad iyo baaq u dirtay

Shabakadda warbaahinta Somalimirror waxay munaasabadda ciidda Al-adxaa tahniyad u diraysaa ummadda muslimiinta ah meelay joogaanba gaar ahaan dadweynaha Soomaaliyeed, waxayna Ilaahay uga baryaysaa inuu sannadkaan midkiisa ...

More Baaqyada

CULIMADDA OO LA IXTIRAAMO WAXAY KAMID TAHAY

CULIMADDA OO LA IXTIRAAMO WAXAY KAMID TAHAY                        TILMAAMAHA SALAFKA  إن الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره، ونعوذ بالله من شرور أنفسنا ومن سيئات ...

Culimo Waaweyn Ooy Ka Midyihiin Sh.Umal, Sh.Shibli & Sh.Craxmaan Sh.Cumar oo Bayaan Ka Soo Saaray Heshiiskii Dhexmaray Ururka UWSLF & Itoobiya

Bayaan ay ku saxiixanyihiin Culimo waaweyn oo ay ka mid yihii Sh. Umal, Sh.Shibli iyo Craxmaan Sheekh Cumar ooy ka soo ...

Gudiga Taakuleynta Agoonta Soomaaliyeed oo baaq u diraya Qurba jooga

Guddiga waxaa uu mahad ballaaran usoo jeedinayaa Samafalayaalka Soomaaliyeed ee ku nool dibadaha ee inaga qayb qaatay taakulaynta agoonta soomaaliyeed guddigu ...

Qoraal Tahniyad & Baaq xambaarsan ooy soo saartey Hayadda Culumada Soomaaliyeed

Hayadda Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartey qoraal tahniyada, kuna aadan Bilashada Bisha Ramadan ee Bakareysan. Qoraalka ayey Hay’adu Shacabka Soomaaliyeed kula ...

Ergooyin Isugu Jira Culimo, Aqoonyahan Iyo Wax-garad Ka Kala Yimi Gobolada oo bayaan ka soo saaray xaalada taagan.

63 Ergay oo ka kala yimi Gobolada Maamulka  Somaliland, isla markaana isugu jira Cilmo-awdiin, Aqoonyahanno iyo Wax-garad maalmihii ugu dambeeyay Shir ...

Baaqa Somalimirror ee munaasabadda bilashada Ramadaan

 Shabakadda warbaahinta Somalimirror iyada oo la wadaagta ummadda muslimiinta ah meel ay joogaanba farxadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan waxay Ilaahay ...

6 Gole Dhaqan oo Cambaareeyay Xasuuqii Culimada Tabliiqa ee Galkacyo.

6 Gole Dhaqan oo Maanta Shir Jaraa’id ku qaxtey Magaalada Muqdisho ayaa si aad ah u Cambaareeyay Falkii Gumaadka Culimada ee ...

Baaq ka soo baxay Nadwadii ku saabsaneyd Axkaamta Ganacsiga & Mucaamalooyinka Maaliyadeed.

Shabakadda Warbaahinta ee Somalimirrror waxay idiin soo gudbinaysaa, Baaq ka soo baxay Nadwadii ku saabsaneyd Axkaamta Ganacsiga & Mucaamalooyinka Maaliyadeed ee ...

Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo Go’aan ka gaartey Hay’adaha Ajnabiga ah ee Soomaaliya ka howl-gala

Warsaxaafadeed rasmi ah oo Maanta ka soo baxey Xafiiska Siyaasada iyo Arimaha Gobolada ee Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu wargeliyay Hay’adaha ...

Baaq ka soo baxay culimada gobollada W/bari Soomaaliya (Puntland)

Shabakadda warbaahinta ee Somalimirror waxaa soo gaaray nuqul kamid ah bayaan ay soo saareen culimaa'uddiinka gobollada waqooyi bari ee Soomaaliya. Bayaankan ...

Bayaan ku aadan Xaalada Soomaaliya oo ka soo baxey Ururka Islaamka.

Bayaan rasmi ah oo ka soo baxey Ururka Islaamka ayaa Baaq loogu diray dhinacyada kale duwan ee Dagaaladu ku dhex marayaan ...

Dhambaalka Mandela u diray Sh. Sharif & Dr. C.Iimaan!

Shir Culumo u diin oo ka dhacay Birmingham

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Baaq Nabad-doon oo ka soo baxey Culimada iyo Wadaada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka UK, waxa ...

Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed ee Yurub

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Yurub kaas ...

Ururka Islaamka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka jira Muqdisho

Ururka Islaamka oo  Bayaan ka soo saaray dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho maalmihii la soo dhaafay ayaa ku baaqay in la ...

Bayaan Ka soo Baxay Shirka 2-aad ee Hay’adda Culumada Soomaliyeed

Shabakadda Warbaahinta Somalimirror waxay idiin soo gudbinaysaa Bayaankii ka soo baxay Gabo Gabadii Shirkii 2-aad ee Hay'adda Culimadda Soomaaliyeed ee ka ...

Bayaan ka soo baxay Nadwadii 8-aad ee Majidka Al-rowda ee M. Boosaaso

Bayaan ka soo baxay Nadwadii Lagu qabtay Masjidka Al-rowda ee Magaalada Boosaaso oo Nuqul ka mid ah la soo gaadhisiiyay Shabakadda ...

Bayaan ka soo baxay Shirweynihii 30-aad ee Jabhadda UWSLF

Shabakadda Warbaahinta Somalimirror waxay idiin soo gudbinaysaa Bayaan ka soo baxay Gabo gabadii Shirweynihii 30-aad ee  Jabhadda UWSLF kaas oo ka ...

Golaha Amaanka oo adkeeyay in la xoojiyo awoodaha Midowga Afrika

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo manta  soo saaray bayaan rasmi ah  waxaa lagu adkeeeyay muhiimada ay leedahay in la dhisho ...

« Back    More »