Baaqyada

Beesha Leelkase oo caddaysay in Alshabaab ka dambeeyeen dilkii Dr. Axmed bayaanna soo saartay

Salaaddii casar ka dib ayaa lagu qabtay guriga ugaaska beesha Leelkase ee magaalada Galdogob kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen Isimada, cuqaasha, aqoonyahanka, culuma'udiinka, ganacsatada, ...

More Baaqyada

jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika oo baaq u direysa dowladda Kenya

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika waxeey  baaq  u direysaa dowladda Kenya kaas oo ku saabsan xaaladda dhabta ah eey marayaan qaxootiga soomaaliyeed ...

Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo ka hadashay faragalinta shisheeye iyo arrimo kale

بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله ، والصلاة والسلام على رسول الله ، وعلى آله وأصحابه ومن والاه ، وبعد؛ Bayaan saxaafadeed ...

Culimada iyo ducaadda soomaaliyeed ee UK oo bayaan ka soo saaray dilkii Dr. axmad xaaji

Shir ay galabnimadii Sabtida, 10 Dec 2011, isugu yimaadeen culumada, ducaadda iyo masuuliinta masaajidda Somaliyed ee UK oo ka dhacay masjidka ...

culimida somaliland oo ka tacsiyeeyay dilka Dr. axmad xaaji

بسم الله الرحمن الرحيم TAARIIKH: 06/12/2011   UJEEDO: BAAQ: TACSI IYO CAMBAARAYN إنا لله وإنا إليه راجعون   ANNAGOO AH CULIMADA REER SOMALILAND EE MAGACYADOODU HOOS KU ...

Baaq Culimadu ay ka soo saareen Dilkii Dr.Axmed Xaaji C/raxmaan

بسم الله الرحمن الرحيم Baaq Culimadu ay ka soo saareen Dilkii Dr.Axmed Xaaji C/raxmaan    

Culumada Kenya oo Bayaan Ka soo saaray dilkii Dr Axmed Xaaji

Shan iyo toban ka mida culumada Soomaaliyeed ee Kenya ayaa dilka Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan bayaan ka soo saaray. Culumadu waxay ...

Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo tahniyad iyo baaq u dirtay ummadda

Hay'adda culumada Soomaaliyeed oo munaasabadda bilashada Ramadaan u dirtay shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda muslimiinta ah tahniyad iyo baaq dhowr qodob ka kooban, ...

Raabidada Macaahidda Sharciga oo muslimiinta u dirtay tahniyad iyo baaq

Raabidada Macaahidda Sharciga ee Soomaaliya iyada oo ku faraxsan Ilaahayna uga mahadcelinaysa munaasabada bilashada Ramadaan ayay tahniyad u diraysaa dhammaan ummadda muslimiinta ah ...

Baaqa gunaanadka nadwada Gaalkacyo bisha Luulyo 2011

Cillad xagga internetka G/kacyo ah aawadeed,waxaa dhowaan soo gaaray shabakadda warbaahinta ee Somalimirror bayaan laga soo saaray nadwadii ka socotay masjidka ...

Bayaan kasoo baxay kulan cilmiyeedkii 8aad ee magaalada Qardho sanadka 1432H oo ku beegan 2011ka

 بسم الله الرحمن الرحيم Mahad idilkeed Allaah ayaa iska leh, nabadgelyo iyo ammaanna ha ahaato nabigeennii Muxammad ahaa eheladiisii, asxaabtiisii, atbaacdoodii ...

Baaq nabadeed ku wajahan beelaha walaalaha ah ee Koofurta Mudug

Gudiga sare ee dhaqanka beelaha Koofurta Mudug [Habargidir] ee Norway waxay si naxariisleh uga codsanayaa Culumada, Dhaqan madaxeedka, Aqoonyahaynka iyo dhamaan ...

Jaaliyada Somaligalbeed ee Puntland oo taageertay Kulan Cilmiyeedka ka bilowday M.Jigjiga

 Jaaliyada  Dowlad Deegaanka Soomaalida ee ku dhaqan Maamul Gobolkeedka Puntland ayaa soo saartay baaq ay ku taageerayaan kulan cilmiyeedka ka bilowday ...

Shirkii Golaha Imaamyada W/Amerika oo bayaan laga soo saaray

Waxaa maanta galinkii danbe lagu soo gaba gabeeyay,magaalada Phoenix,AZ.Shirkii sanadlaha ahaa ee golaha  isutaga masaajida ee w/maraykanka.kalfadhigan ayaa bilaawday maalinti jimcaha ...

Baaq nabadraadin iyo canaan isugu jira oo ay culimada gobolka Sool ka soo saareen dagaalkii ka dhacay Maygaagle iyo Hagoogane

Shabakadda warbaahinta Somalimirror waxaa soo gaaray baaq nabadraadin iyo canaan isugu jira oo ay shalay culimada gobolka Sool ka soo saareen ...

Culimada iyo waxgaradka gobolka Sool oo baaq nabadeed ka soo saaray colaadda ka oogan deegaanka Kalshaale

Waxaa maanta soo gaaray shabakadda warbaahinta Somalimirror baaq nabadeed oo ay magaalada L/caanood ka soo saareen culimada iyo waxgaradka gobolka Sool, ...

Baaq ku aadan Abaaraha ku dhuftey Gobolada Dalka.

Haya’dda Culumada Soomaaliyeed ayaa baaq qeylo dhaana oo ku aadan Abaaraha culus ee ku dhuftey Gobolada kale duwan ee Dalka soo ...

Walaalaha Muslimiinta Caawiya Wiil dhibaateysan oo ku nool Muqdisho

“Ruuxii hal naf nooleeya wuxuu la mid yahay ruux nooleeyey dadka oo dhan………!” Ayuub Cabduqaadir Xuseen waa wiil 10-sano jir Soomaaliyeed, oo ...

Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo baaq ku aadan Sanadka cusub soo saartey.

 بسم الله الرحمن الرحيم   Kalimadda hayadda culumada soomaaliyeed ee munaasabadda sannadka hijriga cusub 1432 الحمد لله،والصلاة والسلام على رسول الله،وبعد .

Somalimirror oo dadweynaha Soomaaliyeed tahniyad iyo baaq u dirtay

Shabakadda warbaahinta Somalimirror waxay munaasabadda ciidda Al-adxaa tahniyad u diraysaa ummadda muslimiinta ah meelay joogaanba gaar ahaan dadweynaha Soomaaliyeed, waxayna Ilaahay ...

 More »