News By Somalimirror

Al-Shabaab,Towxiidka, Shareecada iyo Muslimiinta. W/Q: Maxamed Nuur Shire

Horudhac Towxiidka waa kalmadda furaha u ah Islaamnimada, macnaheeduna waa, in cid xaq lagu caabudo ayan jirin Illaaha weyn  maahee, qeybta kalena waa, in Nabi Muxamad loo ...

More From Somalimirror

UURDOOX: Qaybta 5aad W/Q Sheekh C/raxmaan Sheekh Cumar

Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya Alloow Naga Aqbal Dadaalkeenna iyo Camalkeenna oo Raad Fiican naga reeb (aamiin). Qoraalladan ilaa iyo markaan billaabay waxaa ...

Alshabaab intii la is watey maxaa wax loogu sheegi waayey?. Qeybta koowaad

Qoraalkaan waxaa laga diray xarunta maamulka Jamaacada Ictisaam ee magaalada Muqdisho habeen sabti ah oo saacaddu ahayd 10:30 PM, taariikhduna ahayd ...

Dhaqanka Islaamka. W/Q: Sh. Axmed C/samad

Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka  oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 siiyey macallimiinta dugsiyada sare ee magaalooyinka ...

Ha u nixin!. W/Q: Xasan Maxamed Ibraahim (Abu xassaan)

Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna naxariista, gaaladana ku ad-adag ...

Culimada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culuma’usuu waa kalimad xaq ah oo loola jeedo baadil. W/Q: Sh. Ahmednuur Macalim C/qaadir

Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola ...

Taliye Ibliis iyo Taajkiisa. W/Q: Suleymaan Maxamuud

Shacabka Soomaaliyeed waxaa haystay dhib aad u farabadan, lagasoo bilaabo burburkii dawladdii dhexe,haseyeeshee, dhibaatooyinka haystay maalinba waji bay lahaayeen, oo kulligood ...

Maxaa Culimada Soomaaliyeed Loola Colaytamay?

Culimadu waa dadkii dhaxlay risaaladii iyo fariintii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee uu la yimid. Waa iftiinka iyo ...

Iska dheh!. W/Q: C/risaaq Sugulle

Iyadoo aad moodo in qoraaladii ka dhashay dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan ay isa soo tarayaan, dadkii xaq ...

Talooyinka beeshu ma anfacayaan tolweynaha. W/Q: Sh. Axmed C/samad

Waxaan dhawaan dib u akhriyey qoraallo farabadan (oo aan la faafin) oo aan dad kala duwan u diray sagaalkii sano ee ...

Shabaaboow haragii ku cesha!. W/Q: Xassan M. Maxamed (Obsiiye)

Nin Soomaaliyeed ayaa damcay inuu meel tuulo ah ka ganacsado oo hilbaha ku iibiyo. Subax ayuu suuqa xoolaha tegey oo nin ...

Is-fahmi waaye ee aan u kala ergeyno. W/Q: Maxamed Nuur Shire.

Is-fahmi waaye ee aan ukala ergeyno, waa qormo aan ku lafa guri doono sida la isu fahmi waayo iyo sababaha keena ...

Hoo idam Alle ha calfane!. W/Q: Axmed C/samad

Dad badan ayaa ka qeybgalay colaadii sokeeye ee dalka ka dhacday, waxayse dadkaasi ku kala duwanaayeen ujeedooyinka oo qaar ayaa ficilo ...

Xumaanta Shabaab maxaad awal noogu sheegi weydeen?. W/Q: Axmed C/samad

Culumada iyo ducaadda jamaacada Ictisaam way dareensanaayeen in qallooc ku jiro fikirka iyo camalka aasaasayaashii kooxda Alshabaab tan iyo xilligii ay ...

UUR-DOOX: Qaybtii 4aad

Alloow naga ilaali gefka iyo xumaha, oo noo hag xagga raalli-ahaanshahaaga (aamiin). Xaaladdii Ka Taagnayd Caalamka Islaamka: Waxaan idiin soo tarjumay ararta ...

Abu Fadumo Nasiixa Ma Mudan Yahay? W/Q Cubtan Yuusuf

Qormadatani qorideedu waxay igu dhalatay ka dib markii aan arkay qoraal qaab gabay ahaan ah u qoran oo uu leeyahay nin ...

Sheekha Al-shabaab . W/Q: Sh Muuse Ciise Cumar

Sida lawada ogyahay Culimadu waa tiir muhiim ah marka laga eego dhanka Diinta Islaamka oo waxay dhaxleen Diintii Rususha SCW. waxuuna ...

Wadaadada diriraya ma wada saxanyihiin?. W/Q: Axmed C/samad

Waa qoraal aan sannadkii 2009kii u qoray qaar ka mida asxaabtayda oo wax iga weydiiyey loolankii ka dhex socdey wadaadadii horey ...

Si walba u dil!. W/Q: Axmed C/samad

Sheekh Abuu xassaan baa qoray maqaal uu ku suntay “Iska dil” , anigu waxaan ka fahmay muslimka sabab iyo sabab la’aanba ...

Nadwadii Boosaaso iyo Waxyaalihii Laga Bartay (Qaybta 1aad). W/Q: C/qani Qardhaawi

Waxaa markay taariikhdu ahayd Janaayo 6, 2012 ka dhacday magaalda Boosaaso nadwo loogu magac daray MAQAASIDU SHARIICAH, nadwadaas oo ka dhacday ...

« Back    More »