Author Archive

Qarax ka dhacay warshadaha oo sababay qasaare Rayid. »

Ugu yaraan 8 qof oo rayid u badan ayaa ku dhintay 20 kalane wey ku dhaawacmeen qarax xoogan oo shalay galinkii dambe wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho ku haleelay labo gaari oo BL ah kuwaas oo ay saaraayeen dad Shacab ah. Sii akhri »

Sheekh Xasan Daahir oo Shir jaraa’id ku qabtay Mudisho & Ciidamo laga dilay AMISOM. »

Sheekh Xasan Daahir Aweys gudoomiyaha Xisbul Islaam oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qodoba ay kamid ahaayeen gargaarkii ay DKMG ahi shalay dalbatay, Ciidamada Shisheeye ee Dalka ku sugan iyo arimo kale. Sii akhri »

Dagaaladii Muqdisho oo wali socda & Sh Shariif oo Dalbaday gargaar milatari oo degdeg ah. »

Dagaalo iyo duqeymo isbarbarsocda ayaa Maalintii sideedaad oo Xiriira ka socda Magaalada Caasimada ee Muqdisho, iyadoo DKMG ahi beesha Caalamka ka dalbatay in lala soo gaaro gargaar Milatari iyo mid dhaqaale Sii akhri »

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?(Q; 11, 12, 13, 14 ,15 ,16.) »

Sii akhri »

Dagaalo xoogan oo ay barbarsocdaan Duqeymo ba’an oo Maalintii sedexaad ka socda Muqdisho. »

Dagaalo aad u xoogan oo ay Barbarsocdaan Madaafiic aan kala go’laheyn ayaa Maalintii Sedexaad oo xiriira ka socda Magaalada Muqdisho waxana gabi ahaaba Xiran isku socodka iyo ganacsiga Magaalada gaar ahaan Suuqaweyne ee Bakaarahab iyo Deegaanada ku xeeran. Sii akhri »

Weerarkii Hotel Muna oo laga Hadley. »

Ugu horeyn, Xarakada Shababul Mujaahidiin oo sheegatey Mas’uuliyada weerarkan waxey ku tilmaamtey mid ku soo dhamaadey guul iyo sidii loogu talo galey, siduu Saxaafada ka sheegay Afhayeenka Al-shabab, Sh Cali Maxamuud Ragaare. Sii akhri »

Wararkii ugu danbeeyay weerar lala beegsadey Hotel Xildhibaano DKMG degenaayeen. »

Ugu yaraan 6 Xildhibaan ayaa ku dhimatey 6 kalena way ku dhaawacmeen, weerar qorsheysan oo xoogag ka tirsan Xarakada Shababul Mujaahidiin saaka ku qaadeen Hotel ku yaalada Degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho, laguna magacaabo Muna Hotel. Sii akhri »

War deg deg ah: Al-shabaab oo Weerar gaadmo ah ku qaaday Hotel ay daganaayeen saraakiil iyo Xildhibaano kamida DKMG. »

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhaw Shaacisay in Ciidamo kuwooda ah oo sigaara u tababaran ay gudaha u galeen Hotel Muna oo ku yaal Degmada Xamarweyne ayna ku laayeen Xildhibaano, Wasiiro iyo Saraakiil kale oo ka tirsan DKMG. Sii akhri »

Dagaal culus oo ka dhacey Muqdisho. »

20 meeyo qof ayaa ku dhimatey 83 kalena dhaawacyo kale duwan ayaa ka soo gaarey oo u badan rayid dagaal qaraar oo galabta ka dhacey qeybo ka mida Magaalada Muqdisho. Sii akhri »

Al-shabab oo ku dhawaaqey Dagaal Dabar-goyna. »

Afhayeenka Xarakada Shababul Mujaahidiin, Sh Cali Maxamuud Raage oo galabta shir jaraa’id oo uu qabtey kula Hadley Bahda Saxaafada ayaa ku dhawaaqey dagaal uu ugu magac darey “Dabargoynta kuwa xad gudbey”. Sii akhri »

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?(7,8,9,10). »

Sii akhri »

Safarkii Culimada ee Gobolada Godey & Af dheer oo soo gaba gaboobay »

Bilowgii socdaalkii dacwadeed ee ay culimadu ku tageen gobolka Godey waxa uu bilowday Axad 7-8-2010 oo ku beegneyd (28-08-1431) waxayna Culimadu xiligaa ka soo socdaaleen magaalada Jigjiga ee Caasimadda dhulka Somaligalbeed, wafdigaa Culimada ahi waxa uu ka koobnaa Culimo, Egnineero, Qurbo joog iyo Wariyayaal. (Sawirro) Sii akhri »

Al-shabaab oo Raashin dhacay ku gubay Muqdisho. »

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shalay Magaalada Muqdisho ku gubtay Raashin dhacay midabkiisuna Doorsoomay oo lasheegay inay laheyd Hey’ada WFP. Sii akhri »

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Qoraal ka soo saray Warkii ay shabakadda Al jazeera ka qortay »

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa Shabkadda Somalimirror soo gaadhsiiyay war qoraal oo uu uga hadlayo war qoraal ahaa oo lagu faafiyay Shabkadda Al jazeera.net sidoo kalena ay tarjuntay Shabakadda Somalimirror,wuxuuna Sheeekhu qoraalkiisa ku sheegay in warkaa la faafiyay wax badan aysan ka saxsaneyn, qoraalkii Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxa uu u qoraa sidan :- Sii akhri »

Sheekh Shariif oo ka dhawaajiyay in Dowladda Sudan ay diyaar u tahay in ay dhinacyada Soomaaliya isku haya heshiisiiso »

Madaxweynaha DMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa isaga oo ku sugan dalka Sudan waxa uu sheegay in Dowladda Sudan ay diyaar la tahay wada hadalo nabadeed oo ay u qabato dhinacyada Soomaaliyeed ee isku haya Siyaasaadda. Sii akhri »

$20 Milyan oo Maalin qura Sacuudiga looga deeqay Shacabka Bakistan oo daadad ku dhufteen. »

Maalinitii ugu horeysay Olale yabooh dhaqaale ooy ku dhawaaqdey Boqortooyada Sacuudiga, looguna gurmanayey Shacabka Dalka Bakistan oo ay ku dhufteen daadad xoogan oo khasaare kale duwan gaarsiiyey, waxaa loo aruuriyey 20 Milyan oo Dollar. Sii akhri »

Ciidamada Dagaalada ee Mareykanka kuwii ugu danbeeyay oo Saaka Ciraaq ka baxey. »

Gutooyinkii ugu danbeeyay ciidamada dagaaladama ee Mareykanka ayaa maanta oo Khamiisa taariikhduna ku beegantahey 19/08/10 isaga huleelay Dalka Ciraaq, ka hor labo Isbuuc xilligii rasmiga ee horey u qabsadeen inay ku baxayaan. Sii akhri »

Sh Shariif oo ku sugan Suudaan. »

Sh Shariif Madaxweynaha DKMG oo shaley ka dhoofey Magaalada Muqdisho ayaa gaarey dalka Suudaan, waxa uuna halkaa ku tegay casuumad rasmiya oo uu ka helay Dowlada Suudaan. Sii akhri »

Dagaalo khasaare Rayid oo badan geystey oo ka dhacey Muqdisho. »

15 qof ayaa ku dhimatey 53 kalena dhaawacyo kale duwan ayaa ka soo gaarey oo dhamaantood ah rayid dagaal shaley gelinkii danbe ka dhacey qeybo ka mida Degmada Hodan ee Magaalada Muqdosho, waxa ayna u dhaxeeyeen Xoogaga Al-xisbul Islami iyo ciidamada DKMG oo kaashanaya duqeynta ciidamada AMISOM. Sii akhri »

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?(Q; 3,4,5,6). »

Sii akhri »

Page 1 of 331123456»...Last »