Shabakadda Somalimirror oo akhristayaasheeda u direysa hambalyada ciidul fidriga

Published on August 19, 2012 by   ·   No Comments   ·   print

Waxaan akhristayaasheenna ugu hambalyeyneynaynaa ciidda barakeysan ee Al-fidri. Waxaan Alle ka baryeyneynaa in uu naga aqbalo acmaashii bisha Ramadaan ee isugu jirtay soomid, salaad, sadaqo, duco iyo Qur’aan khris. Waxaan Alle weydiisaneynaa inuu naga mid yeelo kuwii bishii Ramadaan laga xoreeyay naarta jannaduna u waajibtay, annagoo shacabka soomaaliyeedna Alle u weydiineyna in ciiddan uu uga dhigo mid ay kaga gudbaan dhibaatooyinka dabada dheeraaday isaga ayaa awoodee.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Somalimirror waxay akhristayaasheeda ugu hambalyeyneysaa dhalashada bisha Ramadaan
  2. Tacsi: shabakadda somalimirror oo ka tacsiyeyneysa geeridii alle ha u naxariistee macallin daahir uweys
  3. Gudoomiyaha UWSLF oo Hanbalyada Ciidul Fidriga u diray Shacabka & Ciidamada ka howl gala Gudaha Dhulka S/galbeed
  4. Maamulka S/land oo Iclaamiyay inay Bari tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga
  5. Diyaar Garoowga Ciidul Fidriga & Magaalada Kismaayo

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Somalimirror waxay akhristayaasheeda ugu hambalyeyneysaa dhalashada bisha Ramadaan
  2. Tacsi: shabakadda somalimirror oo ka tacsiyeyneysa geeridii alle ha u naxariistee macallin daahir uweys
  3. Gudoomiyaha UWSLF oo Hanbalyada Ciidul Fidriga u diray Shacabka & Ciidamada ka howl gala Gudaha Dhulka S/galbeed
  4. Maamulka S/land oo Iclaamiyay inay Bari tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga
  5. Diyaar Garoowga Ciidul Fidriga & Magaalada Kismaayo

Latest Headlines