GTAS oo farriin u diray samafalayaasha Soomaaliyeed

Published on August 10, 2012 by   ·   No Comments   ·   print

Shabakadda warbaahinta ee somalirror ayaa waxaa soo gaaray laanteeda wararka baaq ka yimid Guddiga Taakuleynta Agoonta Soomaaliyeed, kuna wajahan dhammaan samafalayaasha Soomaaliyeed ee had iyo goor u taagan tabantaabinta iyo taakuleynta walaalahooda dalka ku tabaaleysan ee aan heysan cid Alle kadib u xil heysa.

nuqulka baaqa ka yimid GTAS ayaa ku bilaabanayay sidan:

Ujeeddo: BAAQ KU WAJAHAN SAMAFALAYAASHA SOOMAALIYEED

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu

Ramadaan Kariim Taqabalalaahu Minaa Wamikum Al siyaam Wallqiyaam guddiga waxaa uu mahad ballaaran usoo jeedinayaa Samafalayaalka Soomaaliyeed ee ku nool dibadaha ee kala qayb qaatay taakulaynta agoonta soomaaliyeed guddigu wuxuu waqtiga xaadirka gacanta ku hayaa 600 agoon oo ku kala jira shan xaruumood , helana (hooy cunto waxbarasho tarbiyad, dhar iyo daawo )

Guddigu wuxuu idin xusuusinaya Xadiiska Nabigeenii Suubanaa (SCW) “Aniga iyo qofkii kafaalo qaado agoon Jannada waxaynu ku nahay sidaa”wuxuu tilmaamay labadiisa farood Wuxuu kaloo yiri “Qofkii tusiya kheyr qof kale wuxuu leeyahay ajarka qof khayrka sameeyay oo kale’’ guddigu wuxuu idinku Baaqayaa:

Baaqa oo dhammeystiran halkan ka daalaco: Baaq ku wajahan somafalayaasha Soomaaliyeed

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Guddiga Taakulaynta Agoonta Soomaaliyeed oo soo jeediyay Baaq ku wajahan Samafalayaasha Soomaliyeed
  2. Gudiga Taakuleynta Agoonta Soomaaliyeed oo baaq u diraya Qurba jooga
  3. Qaar ka mid ah Culimada & Ducaadda Soomaaliyeed oo tacsi u diray ehelada Sh. Ibraahim Suuleey رحمه الله تعالى
  4. Sheekh Axmed C/samad oo tahniyad u diray bahda warbaahinta Soomaaliyeed
  5. Al-Xisbul Islaami, Al-Shabaab & DKMG ah oo Hanbalyo ku aadan Ciidul Adxaa u Diray Shacabka Soomaaliyeed & Xujeyda Sanadkan

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Guddiga Taakulaynta Agoonta Soomaaliyeed oo soo jeediyay Baaq ku wajahan Samafalayaasha Soomaliyeed
  2. Gudiga Taakuleynta Agoonta Soomaaliyeed oo baaq u diraya Qurba jooga
  3. Qaar ka mid ah Culimada & Ducaadda Soomaaliyeed oo tacsi u diray ehelada Sh. Ibraahim Suuleey رحمه الله تعالى
  4. Sheekh Axmed C/samad oo tahniyad u diray bahda warbaahinta Soomaaliyeed
  5. Al-Xisbul Islaami, Al-Shabaab & DKMG ah oo Hanbalyo ku aadan Ciidul Adxaa u Diray Shacabka Soomaaliyeed & Xujeyda Sanadkan

Latest Headlines