Eng. Cali Xaaji Shirwac oo lagu dilay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan

Published on August 2, 2012 by   ·   No Comments   ·   print

Wararka naga soo gaaraaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta lagu dilay gudaha magaalada B/weyne Eng Cali Xaaji Shirwac oo si weyn looga yaqaanay magaalada Baladweyne .

Dilka Eng Cali Xaaji Shirwac ayaa waxaa uu ka dhacay xaafadda Yoobsan ee magaalada Beledweyne waxaana geystay laba ruux oo ku hubeysanaa Bistoolado ,Dhagarqabayaasha dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday waxaana goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan Maamulka magaalada Beledweyne.

Eng. Cali Xaaji Shirwac

Guddoomiyha gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa dilka Eng Cali Xaaji Shirwac ku eedeeyey in ay ka danbeeyeen Ururka Al-Shabaab. Dilka Eng. Cali Xaaji Shirwac ayaa waxaa loo soo qabtay 6 qof oo looga shakisan yahay in ay dilka geysteen ka dib markii ay howlgallo ka sameeyeen ciidamada DFKM xaafada Yoobsan oo uu dilka ka dhacay.

Halgan.net/Somalimirror.com

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Gudoomiyihii deegaanka Galgala ee gobalka Bari oo galabta lagu dilay magaalada Boosaaso
  2. war deg deg ah: Dr .Axmad xaaji C/raxmaan oo saaka boosaaso lagu dilay
  3. Dagaal ka dhacay deegaano ka mid ah gobalka Hiiraan
  4. 3 qof oo xalay lagu dilay Magaalada Boosaaso
  5. Nin maanta lagu dilay Suuqii hore ee Sarifka ee M. Boosaaso

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Gudoomiyihii deegaanka Galgala ee gobalka Bari oo galabta lagu dilay magaalada Boosaaso
  2. war deg deg ah: Dr .Axmad xaaji C/raxmaan oo saaka boosaaso lagu dilay
  3. Dagaal ka dhacay deegaano ka mid ah gobalka Hiiraan
  4. 3 qof oo xalay lagu dilay Magaalada Boosaaso
  5. Nin maanta lagu dilay Suuqii hore ee Sarifka ee M. Boosaaso

Latest Headlines