Kala soco bogga Ramadaanka ee somalimirror fataawaat, maqaallo iyo duruus la xiriirta soonka iyo axkaamtiisa

Published on July 30, 2012 by   ·   No Comments   ·   print

Akhristayaasha somalimirror waxaan ugu bishaareyneynaa inay bishan barakeysan ee Ramadaan, bogga Somalimirror ay kala socon karaan duruus, maqaallo, fataawaat iyo muxaadaraat la xiriira bisha Ramadaan sidaa darteed waxaan ugu baaqeynaa in ay mareegtan kala socdaan wax walba oo khuseeya soonka iyo axkaamtiisa  http://www.somalimirror.com/ramadan/

Waxaan sidoo kale ku war galineynaa inay wixii su`aala ah ee la xiriira bisha Ramadaan ay kusoo hagaajin karaan cinwaanka somalimirror ee ah somalimirror@hotmail.com iyadoo ay su`aalahooda ka jawaabi doonaan culimo diinta islaamka u leh aqoon durugsan.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Somalimirror oo Bog Cusub u sameysay Bisha Ramadaanka
  2. Somalimirror waxay akhristayaasheeda ugu hambalyeyneysaa dhalashada bisha Ramadaan
  3. Sideen uugu diyaar garoobaa Ramadaanka?
  4. Xukuumada Shiinaha oo Muslimiinta Turkistaan Al-Sharqiyah u Diiday, Salaada Jamaacada & Soonka Bisha Ramadaan
  5. Ururka Mu’tamarka Islaamka oo ku baaqay in Dagaalada la joojiyo Ramadaanka.

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Somalimirror oo Bog Cusub u sameysay Bisha Ramadaanka
  2. Somalimirror waxay akhristayaasheeda ugu hambalyeyneysaa dhalashada bisha Ramadaan
  3. Sideen uugu diyaar garoobaa Ramadaanka?
  4. Xukuumada Shiinaha oo Muslimiinta Turkistaan Al-Sharqiyah u Diiday, Salaada Jamaacada & Soonka Bisha Ramadaan
  5. Ururka Mu’tamarka Islaamka oo ku baaqay in Dagaalada la joojiyo Ramadaanka.

Latest Headlines