Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ummadda ugu tahniyadeysay dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan

Published on July 21, 2012 by   ·   No Comments   ·   print

Waxaa shabakadda wararka ee somalimirror soo gaaray nuqul kamid ah tahniyad ay hay’adda culimada Soomaaliyeed u dirtay mujtamaca Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka, kuna aaddan bilashada bisha bareykan ee Ramadaan. Hambalyadaas ka sokow waxay hay’addu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay is taakuleeyaan isu turaan dhiigga daadanaya badbaadiyaan, dhibaatooyinka heystana iyo fitankana ka hor tagaan.

Hay’adda culumada soomaaliyeed ayaa dhinaca kale ugu baaqday dadka Soomaaliyeed ee dal iyo dibad ku nool, kalai kali iyo koox kooxba inay caawinaad u fidiyaan dadkooda dhibaatooyinku nugleeyeen ee daadsan meel walba.

Hay’adda ayaa gabagabadii ummadda Islaamka ugu baaqday in lala yimaado towbad sax ah bishan barakeysan si uu is bedel u wanaagsan u yimaado iyo in la isu kaashado samafalka iyo Alle ka cabsiga.

بسم الله الرحمن الرحيم

 

تهنئة ونداء من هيئة علماء الصومال بمناسبة حلول شهر رمضان المبارك 1433هـ

 

الحمد لله،والصلاة والسلام على رسول الله،وعلى آله وأصحابه ومن والاه . وبعد

 

          فإنه يسر هيئة علماء الصومال أن تتقدم بالتهنئة إلى الشعب الصومالي وإلى الأمة الإسلامية بمناسبة حلول شهر رمضان المبارك ،وتود أن تسترعي الانتباه إلى ما يلي :

          1-يهل علينا رمضان هذا العام وكثير من البلاد الإسلامية تشهد أوضاعا غير مستقرة ،تختلط فيها الأوراق ،وتستنزف فيها المقدرات ، فحريّ بأهل العلم أن يقفوا وقفة صادقة متأنية مؤصلة ؛ تحقن الدماء ،وتدرأ الفتن ،وتنير السبيل .

          2-يأتي هذا الشهر الكريم والشعب الصومالي يشهد وضعا معيشيا صعبا في كثير من المناطق ،وعليه فإن الهيئة  تدعو الجهات المعنية إلى تكثيف جهود الإغاثة  ومضاعفة الأعمال الخيرية في هذه المناسبة العظيمة .

          3-  تدعو الهيئة الصوماليين في الداخل والخارج، أفرادا وشركات وجمعيات ومراكز إلى مساعدة إخوانهم المحتاجين والمنكوبين،عسى الله أن يفرج الكروب ويرفع المحن والفتن .

          4-توصي الهيئة جميع المسلمين استغلال هذا الشهر المفضال في التوبة النصوح والتغيير نحو الأفضل والتعاون في البر والتقوى(إن الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم)(الرعد:11) .

 

          اللهم أهله علينا بالأمن والإيمان والسلامة والإسلام . وكل عام والأمة الإسلامية بخير .



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Somalimirror waxay akhristayaasheeda ugu hambalyeyneysaa dhalashada bisha Ramadaan
  2. Golaha Imaamada Waqooyiga Ameeriko oo shaaca ka qaaday in ay ku hawlanyihiin la Socodka Dhalashada Bisha Ramadaan
  3. Qoraal Tahniyad & Baaq xambaarsan ooy soo saartey Hayadda Culumada Soomaaliyeed
  4. Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo tahniyad iyo baaq u dirtay ummadda
  5. Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo baaq ku aadan Sanadka cusub soo saartey.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Somalimirror waxay akhristayaasheeda ugu hambalyeyneysaa dhalashada bisha Ramadaan
  2. Golaha Imaamada Waqooyiga Ameeriko oo shaaca ka qaaday in ay ku hawlanyihiin la Socodka Dhalashada Bisha Ramadaan
  3. Qoraal Tahniyad & Baaq xambaarsan ooy soo saartey Hayadda Culumada Soomaaliyeed
  4. Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo tahniyad iyo baaq u dirtay ummadda
  5. Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo baaq ku aadan Sanadka cusub soo saartey.

Latest Headlines