Dowrada Tababarka Maamulayaasha Macaahida Shareecada oo gashay maalintii 3aad [SAWIRRO]

Published on July 13, 2012 by   ·   No Comments   ·   print

Dawradii  maamulayaasha  macaahida shareecada ee Somaliya  uga socotay magaalada Garoowe  oo malinteedii 3aad gashay , si habsami lehna uga  socota  masjidka wayn  AL-hudaa  ee ku yaalla  magaalada Garoowe,   dawradan oo ay soo  qabanqaabisay Dalladda macaahidda shareecad ee Soomaliya  ayaa waxaa kamid ahaa duruustii lagu qaatay  maanta , maaddooyinka ay ka mid ahayd : saxaafadda iyo xiriirka ay la leedahay dacwada

waxaana soo jeediyay  ustaad  Maxamed Cumar Axmed.

Siminaarka ayaa lagu wadaa in uu sii socon doono maalmaha soo socda ayna duruus kale ka bixin doonaan Macallimiin kala duwan oo loo qorsheeyay in ay ka qeyb galayaasha Siminaarka Casharo kala duwan u jeediyaan.

Dowradan ayaa ah midii labaad ee ceynkeeda ah ee loo qabto maamulayaasha Macaahidda Shareecada Islaamka ee Soomaaliya waxayna Maamulayaasha Siminaarka loo qaybtayi ka kala yimaadeen Gobollo kala duwan oo ku kala yaalaan Macaahid lagu barto culuumta sharecada Islaamka .

Dowradii tan ka horeysay waxaa sanadkii tagay lagu qabtay Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland waxana sida muuqata sanadkan lagu qabtay Magaalada Garowe ee Caasimada Maamulka Puntland.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Dowrada Tababarka Maamulayaasha Macaahida Shareecada oo gashay maalintii Labaad [SAWIRRO]
  2. Tababar ku saabsan Maamulayaasha Macaahida Culuunta sharciga Shareecada Islaamkaoo Garoowe ka furmay
  3. Sheekh C/raxmaan Bukhaari oo cawa darsigii 3aad ka jeediyay Nadwo cilmiyedka 3aad ee socota Masjidka Abu Bakar Sidiiq ee D. Waaciye[Sawirro]
  4. Kulankii macaahidda shareecada oo maalintii 2aad galay
  5. Kulankii macaahidda shareecada oo maanta la soo gabagabeeyay

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Dowrada Tababarka Maamulayaasha Macaahida Shareecada oo gashay maalintii Labaad [SAWIRRO]
  2. Tababar ku saabsan Maamulayaasha Macaahida Culuunta sharciga Shareecada Islaamkaoo Garoowe ka furmay
  3. Sheekh C/raxmaan Bukhaari oo cawa darsigii 3aad ka jeediyay Nadwo cilmiyedka 3aad ee socota Masjidka Abu Bakar Sidiiq ee D. Waaciye[Sawirro]
  4. Kulankii macaahidda shareecada oo maalintii 2aad galay
  5. Kulankii macaahidda shareecada oo maanta la soo gabagabeeyay

Latest Headlines