Tababar ku saabsan Maamulayaasha Macaahida Culuunta sharciga Shareecada Islaamkaoo Garoowe ka furmay

Published on July 12, 2012 by   ·   No Comments   ·   print

Tababar Lagu tabarayo Maamulayaasha Macaahida Culuunta Shareecada Islaamka ayaa ka furmey Masjidka Al-huda ee Garoowe, Furitaanka tabrkaasi ayaa waxaa kasoo qaybagalay maamulka dalada Macaahida Shuurcda Shareecada Islaamkaee Soomaaliya, Culumado, Aqoon yahan, Madaxda Jaamcada iyo Xubno Ka socda maamulka iyo masuliyiin kale.

Tabrkaan ayaa ugu harayn waxaa ka hadalay Shiikh Axmed Faarax Garaase oo ah Gudoomiyaha Dalada Isku Xirka Macaahida Culuunta Shareecada Islaamka ee Puntland kasoo sheegay in Daladdan ay daba socoto shir sanadi kii hore 26-kii Bishii 6 ilaa 29 sanadkii hore ka dhacay lagu qabtay magaalada Hargaysa kasoo ay isugu yimadeen Culumada ugu caansan dalka Soomaliya iyo macaahida shareecada Shareecada Islaamka ee dalka Soomaliya qaybo badan oo kamida ah kasoo u jeedad laga lahaa ay ahayd in la isku xiro macaahida laga barto shareecda Shareecada Islaamkasi ay isaga kaa shadaan manhajka, Shahaadooyinka ayaa waxaa waqtigaa la asaasay daladan isku xirka macaahida Shereecda Shareecada Islaamkaee Soomaliya.

Shiikh Axmed Faarax Gaas ayaa intaa ku daray in shirka qayabtiisa labaad ay u heshay Fursad Magaalada Garoowe laguna tababrayo Maamulayaasha Macaaida Shuruucda Shareecada Islaamkaee Soomaliya oo dhan laguna barayo khaas ahaan maamulka  iyo sida loo maamulo macaahida Shuruucda Shareecada Islaamkaiyo xiriirka uu maamulka la yeelana karo saxaafda iyo habka dadka waxa loo baro.

Shiikh Maxamed Ibraahin Jaamac oo ku hadlaya Dalada Isku Xirka Soomaliya ayaa isan xusaya in shirkii hore lagu dhisay daladan ay kasoo bexeen in la mideeyo macaahida  iyo in la dhiso daldan iyo in la mideeyo manahijta waxa lagu barto laguna guulaytey dhaamaan intaasi oo hada aad u fadhiyaaan tabar ay dalada soo qaban qaabisaay.

Shiikha, ayaa sidoo kale xusay in daldan ay soo kor dhinaysao in lasoo saaro jiil ku habyasan aqoon diini ah huwana akhlaaqdii Shareecada Islaamkadadkoodana gaarsiiya Diinata tasoo ay ku tala jirto dalada sidii loo gari lahaa.

Shiikh C/qadir Nuur faarax oo isan gobtaa ka hadalay ayaa xusaya in ay aad ugu farxasan yihiin dadka ku hawalan maacida shareecada Shareecada Islaamkaayan aad usoo dhawaynayaan ayna darayasan yihiin maamulayaash shareecda Shareecada Islaamkatasoo ay u istageen in dadkooda ay baraan shareecda Shareecada Islaamkaayan muhiim tahay i dadka ay helaan goob ay ka bartaan shareecda Shareecada Islaamka.

Shiikha ayaa sheegay in ay Ummadu baahi badan ay uqabaan ayna kasugayaan in ay iyagu bahidaa ay daboolana uuna aad ugu rajo wayan yahay dadka ku hawalan dawradan kulmisa Macaahida Shareecada Islaamka iyo Maamula Macahida Isalaamka ee meesha isugu yimid sidii ay dadka ugaarsiin lahaayeen Shareecada Islaamka Munaasabada lagu furayo tabaraka Maamulayaasha.

C/qaadir Nuur Adan oo ka tirasan Golaha deegaanka oo furitaanka shirkan uu soo wakiishay Duqa Dagamda Garoowe oo si rasmi ah ufuray ayaa xusay in ay soo dhawenayaan  maamulayaasha Macaahida shuruucda Shareecada Islaamkaee Somaaliya loona baahan yahay in ay si fiican tabrkan ay uga faa’idaystaan si ay bulshdooda uga faa ideeyaan.

Tabrkaan loo qabtay Maamulayasha macaahida Shareecad Shareecada Islaamkaee Soomaliya ayaa waxaa ay mamaaulayshan ay isaga iyimadeen Soomaliya oo dhan kuawsoo tiradoodu ay gaareyso 15 macaahid.

tababarka ayaa laguwadaa in uu soo gaba gabobi doono asbuuca soo socda dhexdiisa waxaana duruus kala duwan bixiya macalim duruus ka bxiya inta uu socdo siminaarku



WordPress Plugin Share Bookmark Email



No related posts.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

No related posts.

Latest Headlines