Waa duruus taxane ah oo ku saabsan hababka nabigeenu scw gafafka u daaweyn jirey. Waxaa ku jira habab farabadan oo kala gaddisan oo uu khaladka u sixi jirey. Waxaa kale oo weheliya afkaar farabadan oo qofka khaladka saxaya u baahanyahay. Duruustu waa 10 darsi o

No related posts.
No related posts.