January 2012 Archive

Talooyinka beeshu ma anfacayaan tolweynaha. W/Q: Sh. Axmed C/samad

Waxaan dhawaan dib u akhriyey qoraallo farabadan (oo aan la faafin) oo aan dad kala duwan u diray sagaalkii sano ee ugu dambaysey. Waxaan si gaara ...

More From January 2012

Shabaaboow haragii ku cesha!. W/Q: Xassan M. Maxamed (Obsiiye)

Nin Soomaaliyeed ayaa damcay inuu meel tuulo ah ka ganacsado oo hilbaha ku iibiyo. Subax ayuu suuqa xoolaha tegey oo nin ...

Is-fahmi waaye ee aan u kala ergeyno. W/Q: Maxamed Nuur Shire.

Is-fahmi waaye ee aan ukala ergeyno, waa qormo aan ku lafa guri doono sida la isu fahmi waayo iyo sababaha keena ...

Dhallinta Baraaruggu Ma Jihaadayaan Mise Xorriyadda Saxaafadda Ayay ku Kadsoomeen? W/Q: Cubtan Yuusuf

بسم الله الرحمن الرحيم Hor Dhac Marka hore Allaah baan ku mahadinayaa, marka xigana Nabigaan ku sallinayaa صلى الله عليه وسلم , intaa ...

Shalay Awliyo Gacan-ku-samays, Maanta Shabaab‏ W/Q: Jaamac Guuleed

Assalaamu Caleykum. Eebbe ayaa mahad oo dhan iska leh. Waxa sunno Rabbaani ah in qoladii laga itaal roon yahay ama laga xoolo ...

Hoo idam Alle ha calfane!. W/Q: Axmed C/samad

Dad badan ayaa ka qeybgalay colaadii sokeeye ee dalka ka dhacday, waxayse dadkaasi ku kala duwanaayeen ujeedooyinka oo qaar ayaa ficilo ...

SHEEKHU WAA SHAHIID, KII DILAYNA WAA MUJAAJID! W/Q: Cabdalla Xaaji

Hal-ku-dhegga cinwaanka maqaalkan markaan aad ugu fiirsaday wuxuu ila noqday eraygii iigu yaabka badnaa intii aan jiray noloshayda. Sababtu waxay tahay ...

Xumaanta Shabaab maxaad awal noogu sheegi weydeen?. W/Q: Axmed C/samad

Culumada iyo ducaadda jamaacada Ictisaam way dareensanaayeen in qallooc ku jiro fikirka iyo camalka aasaasayaashii kooxda Alshabaab tan iyo xilligii ay ...

UUR-DOOX: Qaybtii 4aad

Alloow naga ilaali gefka iyo xumaha, oo noo hag xagga raalli-ahaanshahaaga (aamiin). Xaaladdii Ka Taagnayd Caalamka Islaamka: Waxaan idiin soo tarjumay ararta ...

Abu Fadumo Nasiixa Ma Mudan Yahay? W/Q Cubtan Yuusuf

Qormadatani qorideedu waxay igu dhalatay ka dib markii aan arkay qoraal qaab gabay ahaan ah u qoran oo uu leeyahay nin ...

Sheekha Al-shabaab . W/Q: Sh Muuse Ciise Cumar

Sida lawada ogyahay Culimadu waa tiir muhiim ah marka laga eego dhanka Diinta Islaamka oo waxay dhaxleen Diintii Rususha SCW. waxuuna ...

Wadaadada diriraya ma wada saxanyihiin?. W/Q: Axmed C/samad

Waa qoraal aan sannadkii 2009kii u qoray qaar ka mida asxaabtayda oo wax iga weydiiyey loolankii ka dhex socdey wadaadadii horey ...

Si walba u dil!. W/Q: Axmed C/samad

Sheekh Abuu xassaan baa qoray maqaal uu ku suntay “Iska dil” , anigu waxaan ka fahmay muslimka sabab iyo sabab la’aanba ...

Nadwadii Boosaaso iyo Waxyaalihii Laga Bartay (Qaybta 1aad). W/Q: C/qani Qardhaawi

Waxaa markay taariikhdu ahayd Janaayo 6, 2012 ka dhacday magaalda Boosaaso nadwo loogu magac daray MAQAASIDU SHARIICAH, nadwadaas oo ka dhacday ...

Iska dil. W/Q: Sh. Xasan Maxamed Ibraahim (Abuu xassaan)

Ciyaaraha aan ugu jecleyn yaraantii waxaa ugu muhiimsanaa laynta mulacyada, jiirka shinbiraha iwm. Sida badanna koox da’ ahaan isku dhow ayaan ...

Amniyaatka in Godane – Khawaarij mise wakiillo cadow ? W/Q Axmed M. Ciise

Dad badan ayaa uga gaabsaday wax-ka-sheegga iyo naqdinta Al-Shabaab labo arrimood awgood: tan koowaad, maadaama culimadu sheegeen in dagaalka ay wadaan ...

Dhaqaalaha islaamka (qaybta 2aad) W/Q Abdulqani Hussein Mohamed.

Ilaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebi Moxamed korkiisa, intaas ka bacdi qaybtii koowaaad ee maqaalkan ...

Shaqo Gaalo lagu ogaa Haddii Qolo Muslim Sheeganaysaa Qabato Sidee Xaal Noqonayaa? W/Q: Sh. C/Raxmaan Aw-Ciise‏

Dameeri Dhaan raacday dad horaa yiri Kaddib Dilkii Sh. Dr Axmed Xaaji C/Raxmaan waxaa dad badan oo Soomaali ahi su'aal ka keeneen sheegashooyinka Ururka- ...

Timir Laf baa ku jirta. W/Q: Abdirazaak Sugulle Mohamed

Xaaladda aadka u murugsan ee ku habsatay umadda Soomaaliyeed ayaa waxay keentay in  wax walbaa is dhexyaacaan,bililiqaduna ay noqotay mid iska ...

Ururka Alshabaab oo ku dhawaaqay in ay shacabka ku qasbayaan dagaalka

Sida aan kasoo xigannay shabakadda Islamtoday oo soo xiganaysa idaacadda Alandalus ee ku hadasha afka Xarakada Alshabaab ayaa xarakadaasi waxa ay ...

« Back    More »