Tacsi: shabakadda somalimirror oo ka tacsiyeyneysa geeridii alle ha u naxariistee macallin daahir uweys

Published on January 26, 2012 by   ·   1 Comment   ·   print

shabakadda somalimirror waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa dhamaanba umadda soomaaliyeed gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee macalllin daahir xaaji uweys oo dadka ahlu quraanka ahi si weyn u yaqaanaan.

ilaahay wixii uu qaato isagaga iska  leh wixii uu siiyana isaga ayaa iska leh qalbigu wuu murogoonayaa ishuna way ilmeyneysaa wax aan ilaahay raalli galineninna odhan mayno,ilaahayna waxaan macllin daahir uga baryeynaaa inuu jannadiisa firdowsa dajiyo quraankii uu ehelka u ahaana ku karaameeyo,intii uu ka tagay iyo umadda soomaaliyeed inuu samir iyo iimaan ka siiyo.

alle ha u naxariistee macallin daahir wuxuu umadda soomaaliyeed uga dagay dad quraanka halkiisii ka sii wada dacwada iyo islaaxinta bulshada soomaaliyeedna dow weyn ka qaatay ilaa haddana u taagan oo ay ka mid yiihiin sh. xasan daahir ,dr. axmad daahir,dr. c/laahi daahir ,sh. muuse daahir iyo akhyaar kale oo saameyn muuqata ku yeeltay faafinta manhajka sunnada ilaahayna waxaan ka baryeynaa annaga iyo iayaga inaanu macallikaka gadaashiis na fitneynin ajirkiisana aanu naga qadinin.

www.somalimirror.com

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Culumada iyo ducaadda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan oo tacsi u diraya eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday (Alle ha u naxriistee) Macallin Maxamuud Macallin Nuur
  2. Mu’assasada Alminhaaj oo tacsi u dirtay ehelada iyo asxaabtii Sh. Macallin Maxamuud
  3. Culimo Tacsi u dirtay eheladii iyo asxaabtii Sh. Macallin maxamuud
  4. Alle ha u naxariistee-Shiikh Xasan Cadde oo ka mid ah culimada Gobalka Banaadir oo xaley ku geeriyooday Muqdisho
  5. Shabakadda Somalimirror & Shaqaalaheeda oo idin leh Ciid Wanaagsan

Readers Comments (1)

  1. muxsin says:

    allaah caza wajalla ha u naxariisrto

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Culumada iyo ducaadda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan oo tacsi u diraya eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday (Alle ha u naxriistee) Macallin Maxamuud Macallin Nuur
  2. Mu’assasada Alminhaaj oo tacsi u dirtay ehelada iyo asxaabtii Sh. Macallin Maxamuud
  3. Culimo Tacsi u dirtay eheladii iyo asxaabtii Sh. Macallin maxamuud
  4. Alle ha u naxariistee-Shiikh Xasan Cadde oo ka mid ah culimada Gobalka Banaadir oo xaley ku geeriyooday Muqdisho
  5. Shabakadda Somalimirror & Shaqaalaheeda oo idin leh Ciid Wanaagsan

Latest Headlines