Abu Fadumo Nasiixa Ma Mudan Yahay? W/Q Cubtan Yuusuf

Published on January 18, 2012 by   ·   1 Comment   ·   print

Qormadatani qorideedu waxay igu dhalatay ka dib markii aan arkay qoraal qaab gabay ahaan ah u qoran oo uu leeyahay nin isku magacaabay “Abuu Faadumo”. Qoraalku wuxuu ku soo baxay shabakado ay mid tahay Soomali midnimo, kaasoo uu qoraagu ku ayidayey wax loo ekaysiiyay bayaan ay ururka Al-shabaab kaga jawaabayeen eed ay Beesha Leelkase u soo jeedisay ururkaas inay ka danbeeyeen dilkii Allaha u naxariistee Sh.Dr Axmed Xaaji Abdirraxman. Bayaanka sixadiisa ma hubo mana wato wax cadaynaya inuu ka yimid dadka talada ururku ka go’do, wuxuuse u’egyahay wax ay soo farsameeyeen qolooyin aan oran karno gar iyo gar darraba ururka Al-shabaab bay garab taagan yihiin, ulana mucaamala falkooda iyo qowlkoodaba sidda waxyi samada ka soo degay. Bayaankaas markuu soo baxay isla markiiba Abu Fadumo sidii caadada ahayd wuxuu ku ayyiday gabay uu ku magacaabay “Diktoorkii waxaa gowracoo gooyay ruuxiisa galbeed iyo amxaariyo shuftada reer garoowaahe!”

Halkan ka akhri maqaalka:

http://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/01/Halkaan-ka-Akhir-Abu-Fadumo-Nasiixa-ma-mudan-yahay.pdf



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Halgamaa xusid mudan
  2. Kulan ay wada qaateen Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye & Xubno uu ka mid yahay Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde
  3. Waraysi:- Sh.Max’ed Cusmaan”waxaan ku Guuleysanay inaan la kulano Dowlada Sh. Shariif Madaxda ka yahay & Xisbiga Islaamiga oo uu Sh. Cumar Iimaan Madaxda ka yahay & Xarakatu Shabaab Al-Mujaahidiin”.
  4. Nuur Cadde oo si kadis ah uga degay Baydhabo xili uu C/laahi Yuusuf joogo
  5. Sheekh Maxamed Aw Yuusuf Sheekh Maxamed Dhagaxtuur oo ku dhintay Afgooye

Readers Comments (1)

  1. sumaya maxamed says:

    asc
    mahad ale bey usugnatey alihi na abuurtey naguna manaystey dintan islamka ee wasadiyada ah ilaahna hainagu sugo .
    mida labaad waxaan u mahad celineya walala halgan iyo somali mirror ilaheyna waxaan idinkaga baryeya saad culimada iyo dacwadi inta lagu soo tabcayey aad u ilaalineysaan inuu idinku xifdiyo diintiisa .
    ugu danbeen waxaan umahad celineya walasha maqaala soo qortey walalo ilaahey dartii ayaan kugu jecladey iyo sidaad u hadashey horta nimankan maba aysan aheen inaad u jawaabto maxa yele waa dad cirdiga iyo dhiiga muslimka ku xalashaneya dhiiga qofka muslinka ah siraan wa jahrana wax loo gu sheeg lkn qiyama danbeysa oo waxaani waa aduunyo maanta hadaad joogto waxaa laga yabaa inaaad baa caawaa aad garin saad oogusoo jawaabteyna waa si caajiib ah oo xita kuwa ku so qora websityadooda aaney sida iyo si udhow wax uqorin alaha kaa abaal mariyo kuguna xifdiyo diintiisa
    sheekhenina alaha u naxariisto macalinkeygiina wuu aha ala yarxamuhu awladiisa iyo ehelkoosna alaha uxifdiyo aamiin yaa rabal caalamiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Halgamaa xusid mudan
  2. Kulan ay wada qaateen Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye & Xubno uu ka mid yahay Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde
  3. Waraysi:- Sh.Max’ed Cusmaan”waxaan ku Guuleysanay inaan la kulano Dowlada Sh. Shariif Madaxda ka yahay & Xisbiga Islaamiga oo uu Sh. Cumar Iimaan Madaxda ka yahay & Xarakatu Shabaab Al-Mujaahidiin”.
  4. Nuur Cadde oo si kadis ah uga degay Baydhabo xili uu C/laahi Yuusuf joogo
  5. Sheekh Maxamed Aw Yuusuf Sheekh Maxamed Dhagaxtuur oo ku dhintay Afgooye

Latest Headlines