January 2012 Archive

Culimada ku nool S/lland oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka iyo colaadda ka aloosan degmada Buuhoodle(Dhageyso)

Culimo,udiinka ku nool magaalooyinka waaweyn ee Somalilland ay ku baaqeen in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka aloosan degaanka Buuhoodle iyagoo culimadu ay tilmaameen ...

More From January 2012

Alshabaab intii la is watey maxaa wax loogu sheegi waayey?. Qeybta koowaad

Qoraalkaan waxaa laga diray xarunta maamulka Jamaacada Ictisaam ee magaalada Muqdisho habeen sabti ah oo saacaddu ahayd 10:30 PM, taariikhduna ahayd ...

Wadahadal nabadeed oo Daalaibaan iyo Mareykan uga furmay Dowxa

Xubno ka tirsan xarakada Daalibaan ee Afgaanistaan iyo dowladda Mareykanka ayaa wadahadal nabadeed uu uga furmay magaalada Dowxa ee xarunta dalka ...

Culumada Dhibkooda Sharaf Laguma Gaaro W/Q: Abdinasir Ahmed Aden ( Garweyne)

Mahad idilkeed Allaah ayaa iska leh, nabadgelyo iyo naxariisna nabigeena Allaah dushiisa ha yeelo. Waxaan shaki ku jirin in qof kasta ...

Nadwo xalay ka baxday qolka Somali Islamic Taqwa Network iyo Qolka 114(dhageyso)

Waxaan lagu qabtay qolka Somali Islamic al-Taqwa Nework iyo qolka 114  ee  Tele conference-ka USA / Canada Dawro Cilmiyeed ay ka qayb galayaan culimadda ...

Dhaqanka Islaamka. W/Q: Sh. Axmed C/samad

Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka  oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 siiyey macallimiinta dugsiyada sare ee magaalooyinka ...

Ha u nixin!. W/Q: Xasan Maxamed Ibraahim (Abu xassaan)

Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna naxariista, gaaladana ku ad-adag ...

Tacsi: shabakadda somalimirror oo ka tacsiyeyneysa geeridii alle ha u naxariistee macallin daahir uweys

shabakadda somalimirror waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa dhamaanba umadda soomaaliyeed gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee ...

Culimada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culuma’usuu waa kalimad xaq ah oo loola jeedo baadil. W/Q: Sh. Ahmednuur Macalim C/qaadir

Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola ...

Dulleynta Soomaalida iyo Digniinta Shisheeyaha:Goormay Soomaalidu ku Baraarugi Doontaa? Qalinkii: M.D. Afrax

Desember 06, 2011 QORMADA 1waad __________________________________________________ “Dowladaha adduunkow, maxaad nugu dilaysaan? Ma diinteen Islaamkaa, waxaad nugu dilaysaan? Barwaaqada dalkaan taal miyaad nugu dilaysaan? Ma degaanka isteraatiiji ayaad ...

Taliye Ibliis iyo Taajkiisa. W/Q: Suleymaan Maxamuud

Shacabka Soomaaliyeed waxaa haystay dhib aad u farabadan, lagasoo bilaabo burburkii dawladdii dhexe,haseyeeshee, dhibaatooyinka haystay maalinba waji bay lahaayeen, oo kulligood ...

Muxaadaro la magac baxday “Sixidda Afkaarta qalloocan oo uu jeediyay” Sh. Axmed C/Samad (Dhageyso)

Sh. Axmed C/Samad oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ku sugan oo Paltalk-ga marti ugu ahaa Qolka Somali  Al-taqwaa ...

Ciidanka cirka ee Maraykanka oo xoog ku soo furtay Shaqaalihii Hay,adda DDG

Ciidanka cirka ee dalka Maraykanka ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay weerar ku ekeeyey degaan lagu magacaabo Far-caano ...

Dad salaad cishe tukanaya oo xalay bam lagu weerayay Muqdisho

Dad salaad tukanaya ayaa  xalay bam-gacmeed dhimasho iyo dhaawac geystay lagu weerarray magaalada Muqdisho. Xili salaaddii cishe lagu jiray masaajid ku yaala ...

Qabyo kuma Ebyootee Dagaal qoriga noo tiirsha Abwaan Cabdiraxmaan-Shaacir (Dhagayso)

Waa Gabay uu hal abuurkiisu ku farayaraystay, kuna gadaaman suugaan sarbeeb  hub looga dhigay, maah maana galbin looga dhigay, qisooyina lagu ...

Maxaa Culimada Soomaaliyeed Loola Colaytamay?

Culimadu waa dadkii dhaxlay risaaladii iyo fariintii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee uu la yimid. Waa iftiinka iyo ...

Augustine Mahiga oo sheegay in uu xafiiskiisa (Q/Midooba) usoo rarayo Muqdisho

Augustine Mahiga ayaa maanta oo talaada ah ku dhawaaqay in  uu rajeynayo in xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya loo ...

Iska dheh!. W/Q: C/risaaq Sugulle

Iyadoo aad moodo in qoraaladii ka dhashay dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan ay isa soo tarayaan, dadkii xaq ...

Andalus iyo Maalmo adag W/Q. Cabdulqaadir Cabdi Diiriye

Dhacdooyinka taariikhda waxaa in badan laga qaataa cashar lagu iftiinsado waqtiga markaa la joogo waayo taariikhdu iyadaa isa soo celisa oo ...

Qarax is-Miidaamin ah oo Alshabaab saaka ka fuliyeen Beledweyne

Gaari bas ah gaar ahaan kuwa yaryar ee rakaabka qaada oo walxaha qarxa lagu soo miineeyay ayaa saaka nin naftii hure ...

 More »