December 2011 Archive

Xagjirnimada Diineed iyo Khatarta ay Ummada u Leedahay. W/Q: Dr. Maxamuud C/Raxmaan

Hordhac Kooban Mahad dhammaanteed waxay u sugnaatey Rabbi hufnaaye, naxariis iyo nabad gelyna suubaha Nabigeena korkiisa ha ahaato. Waxaan qormadaan kooban ku qaadaa dhigi doonaa haddii Rabbi idmo ...

More From December 2011

C/wali Cali Gaas & wafdi uu hogaaminayo oo Nairobi kulan kula leh Mas’uuliyiin Maraykan ah

Ra'iisal Wasaraha DKMG ah ee Soomaaliya C/wali Cali Gaas ayaa kulan kula qaadanaya manta  Nairobimas'uuliyiin Maraykan ah kaas oo lagu wado ...

Hey’adda Kheyriga ah ee Shaariqa oo 10 Ceel ka qoday Gobolada Banaadir & 2da Shabeele

Hey’ad kheyri ah  oo laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta gaar ahaan Imaarada Shaariqa ayaa 10 Ceel ka qoday gobolka Banaadir iyo ...

UUR DOOX: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay: Sh.C/raxmaan Sh. cumar

Mashruuca Islaamiga: Allaa mahad leh, ammaan oo idilna Ilaah ayaa iska leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma ...

Gabay baroordiiq ah: Dr. Axmad Jaamac Ismaaciil Mire

 Mahad dhammaanteed ilaahay baa leh, ammaan iyo nabadgelyna nabi Maxammed scw ilaahay dushiisa ha yeelo, intaa kadib waxaan halkan uga tacsiyeynayaa ...

Ashabaab mise Ashahaado la dirir “islaami ah”? W/Q: C/Qani Qorane M’ed

Dilkii arxan darrada ahaa ee loo geystay caalimkii weynaa ee Dr. Axmed xaaji wuxuu abuuray su’aalo ay xaq tahay in uu ...

Tadliiska iyo marin habaabinta fatwada (Sh Xassaan) :Sheekhaas hadaad disho adna mujaahid baad tahay isna waa shahiid!!!.A/qani H. mohamed

Dilkii diin la’aanta ahaa ee loogu gaystay magaalada Boosaaso, Sh. Dr. Axmed X. Cabdiraxman-(Ilaahay ha u naxiisto, cuquubana ha u soo ...

Sh.C/raxmaan Abyad oo ka hadli doona khatarta ay leeyihiin fataawaha lagu banneysto dhiigga culimada

Denmark:-Sheekh C/raxmaan Abyad oo ka mid culumada iyo Ducaada ku nool dalka Denmark ayaa muxaadarooyin musalsal ah ka bilaabi doona Masjidka ...

Sheekh Maxamed Aw Yuusuf Sheekh Maxamed Dhagaxtuur oo ku dhintay Afgooye

Alle ha’u naxariistaa waxaa maanta lagu aasay magaalada Afgooye Sh Maxamed aw Maxamed aw Yuusuf oo ku magac dheeraa Sh Maxamed ...

Culimada iyo ducaadda soomaaliyeed ee UK oo bayaan ka soo saaray dilkii Dr. axmad xaaji

Shir ay galabnimadii Sabtida, 10 Dec 2011, isugu yimaadeen culumada, ducaadda iyo masuuliinta masaajidda Somaliyed ee UK oo ka dhacay masjidka ...

Midnimada Muslimiinta

Waxaa laga joogaa wax ku dhaw todobaad inta uu mootan yahay Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan, Ilaahay ha u naxariistee, iyadoo ilaa ...

Culimada magaalada Ceerigaabo oo u tacsiyaynaya dilkii loo geystay Dr Axmed Xaaji C/raxmaan Maxamed

Anagoo ah Culimada ku sugan Magaalada Ceerigaabo waxaan tacsi u diraynaa Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee ...

Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka. W/Q: Maxamed Nuur Shire

Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka, waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono dhaqannada cusub ee ay soo kordhiyeen qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed. Barasho ...

Beenta Al-Shabaab iyo Inkiraada Dilkii Dr. Ustaad/Shiekh Axmed X. Cabdiraxmaan. W/Q:Mohamed Ahmed Abdirahman

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Marka hore waxaan tacsi u dirayaa dhamaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland, kasii gaar ...

Khudbadihii Jimcaha ee Masaajida Magaalada Boosaaso oo lagaga hadlay Dr Axmed Xaaji C/raxmaan

Khubadii jimcaha ee Masaajidka Magaalada Boosaaso ayaa manta lagu soo qaatay dilkii loo geystay Dr Axmed Xaaji C/raxmaan Maxamed oo 5-12-2011 ...

Soomaaliya, waa ummad geeridu jiho kasta uga timid!. W/Q: Siciid Cali Shire

Cinwaanka qormadaan, Soomaaliya waa ummad geeridu jiho kasta uga timid, waxaan ka soo qaatay maqaal uu Axmed Mansuur, weriye reer Kuwait ...

ogeysiis: dowrada qaboobaha ee copenhagen

Xarunta Soomaaliyeed ee al-tawxiid, Copenhagen waxay ummadda soomaaliyeed ugu bishaaraynaysaa in xaruntu qabanayso kulankii aqoon kororsiga diineed (dawro) bishan Dec. 2011. ...

Yaa ka Dambeeyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan?

Qoraalkan kooban waxaan qoray bishii February 20, 2011, waxaan u gudbiyey in uu iga hubiyo sidii caadada ii ahayd Dr. Axmed Xaaji ...

Taariikh Nololeedkii sh. Axmed X. Cabdiraxman. W/Q: Sh. Maxamed Idriis Axmed

TAARIIKH NOLOLEEDKII DR. AXMED XAAJI OO KOOBAN Mahad oo dhan Ilaah baa leh, Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato, waxaan wax yar oo ...

Yaanu u haysanaa dilkii Sheikh Axmed X. C/raxmaan? W/Q: C/wahaab Maxamed Mawliid

Marka hore Allaah waxaan uwadiinayaa  inuu u naxariisto, eheladiisii iyo ummadda soomaaliyeed na samir iyo iimaaan ka siiyo. Intaas kadib waxaan uhaysanaa ...

« Back    More »