Wafdi ay hogaaminayaan C/wali Cali Gas & C/raxmaan Faroole oo lagu wado in ay Boosaso gaadhaan manta

Published on December 27, 2011 by   ·   1 Comment   ·   print

Ras’iisal wasaaraha DKMG ah C/wali Cali Gaas ayaa lagu wadaa in uu manta soo gaadho magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso isaga iyo wafdi uu hogaaminayo oo kaaska ka soo amba baxay Magaalada Garaawe .

Socdaalka C/wali Cali Gaas iyo wafdigiisa ayaa dhulka ah waxayna hakad ku galeen Magaalada Qardho oo ay kulan kula qaateen waxgaradka iyo maamulka magaalada , waxaana lagu wadaa 12:00PM (Makka Time) in ay soo gaadhaan Boosaso.

Amniga guud ee Magaalada iyo dhamaan ka wadaayinka ee Boosaaso ayaa aad loo adkeeyay waxaana wadooyinka qaar loo diday in baaburtu ku dhex hakato sidaa ooo kale waxaa baaburta ay ciidamada taraafikada ahi ka ilaalinayeen in ay saxmad ka dhigan wadooyinka.

Dhinaca kale waxaa wafdigaa wehliya Madaxweynaha Puntland C/raxman Sheekh Maxamed Faroole  iyo xubno isku jira Golaha Wasiirada iyokanWakiilada ,waxaana lagu wadaa wafdiga oo dhan in ay ugu gudbi doonaan aqalka madaxtooyada ee ku yaala bariga Boosaaso.

Wafdiga guud ahaantii ayaa lagu wadaa in uu hadal siiydoonan saaxafadda kadib imaatinkooda,waxa lagu wadaa sidoo kale in C/wali Cali Gaas iyo wafdigiisa ay socdaalo ku tagan Suuqa Boosaaso oo uu dab haleelay 4tii bishan, madaarka iyo Dekeda.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. C/wali Cali Gaas & wafdi uu hogaaminayo oo Nairobi kulan kula leh Mas’uuliyiin Maraykan ah
  2. C/raxmaan Maxamed “Faroole” oo lagu wado in uu Boosaaso soo gaaro Maanta
  3. Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo manta Salaadii Duhur lagu aasay Magaalada Boosaaso
  4. Shirka wata tashiga arimaha Soomaaliya oo lagu wado in uu ka bilowdo Garowe
  5. Cumar C/rashiid Cali Shamara’arke oo lagu wado in uu Golaha Wasiirada ku kobo 14 Wasiir

Readers Comments (1)

  1. shaymaa says:

    asc inalilahi wa inaa ilayhi rajicuun waan kaxumahay dilkas foosha xun ee loo gaystay dr axmed xaji c/raxmaan waxm lenahay ilaahay janadiisa haka warabsho insha alaah wixi dilayna hakashifo

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. C/wali Cali Gaas & wafdi uu hogaaminayo oo Nairobi kulan kula leh Mas’uuliyiin Maraykan ah
  2. C/raxmaan Maxamed “Faroole” oo lagu wado in uu Boosaaso soo gaaro Maanta
  3. Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo manta Salaadii Duhur lagu aasay Magaalada Boosaaso
  4. Shirka wata tashiga arimaha Soomaaliya oo lagu wado in uu ka bilowdo Garowe
  5. Cumar C/rashiid Cali Shamara’arke oo lagu wado in uu Golaha Wasiirada ku kobo 14 Wasiir

Latest Headlines