Boliska Kenya oo gacanta ku dhigay 2 nin oo looga shikiyay in ay xidhiidh la leeyihiin Shababka

Published on December 25, 2011 by   ·   No Comments   ·   print

Laamaha amniga ee dalkaKenyaayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen  Soomaali keenyaan ah oo xidhiidh wada shaqeyn ah la leh Xarakadda  Al shabaab.

Af hayeenka Booliska Kenya Eric Kraitti ayaa sheegay in ciidamada gaarka ah ee ka hortagga iyo la dagaalanka agagixisada ay ku soo qabten 2 nin oo Somali Keenyan ah oo la shaqeeya xarakada Al shabaab haddana ay wadaan baadhintaano intaa ka badan.

2da nin ee ay Boolisku gacanta ku dhigeen ayaa lagu kala magacaabaa sida ee Af hayenku sheegay Musa Osodo iyo Hussein Abaas ,waxa uu intaa raaciyay in ay qorsheynayeen in ay falal qaraxyo ah ka fuliyaan gudahaKenyasidaa oo kalena ay la shaqeeyaan xubno cusub oo doonaya in ay gudaha u so galanKenyasi ay howlgalo uga sameeyaan.

Waxa uu ugu dambeyntii sheegay in ay digtooni weyn ku jiraan howlgaloodana ay u badan doonaan kuwo qarsoodi ah oo ay inta badan fulin donaan dharcadda iyo laamaha warqabadka oo kaliya.

Ma ahan markii ugu horeysay ee ay BileyskaKenyadhaq dhaqaqyo ceynka oo kale ah sameeyaan waxaase horey u jirtay in dad badan ay ka qab qabten magaaladaNairobigaar ahaan xaafadda ay Soomaalidu degto.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Maraykanka oo 3 nin oo Soomaali ah ku eedeeyay in ay xidhiidh la leeyihiin Al shabaab
  2. Xoogaga Al-shabaab oo Gacanta ku soo dhigay kooxo Burcad ah.
  3. Maxada Boliska Kenya oo sheegay in la dilay Faadil C/laahi Maxamed oo ka mid ahaa kooxdii fulisay Qaraxyadii Darasalam & Nairobi 1998-dii
  4. Sirdoonka Ingiriiska oo sheegay in ay baadhitaano kadib heleen in ay jiraan Soomaali dagan Ingiriiska o xidhiidh la leh Al shabaab
  5. Xaabsade & Xubno kale oo gacanta lagu dhigay & Al-Shabaab oo si buuxda ula wareegay Baydhabo

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Maraykanka oo 3 nin oo Soomaali ah ku eedeeyay in ay xidhiidh la leeyihiin Al shabaab
  2. Xoogaga Al-shabaab oo Gacanta ku soo dhigay kooxo Burcad ah.
  3. Maxada Boliska Kenya oo sheegay in la dilay Faadil C/laahi Maxamed oo ka mid ahaa kooxdii fulisay Qaraxyadii Darasalam & Nairobi 1998-dii
  4. Sirdoonka Ingiriiska oo sheegay in ay baadhitaano kadib heleen in ay jiraan Soomaali dagan Ingiriiska o xidhiidh la leh Al shabaab
  5. Xaabsade & Xubno kale oo gacanta lagu dhigay & Al-Shabaab oo si buuxda ula wareegay Baydhabo

Latest Headlines