TALOW MA NABI MUXAMAD S.C.W. IN LAGU BEEN ABUURTAA FUDUD MISE SHEEKHIINA IN LA QABTAA ADAG?

Published on December 22, 2011 by   ·   No Comments   ·   print

Mahad Alle ka dib waxaan aqriyay qoraalo ay soo qoreen labo qof oo lakala dhaho Maxamed xirsi guuled iyo Axmed cartan, labadaasi qof waxa ay isku dayeen inay ka jawaabaan su,aalo ay direen Fadiilatu Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Fadiilatu Shiikh Maxamuud Maxamed Shibli , una direen Sh xasan maxamud takar, kuna saabsanaayeen inuu sheikh xasan kasoo jawaabo Axaadiis uu ku been abuurtay Suubanaheena muxamad (صلى الله عليه وسلم). Walaalaha isku dayay in ay ka jawaabaan Axaadiis-taas been abuurka ahayd ee uu dajiyay  Sh. Xasan Maxamud Takar lagana codsaday inuu meel ku sheego ma aysan ka hadlin axaadiis-taas, oo waxa ay aadeen meelo kale.

Waxaan walaalaha waydiin lahaa Tolow ma Nabi Muxamad صلي الله عليه وسلم in lagu been abuurtaa fudud mise sheekhiina in la qab taa adag. Mise tacasubka ama kooxeysiga ayaa idinkala waynaadey ku been abuurka Nabigeena Muxamad صلي الله عليه وسلم  .Bal ila eega Axaadiista la waydiiyay sheikh Xasan Takar iyo jawaabaha ay bixiyeen walaalaha isku dayay in ay sheikh Xassan Takar difaacaan.

Si aad uga bogatid, maqaalka oo dhammeystiran halkan hoose ka gal

Talow ma Nabi Muxamad صلي الله عليه وسلم lagu been abuurtaa fudud mise Sheekiina in la qabtaa adag

Xudeyfa Raage Cali

E-mail: xudeyfa@msn.com

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Sideen ugu hiilinnaa Nabi Muxamad S.C.W
  2. Denmark oo dacwad ku soo oogeysa soomaali ay ku tuhunsantahay inuu weeraray sawirgacmeedle nabiga عليه وسلم صلى الله aflagaadeeyay
  3. Muraaharaad Balaadhan oo looga soo horjeedo Sawir gacmeed lagu xumeynayo Nabigeena Muxamad SCW oo lagu wado in uu ka dhoco Dalka Sweden
  4. Sheekh Maxamed Qudbi oo maskaxda xinjirow fudud kaga dhacay
  5. Fataawida Xajka{Q.3-aad}

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Sideen ugu hiilinnaa Nabi Muxamad S.C.W
  2. Denmark oo dacwad ku soo oogeysa soomaali ay ku tuhunsantahay inuu weeraray sawirgacmeedle nabiga عليه وسلم صلى الله aflagaadeeyay
  3. Muraaharaad Balaadhan oo looga soo horjeedo Sawir gacmeed lagu xumeynayo Nabigeena Muxamad SCW oo lagu wado in uu ka dhoco Dalka Sweden
  4. Sheekh Maxamed Qudbi oo maskaxda xinjirow fudud kaga dhacay
  5. Fataawida Xajka{Q.3-aad}

Latest Headlines