dawradii 6aad oo ka dhici doonta: masjiddu al-taqwaa ee magaalada aarhus-danmark

Published on December 21, 2011 by   ·   No Comments   ·   print

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA Al-TAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Aarhus-Danmark dawradii 6aad ee sharciga ahayd.

Waxaa ka qayb qaadadan doona muxaadaradka iyo kalimaadka culimo iyo ducaad ka kala imaanaya wadanka Danmarka gudihiisa.

Dawrada hal ku dhageedu waa“GUNTA SARE GAAR AMA U DHAWOOW
Maalmaha ay kala dhacayso waa maal maha Sabtida:30/Dec iyo Axada 31/Dec.
Maalinta Jicmada oo ku beegan 30/Dec waxaa khudbada jeedin doona Sh:C/raxmaan Abyad sidoo kalana kalmad ayuu ku leeyahay masjidka bacdal maqrib.

Culimada & Ducaada ka qaybgalaysa.

SH:C/raxmaan Abyad
SH:Maxamed Casoowe
SH:Mahad Daahir
SH:Mustafe C/laahi(Abu-Rowda)

Wixii faahfaahin ah kala soo xiriiri masuuliyiinta Masjidka Al-taqwaa ee magaalada Aarhus -Danmark
gaar ahaan masuulka Dacwada
C/fataax Axmed-deeq
Tel:0045-26122127

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Dowro sharci ah oo ka dhici doonta Copenhegan
  2. Jaaliyada Muslimiinta Denmark Gaar Ahaan Magaalada Aarhus oo 600 Qoys Udxiyo gaarsiiyay.
  3. Nadwo Cilmiyeed socon doonta 8 Habeen oo caawa si toos ah ugu bilaabatay Masjidka Al-Huddaa ee Magaalada Laascaanood
  4. Mu’tamarkii Sanadalaha ahaa ee ka dhici Jiray Gobolka Washington oo lagu wado in uu bilowdo
  5. Qaar ka mid ah ardayda Jaamicadaha magaalada Muqdisho oo maalintii 6aad waxbarashooda xiran tahay

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Dowro sharci ah oo ka dhici doonta Copenhegan
  2. Jaaliyada Muslimiinta Denmark Gaar Ahaan Magaalada Aarhus oo 600 Qoys Udxiyo gaarsiiyay.
  3. Nadwo Cilmiyeed socon doonta 8 Habeen oo caawa si toos ah ugu bilaabatay Masjidka Al-Huddaa ee Magaalada Laascaanood
  4. Mu’tamarkii Sanadalaha ahaa ee ka dhici Jiray Gobolka Washington oo lagu wado in uu bilowdo
  5. Qaar ka mid ah ardayda Jaamicadaha magaalada Muqdisho oo maalintii 6aad waxbarashooda xiran tahay

Latest Headlines