December 2011 Archive

haddii ay caddaatay in al shabaab sheekhii dilay: xasan cali maxamad

Dr Axmed waxaa lagu dilay Bosaso  5/12/11 isaga oo kasoo baxay masajid gurigiisa daris la ah kuna soo tukaday saladdii subax,markii la maqlay dilka sheekha dad ...

More From December 2011

Beesha Leelkase oo caddaysay in Alshabaab ka dambeeyeen dilkii Dr. Axmed bayaanna soo saartay

Salaaddii casar ka dib ayaa lagu qabtay guriga ugaaska beesha Leelkase ee magaalada Galdogob kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen ...

Wafdi ay hogaaminayaan C/wali Cali Gas & C/raxmaan Faroole oo lagu wado in ay Boosaso gaadhaan manta

Ras’iisal wasaaraha DKMG ah C/wali Cali Gaas ayaa lagu wadaa in uu manta soo gaadho magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso isaga ...

Uuur Doox – Qaybtii 2-aad: Sh C/raxmaan Sh. Cumar

  Waxaan aad ugu mahadcelinayaa dhammaan dadkii faallooyinka ,dhiirrigalinta iyo ducooyinka iisoo diray ,Allaha idinka abaalmariyo.Waxaan Allah ka magangalayaa in aan wax ...

Xagjirnimada Diineed iyo Khatarta ay Ummada u Leedahay – 2aad Dr. Maxamuud C/Raxmaan

                                                       Qeybtii koowaad ee maqaalkan waxaan kaga hadalnay hordhac kooban oo kusaabsan xagjinimada iyo khatarteeda. Waxaan sidoo kale soo qeexnay xagjirnimada ...

Wargeyska Independent oo qoray in Britain ay dooneyso in ay gudaha u gasho Soomaaliya

Wargeyska Independent ee ka soo baxay Ingiriiska ayaa shaaciyay in Dowlada Ingiriiska ay qorsheynayso in ay gasho xaalada Soomaaliya kadib hadalkii ...

Hey’adda Kheyriga ee Dalka Qatar oo soo gaba gabeysay wajigii 7-aad ee gargaarka Soomaaliya

Hey’ada kheyriga ah ee Dalka Qatar ayaa sheegtay in ay soo gabagabeysay iyada oo kaashaneysa xafiiskeeda Soomaaliya kaalmooyinkii wajiga 7-aad ee ...

Shiinaha oo AMISOM ugu deeqay 4.76 milyan oo Dollar

Dowladda Shiinaha ayaa ciidamada Amisom ugu deeqday deeq lacageed oo gaadhaysa 30 Milyan oo lacagta Shiinaha ah una dhiganta 4.76 Milyan ...

Boliska Kenya oo gacanta ku dhigay 2 nin oo looga shikiyay in ay xidhiidh la leeyihiin Shababka

Laamaha amniga ee dalkaKenyaayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen  Soomaali keenyaan ah oo xidhiidh wada shaqeyn ah la leh Xarakadda  ...

Wajii labaad ee shirka wada tashiga arimaha Soomaaliya oo shalay galab lagu soo gaba gabeeyay Garoowe

Shirka wadatashiga arimaha soomaaliya ee 4 maalmood ee la soo dhaafay ka socday Magaalada Garoowe ee Caasimadda Putland ayaa shalay galab ...

Culumadu dilkii Sheekha maxay shabaab dusha uga saareen?. W/Q: Axmed C/samad

Sheekha waxaa la diley markii uu ka soo baxay salaadda subax, culumaduna waxay kaga dhawaaqeen qabuuraha salaaddii duhur ka dib in ...

Sheekh Dr.Axmed Xaaji wuxuu u dhintay Siyaasadda Naceyb-Abuur W/Q Dr. Sadiq Eenoow

Qalbi ay murugadu jar-jartay ayaan ugu tacsiyeeneynaa ehelada walaakeena aanu jecleyn Dr. Axmad Xaaji Cabdiraxmaan. Goortuu nala joogeyna waanu jecleyn, haddoo ...

jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika oo baaq u direysa dowladda Kenya

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka koonfur Afrika waxeey  baaq  u direysaa dowladda Kenya kaas oo ku saabsan xaaladda dhabta ah eey marayaan qaxootiga soomaaliyeed ...

TALOW MA NABI MUXAMAD S.C.W. IN LAGU BEEN ABUURTAA FUDUD MISE SHEEKHIINA IN LA QABTAA ADAG?

Mahad Alle ka dib waxaan aqriyay qoraalo ay soo qoreen labo qof oo lakala dhaho Maxamed xirsi guuled iyo Axmed cartan, ...

Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo ka hadashay faragalinta shisheeye iyo arrimo kale

بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله ، والصلاة والسلام على رسول الله ، وعلى آله وأصحابه ومن والاه ، وبعد؛ Bayaan saxaafadeed ...

Dhibka sideen ugu bedelnaa Dheef W/Q: Sh. C/Baasit Sh. Ibraahim

الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله . Dhibaatooyinka faraha badan ee ku habsadey Umadda soomaaliyeed wax la soo koobi kara ma’aha ...

dawradii 6aad oo ka dhici doonta: masjiddu al-taqwaa ee magaalada aarhus-danmark

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA Al-TAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada ...

Jabuuti oo sheegtay in ay ciidamo dheeri ah u soo diri doonto Somaaliya

Dowlada Jabuuti ayaa shaacisay in ay qorshenayso in ay ciidamo dheeri ah u diri doono Soomaaliya bilaha soo socda si ay ...

Dagaal xalay Deyniile ku dhex maray Al shabaab iyo AMISOM +DKMG ah

Dagaal khasaaro geystay ayaa xalay Degmada Deyniile ku dhex maray Xarakadda Al shabaab iyo Ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG Ah oo ...

Shirka wata tashiga arimaha Soomaaliya oo lagu wado in uu ka bilowdo Garowe

Shirka Wada tashiga arimaha Soomaaliya wajigisa labaad ayaa saacado kadib lagu wadaa in uu si rasmi ah uga furmo Magaalada Madaxda ...

 More »