Itoobiya oo shaacisay in ay ciidamo u direyso Soomaaaliya

Published on November 26, 2011 by   ·   No Comments   ·   print

Saraaakiil ka tirsan Dowlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya ay ciidamo u diri doonto gudaha Soomaaliya si ay ula dagaalamaan xoogaga Al shabaab taasoo ka dhigan aqbalida codsiga uu Urur Gobolkeedka IGAD u soo jeediyay Itoobiya

 Mas’uul u hadlay Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegay in howgalkoodu gudaha Soomaaliya uu socon doono mudo kooban oo la xididay , ciidamadooduna ay goobo gaar ah howgalada ka fulin doonaan mudadaas gaar ahaan gobolada dhexe iyo Hiiraan.

Mas’uulkaasi waxa uu sheegay in tiro yar oo ciidamadooda ka mid ah ay gudaha u galeen Soomaaliya taasina ay ahayd sahan iyo kormeer guud ,wuxuuna waxbakamajiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in ay howlgal halkaa ka sameeyeen .

Dhinaca kale mas’uul Itoobiyaan ah oo diiday in magaciisa la faafiyo ayaa Wakaalada Wararka ee Reuters u sheegay in kulankii uu Ururka IGAD ku sheegay Addis Ababa kadib in howlgalka ciidamada Itoobiya uu socon doono wakhti gaaban wuxuuna yidhi “ waxaan qiyasaynaa wakhti qaaban  ama isbuuciyo ma dooneyno in ay galintaankayaga ay xag jiriintu uga faa’iidaystaan dicaayad ahaan”

Waxa uu mas’uul Militery Itoobiyaan ahi sheegay in howlahodu ay qaadan doonaan wakhti koobansi looga fogaado khasaare iyamaada ama qorshaha oo uu fashil ku yimaado.

Itoobiya ayaa ka walaacsan sida ay ku suura gal noqon doonto in ay ciidamadedu mar kale gudaha u galaan Soomaaliya soomaaliya iyo werarada kagama iman kara Xogaga Al shabab iyo cida ka gacan qaban doono dhinaca dhaqaalaha iyo saanadda ay ciidamadu ku howlgali doonan

 



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Itoobiya oo Shaacisay in ay iska Wareejisay Somalia
  2. Itoobiya oo shaacisay in ay Ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya dhamaadka Bishan
  3. Q.M oo shaacisay inaysan Ciidamo u soodireyn Soomaaliya.
  4. Itoobiya oo beenisay in Ciidamo kuweed ah ay gudaha u galeen Soomaaliya
  5. Itoobiya oo Ciidamo ka dhan Soomaaliya Tababar u furtey.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Itoobiya oo Shaacisay in ay iska Wareejisay Somalia
  2. Itoobiya oo shaacisay in ay Ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya dhamaadka Bishan
  3. Q.M oo shaacisay inaysan Ciidamo u soodireyn Soomaaliya.
  4. Itoobiya oo beenisay in Ciidamo kuweed ah ay gudaha u galeen Soomaaliya
  5. Itoobiya oo Ciidamo ka dhan Soomaaliya Tababar u furtey.

Latest Headlines