14 qof oo ku dhaawacantay qarax xalay lagu tuuray goob lagu caweeyo oo ku taala Nairobi

Published on October 24, 2011 by   ·   No Comments   ·   print

14 qof ayaa ku dhawacantay Bam gacmeed habeenkii xalay ahaa lagu tuuray Kalaab habeenkii lagu caweeyo oo ku yaala MagaaladaNairobiee DalkaKenyawaxaana warkan Saxaafada u xaqiijiyay Eric Mogambine oo ah taliyaha Magaalada Nairobi.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu tuuray qof marayay meel u dhow goobta uu qaraxu ka dhacay wuxuuna Taliye Eric sheegtay in hadda ay wadaan baadhitaanadoodii balse aysan wali helin macluumaad dhameystirsn.

Waxa uu Eric Wabaahinta u sheegay in qofka qaraxa geytay aysan wali helin balse baadhitaano kadib ay soo saari doonan sida waxa u dhaceen oo faah faahsan.

Dadka ku dhaawacmay qaraxaa ayaa la sheegay in ay u wada dhasheen Kenya  waxayna 6 ka mid ahi dhaacwacyaadi yihiin kuwo xoogan halka 8 kalena ay soo gadheen dhawacyo an sidaa u sii weynayn sida laga soo xigtay howladeena caafimaadka ee la tacaalaya xaaladda dhaawacyada.

wuxuuna qaraxani imanayaa maalin kadib markii ay Safaaradda Maraykanka eeNairobishaacisay digniino muujinaya qaraxo la filan karo in ay ka dhacaan Nairoi.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay goob cunto lagu qeybinayey oo ku taala dagmada Xamarjajab magaalada Muqdisho
  2. Qarax ka dhacay goob shidaalka lagu Kaydiyo oo ku taalla Magaalada Neyroobi
  3. Faah faahin qarax xalay fiidkii ka dhacay Boosaaso
  4. Qarax ka dhacay xalay degmada Dharkenley
  5. Faah faahin qarax xalay ka dhacay Magaalada Garoowe

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay goob cunto lagu qeybinayey oo ku taala dagmada Xamarjajab magaalada Muqdisho
  2. Qarax ka dhacay goob shidaalka lagu Kaydiyo oo ku taalla Magaalada Neyroobi
  3. Faah faahin qarax xalay fiidkii ka dhacay Boosaaso
  4. Qarax ka dhacay xalay degmada Dharkenley
  5. Faah faahin qarax xalay ka dhacay Magaalada Garoowe

Latest Headlines