Dowlada Maraykanka ayaa taageertay howlgalada ay ciidamadaKenyaka wadaan gudaha Dalka Soomaaliya wuxuuna Maraykanku sheegtay in uu ka taageerayo dhinacyada Saadka iyo xogta.
U qeybsanaha Wasaaradda Arimaha dibada Maraykanka Johnny Carson ayaa sheegay in Dowlada Maraykanku ay la socoto howlgalada ay ciidamada dalkaKenyaka wada gudaha Soomaaliya howlgalaadsina ay yihiin kuwo lagu dabar jarayo kooxaha argagixisada uu ku tilmaamay
Carsonwaxa uu xusay inKenyaay ka taageerayaan dhinacyada Lojistiga iyo sahanka la xidhiidha ogaanshaha goobaha ay ku sugan yihiin Al shabaab wuxuna yidhi “ si aad ah ayaan ula socona waxaabaha ka socda geeska Afrika iyo howlgaladaKenyaee gudaha Soomaaliya oo lagu raadinayo Al shabab waan ognahay waana taageersanahay “
Waxa uu dhanka kale tilmaamay in Dowlada Maraykanku ay qorsheynayo in tababaraayaal dhanka ciidamada ah ay u diri doonto Soomaaliya si ay tababaro u siiyaan ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya
Arintan ayaa imanaysa xili ay siyaabo kala duwan looga hadlay howlgalada ay ciidamadaKenyaka wadaa gudaha Soomaaliya gar ahaan Gobolada Juboyinka iyo Gedo.

Related posts: