October 2011 Archive

Kenya oo sheegtay in markii ugu horeysay ay dagaal dhinaca dhulka ah la gashay Al shabaab

DowladaKenyaayaa  sheegtay in markii ugu horeysay ay dagaal dhinaca dhulka ah la gashay Xarakada Al shabaab kadib 2 isbuuc oo ay cidamadaKenyaku sugan yihiin gudaha Dalka ...

More From October 2011

Qarax labaad oo xalay ka dhacay Magaalada Nairobi

Qarax Bam xoogan ah ayaa xalay fiidkii ka dhacay meel ay dadku ku badan yihiin oo ku taala Magaalada Nairobi wuxuuna ...

Kenya oo sheegtay in ay soomaaliya ku soo galeen codsi uga yimid DKMG

DowladaKenyaayaa ka hadashay eedeymo uu shalay galab u soo jeediyay Madaxweynaha DKMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la xiriiray howlgalada ...

Sheekh Shariif oo sheegay “ciidamo inay iska soo galaan Soomaaliya, Dowladuna ma gola, shacabka Soomaaliyeedna ma ogola”

Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay markii ugu horeysay wararka la xidiidha ciidamada DalkaKenyaee howlgalada ...

14 qof oo ku dhaawacantay qarax xalay lagu tuuray goob lagu caweeyo oo ku taala Nairobi

14 qof ayaa ku dhawacantay Bam gacmeed habeenkii xalay ahaa lagu tuuray Kalaab habeenkii lagu caweeyo oo ku yaala MagaaladaNairobiee DalkaKenyawaxaana ...

Diyaaradaha Dagaalka oo duqeymo ka fuliyay Magaalada Kismanyo

Diyaarado nooca dagaalka ah ayaa shalay gabal dhicii duqeymo ka fuliyay Magaalada Kismaanyo oo ay ka taliyaan Xarakada Shababul Mujaahidiin waxaana ...

Al shabaab oo duqeymihii Kismaanyo ka dhacay ku eedeeyay Kenya

Xarakada Shababul Mujaahidiin ayaa ka hadashay duqeymihii shalay galab ay Diyaaradaha dagaalku ka fuliyeen Magaalada Kismaanyo kuwaas oo ay wax ku ...

Kenyaoo qiratay duqeyntii shalay gala ee Kismaanyo loo geystay

Ra’iisal Wasaaraha Dalka Kenya Rayla Odenga ayaa qiray in Ciidamadoda cirku ay ahaayeen kuwii shalay casarkii duqeymaha ka fuliyay Magaalada Kismaanyo ...

2 nin oo Soomaali ah oo lagu qabtay Maraykanka oo lagu eedeeyey in ay lacago u diraan Al shabab

Wasaaradda Cadaalada ee Maraykanka ayaa dambiyo ku soo oogtay 2 nin oo Soomaali ah kuna nool Maraykanka laguna eedeeyay in ay ...

Maraykanka oo taageeray howgalada ay Kenya ka wado gudaha Soomaaliya

Dowlada Maraykanka ayaa taageertay howlgalada ay ciidamadaKenyaka wadaan gudaha Dalka Soomaaliya wuxuuna Maraykanku sheegtay in uu ka taageerayo dhinacyada Saadka iyo ...

Midowga Afrika oo xaalada Soomaaliya ku tilmamay in ay tahay tan Caalamka ugu khatarsan

Madaxda ka qeyb galaysa shir madaxeedka Midowga Afrika ee Magaalada Addis Ababa ayaa ka dhawaajiyay in xaaladda Soomaaliya ay tahay cabsida ...

Safaaradda Maraykanka ee Kenya oo digniino u jeedisay dadka Maraykanka ah ee ku sugan Dalka Kenya

Safaarada Maraykanka ee ku taala MagaaladaNairobiee DalkaKenyaayaa soo saartay digniin ay u jeedinayso Muwaadintiinta Maraykanka ah ayna uga digeyso in ka ...

Hey’adda Gargaarka Qatar oo dufacadii 4aad ee Kaalmooyinka ay Soomaaaliya ugu tala gashay u diraysa Soomaaliya

Dowlada Qatar ayaa Dalka Soomaaliya gaadhsiisay ducadii 4aad oo ka mid ah gar gaarka ay ugu tala gashay in ay siiso ...

Al shabaab oo hanjabaado u jeedisay Dowlada Kenya

Xarakadda Al shabaab ayaa ku goodisay in ay weerar toos ah ku qaadi doonto DowladdaKenyahadii ay ciidamadeeda kala bixi weydo Dalka ...

Af hayeenka Al shabaab oo sheegay in ay 50 askari ugu dileen AMISOM dagaaladii maalmihii tagay ka dhacay Muqdisho

Xakarada Al shabab ayaa sheegatay in dagaaladii ugu dambeeyay ee ay la gashay maalmihii  Ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM ay ...