You need flash player
Home
Muxaadaro
Qur’aan
Nala Soo Xiriir
Wararka
Maqaallo
Xadgudubyada
Warbixinnada
Kulanka ducaadda
Wareysiyada
Baaqyada
Suugaan
2
Wariye ka tirsanaa Idaacadda Daljir oo maanta lagu aasay M. Gaalkacyo
Kolonyo ka mid ah Gawaadhida AMISOM oo lagu qarxiyay xaafadda Gupta M.Muqdisho
SiroonkaKenyaoo 2nin oo looga shikisan yahay Al shabaab ku qabtay Magaalada Lammu
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo wax laga xumaado ku tilmaamay hadalada DKMG ah ee ku aadan Dastuurka Cusub
Sheekh Yusuuf Aadam oo ugu baaqay Shabab in ay mujtamacooda dib ugu soo laabtaan
Mas’uul ka tirsanaa Sharikada Hormuud Telecom oo xalay lagu dilay M. Baydhabo
Al shabaab oo digniin u jeedisay Ciidamada Sera Leone ee lagu wado in ay Soomaaliya ka howl galaan
gaashaanbuurta la dagaalanka Budhcad badeeda oo shegay in ay hoos u dhaceen falalkii budhcad badeeda
Siminaarkii ay Xarunta Beder ee Diraasaadka Musaqabalka & Talo Bixinta ku qabatay Hotelka Jubba ee M. Boosaaso oo maanta la soo gaba gabeeyay
Xarunta Beder ee Diraasaadka Mustaqbalka & tala bixinta oo Siminaar labo maalmood socon doona ku qabtay Hotelka Juba ee M.Boosaaso
August 2011 Archive
Wufuud ka socta wadamada Aljeeriya iyo Iiraan oo Muqdisho soo gaarey [SAWIRRO]
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaarey wufuud ka socota wadamada Aljeeriya iyo Iiraan kuwaasi oo ka mid ah wufuuda ka imaneysa wadamada islaamka ee u soo gurmaday ...
More From August 2011
Gudoomiyaha gobolka Bari oo ka hadlay dil xalay ka dhacay Magaalada Boosaaso
Gudoomiyaha gobolka Bari C/samed Maxamed Galan oo maanta warbaahinta ayaa ka hadlay xaalada amniga ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ...
Xusni Mubarak oo maxkamada la keenay isagoo sariir saaran [SAWIRRO]
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa maanta mar kale dib loo soo taagay Maxkamad ku taalla wadanka Masar ...
Wafdi dhakhaatiir ah oo ka socda Sacuudiga oo maanta soo gaarey Muqdisho [SAWIRRO]
Wafdi Dhaqaatiir ah oo ka socotay hey’adda aan xuduudda laheyn ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta ka soo degay garoonka ...
Deeq ka timid dawlada Turkiga oo soo gaartay Muqdisho [SAWIRRO]
Deeq isugu jirta caano, timir, cuntooyin, daawo iyo qalab sda teendhooyin kana timid ururka bisha cas ee wadanka Turkiga ayaa maanta ...
Madaxweynaha DKMG ah oo xaalad deg deg ah ku soo rogay Muqdisho
Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya ayaa sheegay inuu xaalad deg deg ah ku soo rogay magaalada Muqdisho gaar ahaan goobihii Al-Shabaab ay ...
Afar carruur ah oo ku geeriyootay xero ay ku jiraan Barakacayaal oo ku taalla Muqdisho
Illaa 4 carruur ah ayaa ku geeriyootay xero ay ku jiraan dad barakacayaal ah oo ku taalla duleedka degmada Dharkeenley ee ...
Maamulka degmada Boosaaso oo bilaabay afurinta danyarta sooman
[caption id="attachment_42789" align="alignleft" width="300" caption="Afursiin ka socota Boosaaso (sawirka RBC Radio)"][/caption] Maamulka degmada Boosaaso ayaa bilaabay qorshe dadka danyarta ah ee sooman ...
Gaari ay wateen ciidamada AMISOM oo maanta jiirey gaari dadweyne dadna ku dhaawacay
Gaari nooca gaashaaman ah oo ay wateen ciidamada AMOSIM ee ku sugan Muqdisho ayaa maanta si bareer ah ugu dhacay gaari kale ...
Tartan Quraan Akhris ah oo maanta lagu soo gabagabeeyey Hargeysa
Tartan Xifdinta Quraanka Kariimka oo ay ka qeybgaleen 61 arday oo ka kala yimid deegaanada kala duwan ee Soomaaliland mudo 10 ...
Xukuumadda KMG Soomaaliya oo sheegtay in shirkii wadatashiga uu dhacayo Sebteembar
Afhayeenka xukuumada KMG Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in shirkii wada tashiga ee lagu waday in lagu qabto gudaha ...
Sheekh Cali Dheere “Muqdisho kama bixin meel kastana waan ka joognaa”
Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh Cali Dheere) ayaa sheegay inaysan ka bixin magaalada Muqdisho isla markaana ay been ...
Guddi amni oo loo saaray qiimeynta xaalada magaalada Muqdisho
Xukuumadda KMG ah Soomaaliya ayaa guddi ka mid ah golaha wasiirada u xil saartay inay ka soo tala bixiyaan Xaaladaha Ammaanka ...
Puntland oo soo bandhigtay saraakiil iyo ciidamo Maxaabiis ah oo ka tirsan Soomaaliland
Maamulka Puntland ayaa maanta Magaalada Garowe ku soo bandhigay 19 maxbuus oo isugu jiray Saraakiil iyo Ciidan ka tirsanaa Maamulka Soomaaliland, ...
London oo habeenkii saddexaad ay ka socoto bililiqo & dabqabadsiin
Magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka bilowday muddo haatan laga joogo saddex casho rabshado ka bilowday mudaaharaad, kadibna ...
Booliska Kiinya oo Mombaasa ku xiray 5 ruux oo Soomaali ah
Wararka ka imaanaya magaalada Mombaasa ayaa sheegaya in ciidamada booliska Kiinya ay ku xireen magaaladaasi illaa 5 ruux oo Soomaali ah ...
DKMG oo maanta ciidamo boolis ah geysay Suuqa Bakaaraha
Dowladda KMG ah ayaa maanta Ciidamo Boolis ah geysay Suuqa weyn ee Bakaaraha halkaasoo dhowaan ay dawlada kala wareegeen Al Shabaab.
Tarsan “Waa nasiib darro haddii askarigii dawlada uu shacabka dhibaateeyo”
Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir ee Dowlada KMG Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa si aad ah u dhaliilay ciidamada DKMG isagoo sheegay inay ...
Dadaal lagu qaboojinayo xiisado u dhexeeya beeralay oo ka socda deegaan hoos yimaada Mahadaay
Inta la og yahay 2 ruux oo beeraley ah ayaa ku geeriyootay iska hor imaad u dhexeeya qoysas beeralay ah oo ...
Duqeymo saacado socday oo xalay loo geystay degmooyin ka mid ah Muqdisho
Duqeymo culus oo socday illaa xalay saqbarkii ayaa ciidamada Amisom ku garaaceen degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho iyadooo dhanka kale ...
« Back
More »
waxa u bahantahe flashplayer
Fataawi
Culimo Waaweyn Ooy Ka Midyihiin Sh.U
Dr .Cumaan Imaan oo xaley marti u ah
Mas’aladii 6,7 iyo 8-aad oo ka
Fatwo loogu magac daray “Mas
Fatwo loogu Magac daray “Mas’alada 4
Fatwo Cusub oo ka soo Baxday Sheekh
Fatwo ka soo Baxday Sheekh Dr. Cumar
Muxaadaro
Nadwo xalay ka baxday qolka Somali I
Muxaadaro la magac baxday “Six
Muxaadarooyin laga jeediyey masjidka
Nadwada Masjidka Cumar Bin-Elkhataab
Nadwada Masjidka Al-Rowda 2009
Mu’Tamarka Islaamiga 7aad ee Wadanka
Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka Soco
Mowlaca Sheekh Muriiddi (kulanka 1aa
Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka soco
Dowro Diini ah oo M/Muqdisho ka soco
Bogagga Islaamiga
jamciyadda alxikmah
Masjidka Al-hudaa Finland
www.aflax.net
www.Almoslim.net
www.aqsaonline.net
www.daarulcilmi.com
www.Islam2All.com
www.islammemo.cc
www.islamqa.com
www.Islamselect.com
www.islamtoday.net
www.Islamway.com
www.Islamweb.net
www.saaid.net
www.sultan.org/a
Bogagga Somaaliga
jamciyadda alxikmah
Tadamun.org
www.dhanaan.com
www.halgan.net
www.IqraSomali.com
www.kafaalo.com
www.somaliatoday.net
www.somalireal.com