Bahda Somalimirror ee shaqaale iyo maamulba waxaan annagoo ka tiiraanyeysan u tacsiyeynayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska reer Keenadiid, annagoo uga tacsiyeyneyna geeridii maanta ku timid aqoonyahan Siciid Cismaan Yuusuf Keenadiid oo ku geeryooday magaalada Nayroobi, ahaana aqoonyahan ka mid ah dadkii taliinta sare yeeshay waqti hore, kadibna qoray buugaag fara badan oo keyd u ah ummadda Soomaaliyeed oo isugu jira maaddooyiin kala geddisan.
Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu Siciid u naxariisto, una dambi dhaafo jannadii firdowsa aheydna ka waraabiyo, aamiin.

Related posts:
aqoonyahanka Ilaah samir iyo imaan hanagasiiyo anaga oo dhan ayuu inageeriyooday Ilaah janatul firdowsa hakawaraabiyo amiin amiin amiin
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
Allaha u naxariisto, samir iyo iimaanba allah ka siiyo eheladii uu ka geeriyooday.