July 2011 Archive

DKMG oo maanta 600 askari tababar ugu soo gabagabeysay degmada Dhoobley

Saraakiil ka tirsan DKMG ah ayaa maanta degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose tababar ugu soo gabagabeeyey illaa 600 askari oo mudo lix bilood ah tababar ku ...

More From July 2011

Kulan gogoldhig loogu samaynayey jaamacad la furayo oo ka dhacay Galdogob

Kulan ballaaran oo gogoldhig loogu samaynayey furitaanka faraca Galdogob ee Jaamacadda Bariga Afrika ayaa galabta oo ah 26 july 2011 lagu ...

UN oo ka hinaastay deeqdii ka timid dawlada Kuwait ee Muqdisho la soo gaarsiiyey

Saraakiisha UN-ka oo dhowaanahan booqashooyin ku kala bixinayey qeybo ka mid ah koonfurta Soomaaliya oo ad fara badan ay ku soo ...

Dawlada Mareykanka oo weli xal u la’ deymaha far badan ee lagu leeyahay

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ku eedeeyey xubnha xisbiga Jamhuuriga ee ku jira Congress-ka inay dooneyn xal laga mushkilada ka taagan ...

Ganacsatada degmada Jowhar oo maanta iyo shalay deeq qeybin ka sameeyey galbeedka Jowhar

Ganacsatada degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta iyo shalay waxay deegaano ka mid ah galbeedka Jowhar ka wadaan hawlo ...

Sh. C/Wali Sh. Maxamed X. Yuusuf oo socdaal dacwadeed ku maraya yurub

Waxaa socdaal ku marayay dhulalka Europe-ta dhawaanahan sheekh Abdiweli Sh. Mahamed Xaaji Yuusuf  isaga oo ku sugnaa baryihii lasoo dhaafay dalka ...

Baaqa gunaanadka nadwada Gaalkacyo bisha Luulyo 2011

Cillad xagga internetka G/kacyo ah aawadeed,waxaa dhowaan soo gaaray shabakadda warbaahinta ee Somalimirror bayaan laga soo saaray nadwadii ka socotay masjidka ...

Raysal wasaaraha DKMG oo maanta booqday dhaawacyada ciidanka Amisom iyo DKMG

Raysal Wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya C/wali Maxamed Cali ayaa maanta booqashadii ugu horeysay ugu tegey dhaawacyada ciidanka Amisom iyo kuwa DKMG ...

Dad mudaaharaad dhigayey iyo ciidamada booliska Masar oo isku dhacay markale

Magaalada Qahira ee wadanka Masar waxaa markale dib uga soo cusboonaaday isku dhacyo u dhexeeya dadweyne ka horjeeda qaar ka mid ...

Doon ganacsi oo ku degtay meel u dhow Boosaaso iyadoo maamulka Puntland uu ka hadlay

Doon ganacsi oo ku soo jeeday dekeda magaalada Boosaaso ayaa xaley fiidkii waxay ku degtay meel u dhow magaalada Bosaaso ka ...

Xaflad ay ku qalinjabiyeen 124 arday oo ka baxday Jaamacadda Soomaaliya oo lagu Qabtay Muqdisho [SAWIRRO]

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay 124-arday oo ka qalin jebisay Kulyadaha kala duwan ee Jaamacada ...

Barre Hiiraale oo xabsiga laga siidaayey

Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo ka mid ah xildhibaanada golaha Baarlamaanka DKMG Soomaaliya ayaa dib u helay xoriyadiisa kadib markii muddo ...

Barlamaanka DKMG ah oo ansixiyey golaha wasiirada

Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanada barlamaanka DKMG ah ayay ku ansixiyeen golaha wasiirada cusub ee uu soo magacaabay raysul ...

Xaflad qalinjabin iyo abaalmarin ah oo loo qabtqay ardayada Machadka Al-Faaruuq ee Gaalkacyo

Waxaa galabnimadii Jimcaha 15-07-2011 lagu qabtay hoolka shirarka  Amal Palaza ee maagaalada Gaalkacyo xaflad qalinjabin ah oo loo qabta araday sannadkaan ...

Qaraxyo waaweyn oo gilgilay caasimada Norway ee Oslo

Qaraxyo waa weyn ayaa galabta ruxay caasimada dalka Norway ee Oslo, iyadoo qaraxa ay saameeyeen Xarunta Dowladda iyo Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ...

Deeq ka timid dawlada Kuwait oo la soo gaarsiiyey magaalada Muqdisho

Shixnad gargaar ah oo ka timid dawlada iyo shacabka Kuwait ayaa soo gaarey garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyadoo deeqdaasi ay ...

In ka badan 20 ruux oo kuleyl ugu geeriyotay bariga wadanka Mareykanka

Saraakiisha dhanka hawada ee wadanka Mareykanka ayaa xaqiijiyey in 22 ruux ay ku geeriyoodeen bariga wadanka Mareykanka ka dib markii ay ...

Sheekh Cali Dheere “Hay’adihii hore loo mamnuucay kuma jiraan kuwa la fasaxay”

Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamud Raage [Sheekh Cali Dheere] oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa gaashaanka ku dhuftay ...

Wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dawlayaasha xukuumada DKMG Soomaaliya oo la magacaabay

Waxaa saaka oo Jimca ah raysul wasaaraha Dawlada KMG ah ee Soomaaliya uu ku dhawaaqay wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dawlayaasha ...

Wasiiradii qoyska DKMG oo shalay lagu xirey Balcad oo la siidaayey

Haweeney lagu magacaabo Caasho Cismaan Caqiil oo Ra'iisul Wasaaraha DKMG ah C/wali Gaas u magacaabay xilka wasaarada Haweenka ayaa sheegtay in ...

« Back    More »