July 2011 Archive

Deegaanada Puntland oo caawa laga bilaabay tukashada salaada Taraawiixda

Waxaa guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee Boosaaso, Garoowe, Qardho, Buuhoodle iyo Laascanood caawa si toos ah looga bilaabay tukashada salaada Taraawiixda iyadoo idaacadaha ay tebinayaan in ...

More From July 2011

Culimo iyo wasaaradda diinta iyo awqaafta DFKMG oo sheegtay in Isniinta ay soon tahay

Wasaaradda diinta iyo awqaafta DKMG Soomaaliya iyo culimaa’udiinka Muqdisho ayaa caaw ku dhawaaqday in maalinta berito oo Isniin ah ay tahay ...

Qeybaha Bulshada gobolka Bari oo baaq nabadeed u jeediyey beelaha walaalaha ah ee Bari

Culumada,Isimada,Nabadoonada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kunool gobolka Bari ayaa baaq nabadeed u diray dhinacyada ay xiisada ka dhex taagan ...

Abuu Muscab “Sarkaal Amerikan ah ayaa lagu diley dagaalada Muqdisho waana heynaa cadeyntiisa”

Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaaladii maalmahan ka dhacayay Magaalada Muqdisho ay ku dileen Sarkaal ...

Sheekh Cali Dheere oo u digay shucuubta Burundhi iyo Yugaandha

Afhayeenka ururka Al Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa uga digey shucuubta wadamada Yugaandha iyo Burundhi inay askartooda ka qaataan Muqdisho haddii kale ...

Dhegobadan “Bisha Ramadaan ayaan ku qabsaneynaa Muqdisho oo dhan”

Abaanduulaha Ciidamada DKMG ah C/kariin Yuusuf Dhego-badan ayaa maanta sheegay in magaalada Muqdisho dawladu ku qabsan doonto inta lagu jiro bisha barakeysan ...

Taangi ay leeyihiin Amisom oo ku gubtay degmada Wardhiigley [SAWIRRO]

Saraakiil ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta saxaafadda u soo bandhigay taangi ay lahaayeen ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ...

Madaxweyne Faroole oo magacaabay gudoomiyaha gobolka Bari

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole aya wareegto uu soo saarey wuxuu ku magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka Bari ka dib markii ...

Dagaalo goos goos ah oo saaka ka socda Muqdisho iyo duqeymo xalay magaalada loo geystay

Waxaa saaka markale dagaalo goos goos ah ay ka socdaan deegaanadii shaley lagu dagaalamay ee magaalada Muqdisho iyadoo xalayna ay jireen ...

Taliyihii ciidamada mucaaradka Liibya oo ay rag hubeysan toogteen

Taliyihii ciidamada mucaaradka ee wadanka Liibya Gen C/Fataax Yuunes ayaa la soo sheegayaa in kooxo hubeysan ay toogteen sida ay sheegeen ...

Dabley dad gaari saaran ku laysay duleedka tuulada Kob-dhexaad

Gaari siday dad rakaab oo ka yimid degmada Boosaaso ee xarunta gobolka bari, kuna sii jeeday degmada Qandala ee isla gobolka ...

Warbixin: Sh. M’ed Shakuul oo si farxad leh loogu soo dhoweeyay Wardheer & machad diini ah oo laga furay halkaa

Sheekh Maxamed Ibraahim shakuul iyo wafti ballaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Wardheer iyadoo looga horyimid ...

Hannaanka dhaqaalaha Islaamka (qeybta 1aad) Sh. C/Qani Xuseen M’ed

Cudur Daarasho Maqaalkan waxaan qayb ahaan diyaariyey, inaan faafin doonana ballan qaaday dhammaadkii sanadkii 2008dii oo ahayd wakhti ay cusbayd dhibaato dhaqaale ...

Dad barakac cusub ah oo maanta soo gaarey Magaalada Muqdisho

Ku dhowaad 300 qoys oo ah dad ka soo barakacay gobolada koofurta dalka oo ay abaaro kulul sanadkaan ka jiraan ayaa ...

Dagaal culus oo saaka ka socda magaalada Muqdisho

Dagaal culus oo saaka waaberigii ka qarxay qeybo ka mid ah xaafadaha ku yaalla bartamaha magaalada Muqdisho ayaa illaa duhurnimadan ka ...

Qiimaha qabiilka iyo qurmuunka qabyaaladda. W/Q:- Axmed C/samad

            Bulshada Soomaaliyeed waxaa aad u naafeeyay cudurka qabyaaladda, wuxuuna waxyeeleeyey diinteeda, nolosheeda, dhaqaaleheeda, miskaxdeeda, sharafteeda, wadajirkeeda iyo xataa jiritaankeeda ummad ...

Dawlada Sacuudiga oo $60 milyan ugu deeqday abaaraha Soomaaliya

War murtiyeed maanta ka soo baxay dawlada Sacuudiga ayaa lagu sheegay in dawlada boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu caadeeyey in sawlada Sacuudiga ...

Wafdi ganacsato iyo dhakhaatiir Masaari iyo Sucuudiyaan ah oo maanta ka soo degey garoonka diyaaradaha Boosaaso [SAWIRRO]

Wafdi ganacsato iyo dhaqaatiir ka socota wadamada Masar iyo Sacuudiga ayaa maanta soo gaartay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyagoo ...

Qaraxyo maanta ka dhacay xuduuda Kiinya iyo Soomaaliya

Wararka ka imaanaya xuduuda Soomaalida la wadaagto Kiinya ayaa sheegaya in meel u dhexeysa degmooyinka Mandheera iyo Buulo xaawo maanta laga ...

Dad khasaare hantiyeed geystay oo maanta qabsaday goobo ganacsi oo ku yaalla Ceelasha Biyaha

Dab xoogan oo duhurnimadii maanta qabsaday dhisme ganacsi oo ku yaalla deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa soo gaarey ...

 More »