June 2011 Archive

Caruur Nafaq darri ugu geeriyootay xerooyinka barakacayaasha ee degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir

Ugu yaraan 2 carruur ah ayaa saacadihii la soo dhaafay nafaqo dari iyo xanuuno ka dhashay ugu geeriyootay xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah ...

More From June 2011

Golaha amaanka QM oo taageeray heshiiskii Kampala

Kulan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ay xalay ku yeesheen magaalada New York ayay kaga hadleen xaalada soomaaliya, iyagoo talooyin iyo ...

Madaxweynaha Puntland oo soo dhoweeyey magacaabista RW cusub DKMG

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo C/weli Maxamed Cali oo loo magacaabay xilka raysal wasaaraha DKMG Soomaaliya ...

Ururka Xisbullah oo sheegay in 2 ka mid ah askartooda ay basaas u ahaayeen CIA-da Mareykanka

Hogaanka sare ee ururka Xisbullah ee wadanka Lubnaan ayaa cadeeyey in labo xubnood oo ka tirsanaa ururkaasi lagu heley inay u ...

RW cusub ee DKMG oo Sheegay inuu la imaanayo Qorshe isbedel leh

Raysal wasaaraha cusub ee DKMG ah C/wali Maxamed Cali ayaa sheegay inuu shaqadisa ugu horeysa ka billaabayo dejinta qorshe hawleed ku ...

Diyaarado dagaal oo duqeyn ka geystey deegaan u dhow Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in Diyaarado joog hoose ku socday ay duqeeyeen deegaan lagu magacaabo Qandalla oo dhanka galbeed ...

Qoxooto Ethiopian ah oo laga soo daad gureynayo wadanka Yemen

Saraakiil ku sugan wadanka Yemen ayaa sheegay in ku dhowaad 2,000 ruux oo ah qoxooti Ethiopian oo ku noolaa wadanka Yemen ...

Madaxweynaha Liibya Col. Qadafi oo ku eedeeyey Nato xasuuq ka dhan ah shacabka Liibya

Madaxweynaha Liibya Col. Mucamar al Qadafi ayaa ku eedeeyey wadamada Gaashaanbuurta Nato inay galeen xasuuq dadweynaha Liibya ka dhan ah labo ...

Madaxwaynaha DKMG oo maanta magacaabay raysal wasaare Cusub

Madaxwaynaha DKMG Somaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta u magacaabay raysal wasaaraha cusub ee DKMG C/wali Maxamed Cali ooh ore u ...

Sare ukac xoogan oo ku yimid Qiimaha kalluunka ee Suuqyada Magaalada Muqdisho

Qiime korar baaxad leh ayaa laga dareemaya qiimaha kalluunka lugo iibiya kawaanada degmooyinka magaalada Muqdisho iyadoo uu sii yaraanayo kalluumnka magaalada imaanaya ...

Hay’ada Canshuuraha Kenya oo canshuur dheeraad ah ku soo rogtay mudanayaasha barlamaanka Kenya

Xafiiska canshuuraha ee dawlada Kenya ayaa soo jeediyey in sare loo qaado lacagaha canshuurta ah ee laga gooyo mushaharada mudanayaasha barlamaanka ...

Sheekh Xuseen Fiidow “DKMG waxaa laga hagaa Yugaandha”

Sheekh Xuseen Cali Fiidoow oo ah Madaxa Siyaasada xarakada Al Shabaab ayaa shalay shiir jaraa'id oo ku qabtay magaalada Muqdisho wuxuu ...

Magacaabista raysal wasaaraha cusub ee DKMG oo markale dib u dhacday

Warar ka soo baxaya xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta markale ay dib u dhacday magacaabistii la filayey ...

Xaalada degmada Luuq oo maanta degan

Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaalada magaalada maanta ay tahay mid xasiloon ka dib ...

Wadatashiyo ku saabsan Magacaabista raysal wasaaraha cusub oo ka socda Xarunta Villa Soomaaliya

Masuuliyiinta DKMG ah ayaa ku guda jira wada tashiyo ku aadan soo magacaabista raysal wasaaraha cusub ee DKMG  ka dib markii ...

Wafdi ka socda mucaaradka Liibya oo boosho ku tegey wadanka Shiinaha

Saraakiil sare oo ka tirsan mucaaradka wadanka Liibya ee dagaalka kula jira dawlada madaxweyne Qadafi ayaa la sheegayaa inay booqasho markii ...

Dagaal maanta ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo

Dagaal u dhexeeya ciidamada DKMG iyo kuwa Xarakada Shabaab ayaa maanta dib uga soo cusboonaaday degmada Luuq ee gobolka Gedo waxaana ...

Mucaaradka Liibya oo sheegay in dhaqaale la’aan ay soo wajahday

Saraakiil sare oo ka tirsan mucaaradka wadanka Liibya ayaa shaaca ka qaaday in dhaqaale la'aan aad u weyn ay soo wajahday ...

Nato oo qiratay inay dad rayid ah ku leysay caasimada Liibya

Saraakiisha gaashaanka buurta Naato ee duulaanka ku haysa wadanka Jamaahiiriyada Liibya ayaa markii ugu horeysay qirtay inay dad rayid ah si ...

Madaxwaynaha Suuriya oo lagu wado inuu maanta dadweynaha mudaaharaadaya kala hadlo warbaahinta

Wakaalada wararka ee wadanka Suuriya ayaa shaacisay in maanta oo Isniin ah lagu wado inuu dadweynaha hadal u jeediyey madaxweynaha dalkaasi ...

« Back    More »