Qarax ka dhacay xafiiska QM ku leedahay Gaza

Published on June 26, 2011 by   ·   No Comments   ·   print

Qarax weyn ayaa manta laga maqlay goob xafiisyo u ah Qaramada midoobay iyadoo burbur uu soo gaaray dhismaha xafiisyada u ah dhowr  hay’adood oo ka tirsan Qaramada Midoobay. Lama oga cida ka dambeysa qaraxan.

Ilaa hadda lama soo sheegin wax khasaare ah oo dad soo gaaray balse wariyaal tegey goobtaasi uu qaraxu ka dhacay ayaa soo sheegay inay arkeen burbur baaxad leh iyo dilaac gidaarada ah xaruntaasi ah.

Sidoo kale waxaa goobta qaraxu ka dhacay ku dhow xafiisyada qaar ka mid ah masuuliyiinta ururka Xamaas ee magaalada Gaza fadhigiisu yahay.

Lama oga cida ka dambeysa qaraxan mana jirto cid illaa haatan sheegatay masuuliyada qaraxan.  Waxaana wararka ay sheegayaan in miino loo adeegsaday qaraxan. 

Ciidanka Israiil ayaa iyaguna dhinacooda sheegay inaysan wax hawlgal ah ka wadin goobta maanta.



WordPress Plugin Share Bookmark Email



Related posts:

  1. Qarax xalay ka dhacay Magaalada Laascaanood
  2. Qarax Bambaano oo Garoowe ka Dhacay
  3. Qarax Dhaawac Geystey oo Xaley Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
  4. Qarax miino oo barqanimadii maanta ka dhacay Degmada Waabari ee M.Muqdisho
  5. Qarax dad ku dhinteen oo xalayto ka dhacay magaalada Nayroobi

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Qarax xalay ka dhacay Magaalada Laascaanood
  2. Qarax Bambaano oo Garoowe ka Dhacay
  3. Qarax Dhaawac Geystey oo Xaley Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
  4. Qarax miino oo barqanimadii maanta ka dhacay Degmada Waabari ee M.Muqdisho
  5. Qarax dad ku dhinteen oo xalayto ka dhacay magaalada Nayroobi

Latest Headlines