Culima udiinkii kusugnaa Magaalada Jigjiga ayaa saakay Boqday Goobo Dhawr ah oo ku yaala Magaalada Jigjiga, Culimadan ayaa Booqashadooda kabilaabay, Kolejwayn oo arday Agoon ah ay ku Xaraysnayd, Kolejkan ayaa ku yaala Duleedka Magaalada Jigjiga iyga oo lahadlay Ardaydii halkaasi wax kabaranaysay kuna Dhiiri Galiyay Tacliinta ayaga oo u Sheegay Ardaydaasi waxa uu Qofka ku Hormari karo in ay tahay Tacliinta.
Intaa kaidib ayuu Wafdigu u jahaystay Ceel wayn oo Riig ah oo ay Hay,adda Hormarinta Deegaanka Soomaalida ee (SAAD) ay halkaasi ka Qoday Ceelkan ayaa aha Mid Baahi wayn ay u Qabeen Bulshada halkaasi ku Dhaqan Waxaana Halkaasi Saxaafadda kulahadlay Mukhtaar Cali Axmed Maareeyaha Ha,addan ee Jigjiga isaga oo Tilmaamay in ay Ceelkani ka Faa,iidaysan Doonaan kudhawaad 4000 ilaa 5000 oo Qof, Wuxuuna intaa kudaray in ay Deegaanka kafulin Doonaan Mashaariic kale.
Ugu Dambayntii ayay Wafdigani Soomareen Dhul aad u balaadhan oo laga samaynayo Machad Diinta Islaamka lagu barto oo leh Qaybo Badan sida Koleej Dadka lagu Xareeyo, Qayb Darasada lagu Qaato iyo Qayba kale.
Xassan Maxamed Ibraahim (Abuu-xassan), oo Goobtani kahadlay ayaa Tilmaamay in Dhulkani uu ka Koobanyahay 200 oo Dheerir ah & 100 Balac ah Islamarkaana ay kadhisi Doonaan Goobo Lagu taba Baro Ducaadda Sheekha ayaa ugu Baaqay Dadka Dibadaha Jira & Cidkasta oo Khayrka Jecelba in ay ka qaybqaataan Dhisad Goobtan.
Waxaa Isna halkaasi kahadlay Sh.Daahir Aw-cabdi Yuusug oo sheegay in uu aad ugu Faraxsanyahay in maanta uu XDhextaaganyahay Dhulka intan la eg in ay Masaajid kadhigaan kuna yaala Magaalada Badhatamaheeda.
Sidoo kale waxaa Goobtaasi iyagana Kalimaad kajeediyay Sh.Axmeed C/samad C.le, Sh Maxamed Ibraahim Shakuul, Sh.Max,uud Xassan ( Abuu-dalxa) Sh.Yuusuf Aadam Maxamed Waxyna Culimada oo Dhamaantooda Dhextaagan Dhulkan ay Tilmaameen in laga wada qayb qaato Dhistaanka Dhulka si ayay yidhaahdeen Shacabka loogu Faa’iideeyo.
Si walbooy ahaataba Culimadan ayaa maalinta bari ah kusii sugnaan Doono Magaalada Jigjiga iyaga oo wixii markaa kadambeeyana u kala anbabixi Doono Gobalada kale ee Deegaanka si ay usii wadaan Barnaaminkan dacwada ee ka Hanqaaday Deegaank





\

No related posts.
No related posts.
maashaa ALLAAH , wajiyo barakaysan .
Manshalaah Ilaahay haini barakeeyo khayrkaa wadaan waa lagu diirsaday
Intan ka badan ayaa laga sugyey ee goormay ka gudbi doonaan.halka ay imminka taagan yihiin?
Yaa rabbi na astur
maasha allah illahaw diinta islaamka koryeel
Allaahumma zidnaa
asalaamu alaykum
Waxaa mahad mudan Allaha awooda badan waxaa wax illahay loogu mahadiyo ah wujuuhda khayar ka badan ee soo boooqday Magaalada JIgjiga waxaan rajay nayanaa inay amthaalkiinana soo booqdaann wadanka waliba aad khayar badana uk soo kor dhindoontaan inshaa allahu
alaha idinka Abaal maraiyo dhamaantiin ba
wcs