June 2011 Archive

Dawlada Imaaradka oo codsatay in Xayiraada hubka laga qaado Soomaaliya

Dawlada Imaaradka Carabta ayaa la sheegay in ay wadanka Hindiya ay ka dalbatay inay ku taageerto sidii cunaqabataynta hubka ee la saaray Soomaaliya looga qaadi lahaa. ...

More From June 2011

Raysal wasaaraha DKMG oo gudoomay deeq ka timid Dowlada Iiraan

Raysal wasaaraha cusub ee DKMG ah Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaaz ayaa dekeda magaalada Muqdisho ku gudoomay deeq isugu jirtay raashiin ...

Shir madaxeedkii Qaaradda Afrika oo maanta ka furmaya casimada Ginni

Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Malabo ee xarunta wadanka Ginni uu ka furmo shir madaxeedka 17aad ee ...

Rabshado u dhexeeya dad mudaaharaadaya iyo booliska Masar oo ka soo cusboonaaday Caasimada Qaahira

Rabshado cusub oo u dhexeeya ciidamada booliska wadanka Masar iyo boqollaal dad mudaaharaadayaal ayaa ka dhacay markale magaalada Qaahira ee caasimada ...

Qoysas barakac ah oo aad u Dandareysan oo ku soo qulqulaya magaalada Muqdisho [SAWIRRO]

Qoysas ay ka muuqato macuul, gaajo iyo haraad islamarkaana ay soo dilootay abaaro ku dhuftay gobolada qaar ayaa si aan kala ...

Weerar dad ku dhinteen oo lagu qaaday hotel ku yaalla magaalada Kabul

Wararka ayaa sheegaya in saddexda nin oo aad u hubeysnaa ay ahaayeen rag ka tirsan ururka Daalibaan ee dagaalka kula jira ...

Kulankii macaahidda shareecada oo maanta la soo gabagabeeyay

Waxaa saaka 8:00 subaxnimo dib loo furay kulankii macaahidda shareecada uga socday hoolka shirarka ee hotelka city center ee magaalada hargaysa ...

Barlamaanka DKMG oo maanta ansixiyey raysul wasaaraha cusub

Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaanada barlamaanka DKMG Soomaaliya ayaa waxay ku ansixiyeen raysul wasaaraha cusub ee dhowaan uu soo agacaabay ...

Kulankii macaahidda shareecada oo maalintii 2aad galay

Waxaa saaka 8:00 subaxnimo dib u furmay kualankii aqoon isweydaarsiga ahaa ee macaahidda shareecada,kulanka qaybtiisii hore waxaa warbixno laga dhageystay macaahid ...

Xoghayaha maamulka gobolka Banaadir oo eedey hay’adaha

Xoghayaha maamulka gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hay’adaha sheegta samafalka aysan waxba ...

Jabuuti oo xuseysa 27-Juun iyo Sheekh Shariif oo ka qeybgalaya

Wadanka Jabuuti ayaa maanta loogadabaal degayaa munaasabada 27-ka Juun oo ku began maalinta madax bannaanida wadankaasi iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiinta ...

Madaxweynaha Galmudug oo kala direy golihii wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa kala diray Golahiisa Wasiirada ka dib wareegtay xalay uu ka soo saaray xafiiskiisa ku yaala magaalada Gaalkacyo ...

DKMG oo siideysay lixdii nin ee ajaaniibta ahaa ee ku xirnaa Muqdisho

DKMG Soomaaliya ayaa siidaysay lixdii ajaaniibta ahaa ee dhowaan maxkamada gobolka Banaadiy ay ku riday xukun isugu jira xarig iyo ganaax ...

Dagaalo culus oo ka bilawday koonfur galbeed caasimada liibya ee Tripoli

Dagaal culus oo u dhexeeya xoogaga mucaaradka wadanka Liibya iyo ciidamada daacada u ah madaxweynaha Liibya Col. Mucamar al-Qadaafi ayaa ka ...

Dawlada Pakistan oo dalkeeda ka ceyrisay 20 sarkaal oo ahaa tababarayaal militari oo Ingiriis ah

Saraakiisha militariga wadanka Pakistan ayaa xaqiijiyey in magaalada Islamabad ay ka bexeen illaa 20 sarkaal oo tababarayaal militari ah kuwaasoo tababaro ...

Kulan aqoon iswydaarsi ah oo macaahiddda shareecada uga billowday magaalada hargaysa

Kulan muhiim ah oo ay ka qaybqaadanayaan maamulayaasha iyo howlwadeennada 13 machad oo shareecada lagu barto ayaa saak8:00 subaxnimo ka furmay ...

68 Dhalinyaro Soomaali ah oo laga siidaayey xabsiyo ku yaalla magaalada Jubba ee koofurta Suudaan

Illaa 68 dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jirtey xabsiyo ku yaala magaalada Juba ee koonfurta wadanka Suudaan ayaa laga soo siidaayey xabsiyadii ...

Qarax ka dhacay xafiiska QM ku leedahay Gaza

Qarax weyn ayaa manta laga maqlay goob xafiisyo u ah Qaramada midoobay iyadoo burbur uu soo gaaray dhismaha xafiisyada u ah ...

Dawlada Shiinaha oo xabsiga ka siidaysay Hogaamiye mucaarad ah oo caan ah

Dawlada Shiinaha ayaa xabsiga ka siideysay Hu Jia oo ah hogaamiye mucaarad oo caan ka ah gudaha wadanka Shiinaha ka dib markii ...

Meydadka 2 ruux oo laga heley inta u dhexeysa Boosaaso iyo Carmo

Maydadka laba qof oo la sheegay inay xirnaayeen dharka ciidanka Puntland ayaa lagu arkay saaka inta u dhaxeysa magaalooyinka Boosaaso iyo ...

 More »